Sign in to follow this  
Gabbal

Cabdiqasim calling for foreign troops during his transitional era.

Recommended Posts

Originally posted by Abwaan:

nin ama naag ku fekerayo/fekereyso in Soomaaliya ciidan dibadda looga yeerto lagu xukum oo la yiraa dadka ii qabqabta aan xukumee beeshayda iyo intii i daba oraddana aan hub iyo derajo ka dherjiyo

Where is your border line of good or bad intention if this is not based trible idiology.

define what is the number of forces that can bring whole of Somalia under A/Y. Objectively where everyone of us could agree with you objectively.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan no answer yet.....Let me tell you that I proud to be Qabiilest..... and I would not be scared to say I am selfish, I would only promote my interest first, second my family interst such as broters and sisters and parents...... nation.... Global... this not a problem. Don't just say A/Y is this A/Y is that. I want the seat that would be easily understood. no complication

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I might have not necessarily mentioned UIC but if their intention is to rule by qoriga caaraddiisa and not bring Somalis together which is what we need they will not be any different from kuwa ciidammo shisheeye u yeeranaya.

 

Plus adiga why maanta dhan A/Y lee ugu haysaa bro? I am sure I have mentioned 3 other guys before him who might have done the same mistake.

 

Brother I think if one wants to rule Somalia and they really want to be a good leader inay kasbadaan Ummadda Soomaaliyeed taageeradeeda ee aysan isku wareejin inta qabiilka ku raacsan inta kalena badda ka caba dhihin amaba ka booteyn idaacadaha sida Geeddi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Kamaalu Diinoow nimaan weer sugine waran ma sugo.

 

Sxb xoogaa shaqo ayaan dhinac kaga jiraa ee raalli iga ahoow haddaan kaa soo daaho.

 

Originally posted by: Kamaalu Diin

Aniga waxaa iigu Danbeysay Somalia 1996. I was la heyste .... cheer.

Waan ka xumahay inaan maqlo in lagu haystay, balse ciddaas ku haysatey maxay ahaayeen?

 

Mase dhihi karnaa aan kaftannee intii waxaas ka dambeeyey waxa aad maqashaa waxay ahayd hear say?

 

Doodu ha ahaato xalaal ahaato aniga iyo adigana hannagu koobnaato plz.

 

Originally posted by: Kamaalu diiin

Let me tell you that I proud to be Qabiilest..... and I would not be scared to say I am selfish, I would only promote my interest first,

Anigu ku gees iyo gafuur xiri maayo oo waa choice-kaaga laakiin waxaad ka hesho wax ha iga siin. Waxaanse dhihi karaa Ilaahay haku soo hanuuniyo.

 

Anigu I am proud to be Muslim and Somali that is it. No qabiil fulaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan you are not answering my question and you still doing same mistakes... please answer my question how many number of armed men can bring Somalis underneath that force. United Nations just aproved about eight thousand men whom are going to assist TFG. Or this have an impact of USC/ICU only if they are on their way to expand beyond their terroteries

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I have not heard or read on this 8000 armed forces you mentioned before. Is this some sort of hidden agenda from somewhere? All I know is that they said no frontline states are allowed and the some IGADSOM force is allowed and the embargo was partially lifted.

 

I think 6 points were raised in the UN debate and the UIC is mentioned 9 times and both TFG and UIC was told to continue negotiations.

 

I think inaan laga hordegin warbixinta oo aysan qiiro nala tegin waxaan arkay dad kala taageera labada garab ee UIC iyo TFG oo midba si exreme ah ee ay jecel yihiin u fasirtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I was born and raised in Mogadishu. Dagaalkii Siyad Bare looga eryey Mogadishu. reekeena waxaa ay door bideen ineysan ka baxin Mogadishu sidaas ayaan la yaste oogu ahayn Gurigeena Dhexdiisa oo cid dariskeena ah ayaa sidii pracide oo kale noogu dul noolaa. Oo xor uman aynaan ahayn gurigeena, maalkeena waxay nogotay ilaa ay dhamaystaan in aan meeshaas ka bixin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Again waan ka xumahay inaan arrintaan maqlo runtii waa arrin murugo leh. Ilaahay baa garsoore ah maalinta Qiyaamena waa la idiin garqaadi adiga, reerkiina iyo kuwii idinku xadgudbey adinka maalkiinna iyo Soomaali kaleba.

 

Balse ma is dhihi karnaa caro ayaa kaa buuxda mase kula fiican tahay inaad adiguna ku kacdaa khaladkii lagaa galay oo kale iyo aargudasho soose kama darnaaneysid duulkaas aad ka cabanayso? Miyey habboon tahay in fikirkeenna ay hareereeyso caro maxaase laga fili karaa ruux aad u caraysan?

 

Sxb waan ogahay inay adag tahay balse samir ayaan adiga iyo naftaydaba farayaa anigaba gurigii aan ku barbaaray waxaa iigu dambeysey 1988, dabcan dadka Soomaaliyeed dembi badan bay kala galeen waxaa habboon in Ilaah loo toobad keeno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I would have forgoten as most of you victems are but the only thing that I can't forget is Eight months ago they were doing same thing for the last sixteen years how come they become clean hands in few days. it is just like ninkii aan ku muducaayey oo xaakin igu noqday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am not against the will of the people..... but I am up against expantionist, centralist, and Unionist that about it. the damage is already made. what we need USC/ICU to stop, and start healing process. not running AK47

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Who are these they we are talking about bro. Dadka Muqdisho ku nool oo dhan miyaa wada dad-dil ku tilmaami lahayd? Immisaa dadka aad isleedahay Muqdishey u hareen ku dhibbanaa? Kuwa maal islaameed haystay dadna laayey aakhiraa warjiraa. Haddana waad aragtay sida sharaf darro looga qaaday, waxaanba islahaa dadka victims-ka ah ayaa markaan humilation-ka kuwa hantida (guryaha) boobay u riyaaqaya.

 

Of course dad baa isbedel kasta ku daba dhuunta waana la helayaa kuwo badan oo ku gambanaya kacdoonkii Maxkamadaha.

 

Haddiise aadba ogeyd wixii warlords Soomaali ku hayeen kuwii la dagaala miyaysan mudnayn in la soo dhaweeyaa?

 

Waad ogeyd wixii Muqdisho iyo agagaareheeda ka jirey in feb 2006 (43 isbaaro, maalin kasta oo dad maalayacni lagu dilo,dekkad iyo gegi diyaaradeed xiran) Haddii aan runta la agmarayn oo aan indhaha la iska xirayn ugu yaraan miyeysan ka roonayn waxa maanta jiraa wixii kirey 15kii sano ee la soo dhaafay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am not talking about the Sacaboolayds ku dhaqan Mogadishu. Inta garabkoodu ay ugu jirto qoriga iyo inta kale ee walaalkooda uu u hayso ay ka mid yihiin hogaamiye isku sheegta, ha ahaadaano Sheikhs, Warlords, Gaanacsato, Qabiil horjoogsadeyaal oo dhan qori ha qaadeen ayna qaadine as long are they stand for Kacdoonka Shacabka maxaa yeelay dadka ayaa lagu qaldayaa ee waxba ka majiraan. because I for one I am not expecting anything good except new problems.

I wish they pay their dues to Somalis before they start to ask anything beyond.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I call them USC/ICU that is good enough for me they know themselves and I know them. If the power they searching meant for common good they should bring the people together, then open for dialogue. I guess his is intentional act for running around. we are not fools we know what is the best way to take. Is not to run with AK47. they still act like they are chasing Siyad Bare reminent Somalia are not only these two groups. get that. No more drama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I know it might look like chasing Siyad Barre to some but let us monitor it carefully bro. We know sida Soomaalidu ugu dheereeynaa qiiro.com taasoo ah in amase wax saa'id iyo nacamlays loo taageero amase saa'id iyo mucaaradnimo xad-dhaaf ah looga horyimaado.

 

Adigu haddaayey waxaad tiri waxaan ahaa la heyste anigu waxaan arkaa in Shacabka Soomaaliyeed badankood ay la haysteyaal yihiin ama xoog iyo physical hallagu haysto ama maskaxda hallaga haystee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this