Sign in to follow this  
Sophist

Forces loyal to Riyale lost One man when they had faced men loyal to King Buurmadow

Recommended Posts

Sophist   

May Allah show us the light. This madness need to stop. Innocent young men dying because of some political game. We have moral duty to speak against these killings of our youth while the big men indulge all the pleasure they can have in their respective cities; the innocent young men die in oblivion.

 

-=--------

Askari Somaliland Ah Oo Ku Geeriyootay Dagaal Dhexmaray ciidamada iyo Maleeshiyooyin Taageersan Boqor Buur Madow

 

Maxamed Raambo "Hargeysa"

 

 

Hal askari oo ciidamada Somaliland ah ayaa geeriyootay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen shalay markii deegaanka la yiraahdo Dararweyne oo ku dhow Ceerigaabo ay fooda isku dareen ciidamada Somaliland iyo maleeshiyooyin taageersan Boqor Cismaan Buur Madow.

 

 

wararka halkaas ka imaanaya ayaa sheegay in askarigaas uu ku geeriyooday iska hor imaadkaas laba kale oo ka tirsan ciidanka Somalilanda ay ku dhaawacmeen iyadoo dhinaca kale aan la sheegin kooxihii maleeshiyooyinka ahaa qasaaraha soo gaaray.

 

 

Ciidamda Dararweyna tagay ee la rasaaseeyey ayaa ka yimid Ceeri-Gaabo waxa ayna wateen baabuur Land curser iyadoo saraakiisha dowladana ay sheegeen in baabuurkaas uu siday askar Ceel Afweyn ku socotay oo ciidamada dowladda ka tirsan.

 

 

Ilaa iyo imminka ma jirta war rasmi ah oo ku saabsan arrintaas inkastoo hadana sida uu qoray wargeyska Haatuf ee ka soo baxa Hargeysa uu saaka qoray waxaa la rumeysan yahay in maleeshiyada magaalada Dararweyne ku helay askartaan ay yihiin kuwa taageersan Boqor Cismaan Ow Maxamud "Buur- Madow" oo hadda ku xiran xabsiga Hargeysa.

 

 

Taliyaha ciidanka qaranka Ceerigaabo Maxamed Abokar oo la weydiiyey in meesha wax ka dhaceen ay ciidan u direen iyo in kale waxa uu sheegay in ay amar ka sugayaan taliska guud ee Somaliland.

http://www.hornafrik.com/Newspage/newsid714.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Iska Horimaad Ku Dhexmaray Dararweyne Ciidamada Qaranka Iyo Maleeshiyo U Daacada Boqor Cismaan Buurmadoow

 

 

Waxaa naga soo gaadhaya Gobolka Sanaag degmada Ceel-Afwayne in uu dhex maray iska horimaad ciidanka qaranka iyo Ciidamo maleeshiyo ah oo u daacada Boqor Cismaan Buurmadow, Ciidamadaas maleeshiyooyinka ah oo laga warqabay in ay in muddo ah isku urursanayeen meesha loo yaqaan Dararawayne ee waqooyiga ka xigta magaalda Ceel-Afawayne.

 

 

Waxaa iska horimaadkani ka dhacay Meesha la yiraahdo Dararawayne ka dib markii ciidamada qaranka oo halkaa soo gaadhay una soo gaadhay hawlo qaran ay weerareen ciidanka maleeshiyada ahi, taas oo keentay in ay dhaawacmaan waa sida wararku nagu soo gaadhayaane labo askari wararka qaarna waxay sheegayaan sadex askarta qaranka ah, hal askarina ku qudhwaayey ama dhintay, mar aanu wax ka waydiinay odayaal ka soo jeeda degaankaas waxay noo sheegeen in la soo weeraray dawladuna wado xasilooni darada waxayse muujinayeen dareen murugo leh in dawladu samaysay xasilooni daro iyada oo loo igmaday in ay amaanka sugto, waxaase dawladu ku adkaysanayaan xagooda in aanay marna iyagu u socon weerar lase weeraray.

 

Waxaa in mudo ahba laga war hayey in uu jiro ciidamo maleeshiyooyin ah oo ka soo horjeeda xadhiga Boqor Buurmadow iyo rajo xumada ay la soo noqdeen Salaadiintii iyo Cuqaashii Hargaysa ka soo laabatay ee u socotay xal u helida mushkiladaas iyo iyadoo ay sii cadho gelisay diidmadii uu diiday Madaxweynuhu in uu la kulmo weftigaas taas oo ay u arkeen meel ka dhac in ay ku tahay dhaqanka Somaliland, waxaa dhinaca kale la sheegayaa in aanay wax dhaawac ama dhimasho ahi aanay soo gaadhin ciidankii maleeshiyada ahaa.

 

Dhinaca kale weli waxaa ka socda magaalada Burco shir ay leedahay Beesha (Habarjeclo) isagagana yimaadeen Sool, Sanaag, Saaxil iyo Togdheer Laguna lafagurayo arrimo badan oo ay ka mid yihiin xal u helida xadhiga Boqor Buurmadow.

 

 

http://www.somaliland.org/ns.asp?ID=04030301

 

Allah ha u naxaaristo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Revolution in Somaliland...let justice prevail in Somaliland and free Buurmadow a king of a Somaliland clan.

 

Let them fight for their right not to be humiliated.

 

I strongly SUPPORT this noble revolution against Riyaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Very sad and if true I don't think its something Buurmadow would have condoned. inna lillah wa inna ilaihi rajicuun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasir   

Don't make me laugh guys, this are little caado qaate yar yar oo la iibsaday. if it is true allah ha u naxaristo the man who died amiin. Somaliland is stronger and united more than ever , and our enemies see our rais and they can't stand it so they are all crawling from the little rocks they been hiding all this time and we are taking them out. I know you are all cheering with this little incident but never forget that your ministers are geting shot at garoowe and all over puntland daily and dying the most pathetic way. King buurmadow has rights for a lawyer and to stand front of a court and present his case, the case against him is very heavy one and if he is innocent he should prevail and be imbraced.

 

peace out

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Nasir

I know you are all cheering with this little incident

Nooo! Which son of a witch would do that? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Originally posted by Nasir:

I know you are all cheering with this little incident

No.

 

but never forget that your ministers are geting shot at garoowe and all over puntland daily and dying the most pathetic way.

Oh lord. :rolleyes: Here he goes again. Are you taking you medication? Its obvious you are taking pleasure in the tragic family death in Garowe last week and comparing it to this battle between two opposing forces. You are the only sad and pathetic person sxb. icon_razz.gif

 

the case against him is very heavy one and if he is innocent he should prevail and be imbraced.

What case would that be exactly? :confused: If you can get your head out of Riyaale's rear end maybe you would see the reality of the situation. smile.gif

 

BN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kowneyn   

Riyaale and his government's most irresponsible behaviour is far from innocent political blunder. There is a deliberate attempt to provoke and/or alienate the clan that has been the staunchest and the most unwavering supporter of Somaliland at the worst possible moment. And it seems that this administrations persistence is finally paying off.

 

Riyaale, a man mentioned in the book "a government at war with its people" which documented his part in the genocide against the people of Somaliland seems to be staying loyal to his past.

 

Kowneyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

We need no blood spilt in Somaliland. But Riyaale should understand that people can only take so much and this situation needs to be resolved quickly.

 

May Allah give peace to the dead muslim and bring peace to us all Amin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Originally posted by AYOUB_SHEIKH:

Nasir
quote: I know you are all cheering with this little incident

Nooo! Which son of a witch would do that? :confused:
Ayouyb don't blind yourself to the intentions of some of the nomads who post these articles, they may use Allah's praises all the while rejoicing inside for these types of little incidents. But they often forget that Allah is all knowing and all hearing, he knows what lies in our hearts and the thoughts that cross our minds. Detecting Hypocracy is not beyond his scope by any means.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nasir

Don't make me laugh guys, this are little caado qaate yar yar oo la iibsaday. if it is true allah ha u naxaristo the man who died amiin. Somaliland is stronger and united more than ever , and our enemies see our rais and they can't stand it so they are all crawling from the little rocks they been hiding all this time and we are taking them out. I know you are all cheering with this little incident but never forget that your ministers are geting shot at garoowe and all over puntland daily and dying the most pathetic way. King buurmadow has rights for a lawyer and to stand front of a court and present his case, the case against him is very heavy one and if he is innocent he should prevail and be imbraced.

 

peace out

 

 

if so why are you killing each other?

 

like libaax said civil war is not the answer

 

afet all this years. and we still killing each other

 

may allaha save us from this hell

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have just realized the Puntland crew only concentrate their efforts on the negative things that happen in Somaliland. However, rarely do I see Somalilanders posting incidents like shootings in Garowe or the arrests of hundreds of people in Bossaso.

 

I think Somaliland Nomads should also bring the faults of the Puntland gov't to light....the Abdillahi Yusuf supporters have made it their day-job to give peaceful Somaliland somekind of bad rep.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this