Sign in to follow this  
Juje

Amiirka Al-shabaab Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr oo ka hadley Somaliland.

Recommended Posts

Saddiiq   

He picks the right time to speak, means he's an "oppertunist".

 

He calls for his countrymen to stop supporting shaytaan for financial gain and to put their religion before money, then of course he must be a fake sheikh using religion to advance his political agenda.

 

jokesters wallahi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda oo ka hadashay hadal kasoo yeedhay horboodaha Al-shabaab gacankudhiigle Godane

 

Hargeysa(Qarannews)- Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo fariin ah oo habeenimadkii khamiistii todobaadkan uu Hoggaamiyaha ugu sarreeya ururka Al-shabaab ku duray geedi-socodka siyaasada Somaliland, isla markaana Wasiirku waxa uu masuulkaas ka tirsan Alshabaab ku tilmaamaay nin iska hadlay oo gacan-ku-dhiigle ah.

 

Wasiirka Arrimaha dibadu waxa uu sidan ku sheegay mar ay warbaahintu khamiistii todobaad wax ka waydiisay xukuumad ahaan aragtidooda ku aadan hadaladaas fariinta ah ee ka soo yeedhay hogaamiyaasha kooxda Al-shabaab, Waxaana wasiirku sheegay in aanay arrin wax cudub ahayn.

 

Waxaana hadaladii Wasiirka ka mid ahaa oo uu yidhi "Waxa weeye tani wax cusub ma aha, Somaliland cadowgeeda way ogtahay ama Al-shabaab ha noqoto ama cid kale ha noqotee, dhiigii iyo dheecaankii wixii ay geysteena wuu qoyan yahay."

 

Waxaana uu intaa raaciyey oo uu yidhi " Markaa waxa weeyaan nin iska hadlay waxa weeye nin qarankan ugu maqan cadownimo oo xukuman isagoo maqan waa gacan ku dhiigle Argagixiso ah gacanta Somaliland meesha ay ka gaadhi kartaba way ka gaadhaysaa."

 

Waxaa kaloo Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Cabddilhaahi Maxamed Ducaale uu sheegay in JSL heegan u tahay in ay difaacdo nabad-gelyadeeda iyo xasiloonideeda oo aan mar dambe sidii 29-kii October ee sannadkii ina dhaafay aan loo gaadayn.

 

Waxaana Wasiirku uu u soo jeediyey Kooxda Alshaab in ay waantowdo dhibaatada iyo dibindaabyada ay ay kayso Ummda muslimiinta ah, isla markaana ay feejignaato in ay mar dambe JSL wax dhibaato ah u gaysato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Che -Guevara:

quote:Originally posted by Abwaan:

lol...he is nothing other than a looser islaamaha dhabarkooda ku gambado!

Yet he managed to circle your heroes into little corner
icon_razz.gificon_razz.gif
Did I read something similar to this before...?I see you are catching the syndrome as well...Who are my hereos? Illeen wixii la akhriyo oo qof hore u soo qoray waa la iskaga celceliyaa...Soomaal ida dhibkaan baa haysta! If aanan ka baqayn in anigana aan noqdo adigoo kale waxaan ku dhihi lahaa...Ma Shongolle ayaa kaa hadlinaya...but I would not say that because waa liidasho!

 

I don't know how much you know about Somali issues...but how many nin belo isku dhigay ayaa na soo maray oo daadku qaaday...? Ha sugi waayin in isagana maalintiisa la ceyriyo.

 

Che...waa su'aale...Where is Mr Abu-Zubayr horta dad corner ha geliyee? Atleast kuwa aad ka hadlayso oo sida aan qiyaasayo ah dowladda waa la yaqaan meelaha ay joogaan oo waxaa ka mid ah madaxtooyo, iskoolo- bulusiya iyo ayroboorka...but WHERE IS YOUR MAN?...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this