Sign in to follow this  
Liibaan

Axmed Xaabsade oo Shir laqaatay Saraakiisha Sarsare ee SSC iyo Beeshiisa

Recommended Posts

AYOUB   

Originally posted by 'Liibaan':

Shacabka Soomaaliyeed waa rabaa
midnimo Somalia
ha joogo Borame, Burco, Ceergaabo, Laascaanood, Boosaaso, Baladweyn,Baydhabo, Mogadishu, Marka , iyo Kismaayo

Waar shacabka Somaaliyeed Somalia oo keliya ma deggana ee waxay deggaan Djibouti, Somaliland, NFD, Kilil5 iyo Somalia. Inaad oggolaatid calanka amxaarada Buuhoodle dhinac laga taago; kadibna ka tawxiidka is-hortaagti caqli maaha. Waxaagii waa ulajeedo ee meelna ku gaadhi meysid (inshallah me too :D ).

 

 

Originally posted by 'Liibaan':

waa laga safeynayaa dhamaan dhulka Somalia taa ogow,

Weligaabaa sidii Dafle u hadli jiray, u hadal. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by AYOUB:

Waar shacabka Somaaliyeed Somalia oo keliya ma deggana ee waxay deggaan Djibouti, Somaliland, NFD, Kilil5 iyo Somalia.

Midnimada Soomaali oo dhan waa muqadas, dhamaan dhulka soomaaliyeed waa la isku keenayaa soo dhan yahay, taako lagama tagayo.

 

 

Marka hore waa in la adkeeyo midnimada dhulka hada ka tirsan Jamhuuriyada Somalia laga soo bilaabo Loo yacadde ilaa Kismaayo, marka labaadna waa in la doonaa Somalia intii kale sida Galbeedka Somalia, Dijibouti iyo NFD

 

Originally posted by AYOUB:

Inaad oggolaatid calanka amxaarada Buuhoodle dhinac laga taago; kadibna ka tawxiidka is-hortaagti caqli maaha. Waxaagii waa ulajeedo ee meelna ku gaadhi meysid

Aduu Gaashaamo, iyo dhulka xabashi heysato xoreeyaan maad xoreysid, mise waad ogashahay guumeesiga xabashida

 

 

Cida ogal Calanka amxaarada waa la ogyahay, waa snm somalidiidka

 

Markii horaba Xabashida ayaa soo abuurtay jabhada qabyaalada ku dhisan sida snm somalidiidka

 

 

Caqli xumada Somalidiidka inta ee dagaal kusoo qadayaan LaascaanoOD IYO Buhoodle mee Gaashaamo, iyo dhulka xabashi heysato xoreeyaan

 

Somalidiidku 20 ayee qeylinayeen meelna waa gaari waayeen, waa kuwaa somalia online dhex wareegaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

sawdigi hada laha dhulku wa dhul somali somaliduna wa isku mid dhul na ma kala laha maxa keeney dhulkaaga xoreyso taasi waxay cadeyneysa gaashaamo anigaad iisisay inan anigu leeyahay baad ka dhigtay miyanad odhan wa dhulkeeeni , dhulka somaali :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

sawdigi hada laha dhulku wa dhul somali somaliduna wa isku mid dhul na ma kala laha maxa keeney dhulkaaga xoreyso taasi waxay cadeyneysa gaashaamo anigaad iisisay inan anigu leeyahay baad ka dhigtay miyanad odhan wa dhulkeeeni , dhulka somaali
:D

Somalidu waa dad walaala, dhulka Somaliyeed waa lawada leeyahay maaha in la kala xigsadu

 

 

Qolada somaalidiidka ah ee qabyalaada wada ee rabta maamulk qabiil ah oo ayga u gaar ah, waxaanu u sheeganaa inay colaada iyo dagaalka ee ka wadaan SSC joojiyaan kana waan toobaan.

 

Gaashamo iyo Dhulka Soomaaliyeed ee xabashidu heysatu ayaa u baahan in la xoreeyo

 

 

Waa caqlixumo in Somalidiidku, dagaal ku soo qaadaan SSC ayaga oo leh Shacabka SSC baan dhulkooda ka qaadananaa, Gaashaamo u ogalaadaan xabashidu inay guumeysato

 

 

Maahmaah soomaaliyeed Geel jire geela waa wada jira hadana waa kala jiraa

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Liibaan

Shanta Somaaliyeed ikhtiyaarkooda in la siiyo - wixii israacayaa iyo wixii kala go'oyaaba inay xor ku yihiin baan aamiisanay. Gaashaamo, Jigjiga iyo Dhagaxbuurba waxay dadka halkaa degga bay khusaysaa dantoodaa inay gartaan. NFD iyo Djiboutiba sidaas oo kale baan la jacelahay. Soomaaliyana Kampala ama Toraboora in laga taliyo waan kasoo horjeeda. Reer Soomaaliya xoriyaddoodii waa in la siiyaa! :D Calankaa buluuggaa aad iska lulaysid xikmadda ka dambaysaa waa intaas oo qudha. :D

 

Caqliga ku siiyee inaad Buuhoodle qayb ka mid ah dhax istaagtid adigoo "reer ssc" sheegaaneyaa oo aad tidhaadid xudduudda SL maa aamiisani waa wax yaab badan ee dib isu noqo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaabsade is positioned to replace Saleebaan Gaal as head of the Guurti. But before that happens, his assignment is disperse to the political juniors such as those found at the helm of the SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Xaaji Xunjuf;731755 wrote:
Xaabsade oo la shiray saarakisha sar sare eeh ssc wa hagaag
;)

He must have met...

 

keyse-100x100.jpg

Mujaahid K C Yuusuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this