Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Waxaana xildhibaano lagu sheegaa

Recommended Posts

Taleexi   

Originally posted by Nephthys:

Hadiiba kursi si loogu fariisto ay yaqaanaan oonan korka inta ka korin ku kadaloobsan weli waa cayntaane, xaa ka rabtiin?

Hadal gar ah iga dheh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loooooooool.............They look like inay lacag ****/food stamps in loo qaybiyo sugayaan amaba ay in qaad loo qaybiyo sugayaan... Wax buug iyo qalin wata ma leh, waa dad meeshaan iska fadhiya oo maaweelo loogu hayo, hadday rabaan waxay ka doodaan global warming iyadoo dadkii Soomaaliyeed gaajo, colaad iyo abaar u le'anayaan. Ilaahoow kuwaan iyo kuwa la midka ah Soomaaliya ka qabo iyo kuwa cajaladahoodu ku dhex jabeen ee raacsanba.

 

Kuwaan waa inkaar naloo soo diray oo Soomaalina nabsi baa haysta ee da'yarta soo koreysa Ilaah dariiqooda haka duwo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^^Why would they need buug & qalin, iskool may joogaan?

 

For now this is all we got...Until something better comes up, there's nothing really anyone can say, right!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

i betchya, Britney spears has higher iq than this loafers! she will probably say, "oh, my god they errorist!!"

 

errorist:

Someone who repeatedly makes mistakes. Says stuff he believes is true, but anyone with common sense can see he's wrong. A dumbass.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^i swear i think britney spears ah a higher IQ then yours!

Abwaan:Wax buug iyo qalin wata ma leh, waa dad meeshaan iska fadhiya oo maaweelo loogu hayo, hadday rabaan waxay ka doodaan global warming iyadoo dadkii Soomaaliyeed gaajo, colaad iyo abaar u le'anayaan. Ilaahoow kuwaan iyo kuwa la midka ah Soomaaliya ka qabo iyo kuwa cajaladahoodu ku dhex jabeen ee raacsanba.

Abwaano waxa la yiri "be careful what you wish for"! hadu Ilaahay ka qapto, amay war lordyadi ku so noqdan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

I am so much astonished. Is there any thing to comment on a picture? You can be photographed at any time that you may be not ready. These guys seemt to be tired and exhousted. However, its so useless to back bite and keep commenting on their pictures. Waar bal Ramadaanta halakala xishoodo. Ragga rag aan garanayo ayaa ku jira. And, they look very respectful in reall life. Markaa dhallinyarooy sawir hakku dawakhina :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Kool_Kat:

^^Why would they need buug & qalin, iskool may joogaan?

 

For now this is all we got...Until something better comes up, there's nothing really anyone can say, right!!!

loool...waa yaab, annagii maaba fahmi la' muhiimadda buug iyo qalin? oo iskuul keliya maa buug iyo qalin lagu aadaa oo wax kale laguma qabsado. I know in dadka qaar ay buug iyo qalin ku xajiimoodaan oo ay xasaasiyad ku qabaan kuna naceen iskuul, markaasna ay ku label-gaeeyaan iskuul uun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Hunguri:

I am so much astonished. Is there any thing to comment on a picture? You can be photographed at any time that you may be not ready. These guys seemt to be tired and exhousted. However, its so useless to back bite and keep commenting on their pictures. Waar bal Ramadaanta halakala xishoodo. Ragga rag aan garanayo ayaa ku jira. And, they look very respectful in reall life. Markaa dhallinyarooy sawir hakku dawakhina
:D
.

brother, exhausted? malaha qaad baa lagu daalay iyo hawlo kale, we haven't heard hawl ay 24 hours qabtaan if so adigaan ku weydiinayaa ee can you name one good thing ay Soomaali u qabteen inteey joogeen oo ummaddu ku diirsatay lana dareemi karo? Walaalayaaloow caqligu ha shaqeeyo nimankan la iskama cambaaraynayo oo intooda badani waa inta dalkeennii qurxoonaa sidaas u gashay amase qayb lixaad leh ka qaatay inuu dumo, marka come one guys wax dhibkeenna horseedaya yaannan difaacin.

 

Hana moodin inaan keliya ka hadlayo muuqaalkaan iyo masawirkaan waa laga yaabaa haddii aad arki lahayd iyagoo ku jira wax lagu tilmaamay shirar xasaasi ah ku jira muuqaallada iyo cajaladaha laga soo duubay haddii aadanse arkin waad yaabi lahayd. koox meel ku sheekaysanaysa, mid iska dhex lugaynaya meesha, mid hurdo iyo qaadiro la hamaansanaya......

 

loool...rag aann garanayo, so marka just because we know them miyaan ku qadarinnaa? Saaxiiboow garasho ayaad ka hadlaysaa oo waxaa laga yaabaa kuwo xitaa qaraabo ila ah inay ku jiraan, laakiin taas ku cafin maayo Ilaahay waa Xaqsoor.

 

Ugu dambayntii waxaan ku weydiiyey bal ii sheeg waxay ku daaleen?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

Abwaano waxa la yiri "be careful what you wish for"! hadu Ilaahay ka qapto, amay war lordyadi ku so noqdan.

Sxb, ma warlords kale ayaa TFG ka maqan? malaha shacabka ayaa dadka qaar warlords u yaqaannaan?

 

Kuwa maanta Soomaali halaagaan uga sii daray baday oo shaararka dowladeed iyo xildhibaan wataa soo warlords ma ahan, sidee wax naga yihiin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

MMA These guys and those in Asmara (the so-called BAARLAMAANTA XORTA AH) are two sides of one coin so, why do you praise those in Asmara and mock these Guys who prefered Baidoa than Asmara smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^LOOOOOOOOOOOOOL...No, I made a mistake...As Naxar said anaa laqabsaday iyadoo la'ila hadleen...Must be the sambuus I had for afur...Wayaan laqabsigii aduunkaa iga soo haray...lol

 

Abtigeey qofkii wax ka sheego anaa hilfaha u laabaayo...Thnx for the offer thoe...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this