Sign in to follow this  
General Duke

Foolish Shariff Jowhar should have no airport +only 36 MP's left in XAMAR ...

Recommended Posts

Why did desperate man speaks out against building an airport in Jowhar?

 

SHARIIF XASAN “waa xaq daro in garoon diyaaradeed laga dhiso magaalada Jowhar

 

Gudoomiyaha Baaralamaanka Dowladda Faderaalka Soomaaliyeed Shariif Xasan Sh.Aadan ayaa si kulay uga hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada jowhar ee dayactirku ka soconayo isagoo ku tilmaamay dhismaha garoonkaasi mid xaq daro ah oo lagu duminayo garoonka diyaaradaha iyo dekedda magaalada Muqdisho.

Md.shariid wuxuu intaas ku daray in shaqada garoonkaas ka socota ay tahay midaan loo baahnayn wuxuuna intaas ku daray in Magaalada jowhar tahay magaalo ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya oo loo baahan yahay in la hormariyo laakiin inkastoo howsha hadda ka socota ay tahay mid lagu wiiqayo caasimada Muqdisho oo la isku dayayo in laga wareejiyo.

 

Dhinaca kale gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sh.Aadan oo ka hadlayay dib u heshiisiinta soomaaliya ayaa sheegay inaysan nayroobi ku dhamaan oo weli loo baahan yahay gaarahaan in xiligaan la xaliyo khilaafka u dhexeeyay xubnaha labada gole ee dowlada kuwaasoo muqdisho iyo Jowhar ku kala sugan.

 

Shariifka oo u ekaa markuu hadlayay ruux aad u daalan ayaa muujiyay inuu ka xunyahay isbaarooyinka wali xamar yaalo oo weli ay u egtahay faanoole fari kama qodna iyadoo isbaaradii la qaadaba dib loo soo celinayo,sidoo kale gudoomiyaha baaralamaanka Shariif Xasan oo ooga bartay ereyo ku dhow dhow dhinaca Alle ka cabsiga ayaa hadda u muuqda mid ka sii caajisaya madaama ay socon weysay wacdi badan oo uu u jeediyay xubnaha labada gole ee isbaarooyinku u yaalaan muqdisho kuwaasoo sii caga cageynaya bishoodii afaraad..

 

MAXAMED DHEERE OO EE-DEYN U JEEDIYAY

Share this post


Link to post
Share on other sites

So now the development of a a Region or a city in Somalia for Somalis and to be used by somalis for the benefit of Somalis is a bad thing according to the Speaker of the Parliament of Somalia

 

 

Now could somebody tell me why he is occupying that office again 'cos i must have missed it. :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xubanaha Xildhibaanada ah ee Mucaaradka ah, kuna sugan Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in ay isugu soo Hareen 36,Halka Xildhibaanadii Iyo Wasiiradii Dawlada Taageersanaa ay ku sugan yihiin Jawhar, Xudur, Kismayo, Bu'aale, Gedo, iyo Hotel Ramadaan/Muq

 

Posted by : webmaster on Monday, August 01, 2005 - 04:21 AM

 

Xubnaha baarlamaanka DKFS qaybtooda MUcaaradka ah ee Muqdisho ku sugan oo ay mar tiradooda gaartay in ku dhow 120 xubnood ayaa haatan ku soo ururay tiro Dhan 36.

 

Ilo ku dhow dhow Gudoomiyaha baarlamaanka shariif Xasan Sh. Aadan ayaa sheegaya in ay kala tegista xildhibaanada ay masuul ka yihiin Wasiirada hubaysan ee reer Muqdisho, kadib markay ku balan fureen ama ay hor istaageen arimo faro badan oo ay ka mid ahaayeen, isbaarooyinka u yaala Muqdisho oo ay qaadi waayeen.

 

Iyo dhaqaalo daro soo food saartay xildhibaanada, oo qaarkood ay sheegayaan in daruuriyaadkii uu ciriiri ka galay aaney ku jiri karin shaxaad joogta ah iyo dawarsi aan asaageen dawarsanayno maalin walba

 

Xubnahii ugu firfircoonaa wax kasheega Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed, ama ugu afdheeraaxildhibaada Muqdisho isaga tegay ayaa waxaa ugu horeeya:

 

Xildhibaan Jiniboqor - London

 

Xildhibaan Jaamac Cali Jaamac - London

 

Xildhibaan Sakariye - London

 

Xildhibaan Cali Baashi - Jowhar

 

Xildhibaan Sifir - Nairobi (Balse dib ugu so laabtay MUqdisho)

 

Xildhibaan Maxamed C. Yusuf -Nijmegen - Holand

 

Xildhibaanadaa oo ahaa xubno firfircoon hadana iyagoo fasax ama ogolaansho aanan ka helin Shariif Xasan oo ay arimo badan kadhexeeyeen isaga dhaqaaqay magaalada Muqdisho ka dib markay u muuqatay in aysan ku noolaan karin Khatarta ka jirta magaalada owgeed, iyo shariif xasan oo aan wax talo ah ka qaadan xubnaha kale ee Muqdisho ku sugan , Wasiirada reer Muqdisho maahee.

 

Kala dareersiga xubnaha dowlada ee Muqdisho kugan ayaa u muuqata mid hakinaysa dar dar gelintii maleeshiyooyinka magaalada looga saarayay iyo qaadistii isbaarooyinka Muqdisho daafaheeda teedsan.

 

Magaalada Jawhar ayaa lagu sheegay in ay la ciir ciirayso Xildhibaano iyo Wasiiro, kuwaasoo la sheegay in ay Gudanayaan Waajibaadkii loo doortay.

 

Ilo ku dhow dhow xubnaha labada Gole oo aan doonayn in Magaciisa la shaaciyo, ayaa sheegay in ay shir Baarlamaani ah isugu yeeri karaan Magaalada Jawhar waa hadii loo baahdo.

 

isaga oo sheegay in ay haystaan sadex meelood laba Meel oo ah Xubnahaha labada Gole, kuwaasoo buuxin kara Kooram lagu ansixiyo wixii loobaahdo.

 

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites

First is Shariif wants to talk...now he is foolish. Illahow sharafta ha naga qadiin..amiin..!

 

 

he did it all to himself without anybody's help :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He looks foolish and for onnce Juma is right one should not loose his dignity like that. From Speaker of parlment to defender of all things Qaynyare and Sudi.. :( It is sad indeed..

 

Jowhar should not have an airport, now what made him say that? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

That's it since there 2/3 majority at Jowhar they should settle this once and for all and tranfer the status of the capital city from mogadisho to Jowhar.Muqdisho doent deserve that status any longer.It has failed to appreciate it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He looks foolish and for onnce Juma is right one should not loose his dignity like that

Keef iyo kala dheeri :eek:

 

I believe Juma had someone else in mind. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this