Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: calm after fighting instigated by defeated groups

Recommended Posts

Kashafa   

^^ Were we making idle threats when we drilled 6 new holes in Adeer Xubsireeds face ?

 

Adeer Xubsireed learned his lesson and is now doing the Tol-ka begging bowl thingy in the West. Nafta aa loo baqay, typical for all dhabo-dhilifs.

 

I hope you're still talking about idle threats when you hear about Cabdullahi Amxaar najaasah corpse getting dragged thru the streets of Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Xub-sired is right now in Mogadishu, funny how he aint threatend by that incident.

 

As for your leaders the clowns are talking from Asmara making threats while they ran away in safety.

 

Try again adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamadii ugu faraha badnaa oo ka tirsan Police-ka Somalia oo ku qulqulaya Suuqa Bakaaraha ( Nin Hogaamiyaha Bambooyinka ah oo gacanta ay ku dhigeen)

 

Ciidamo fara badan oo ah kuwa Police-ka Somaliyeed ayaa waxaa ay ku qulqulayaan Gudaha Suuqa Weyn ee Bakaraha oo ah meelaha laga soo maleego Dhibaatada ay kooxaha Nabad Diidka Muqdisho ka wada rabshadaha.

 

Ciidamadaan ayaa markii ugu horeysay waxaa ay Suuqa gudaha ula galeen Gawaarida Dagaalka iyo Boobayaal culus oo ay Ciidamada Xanbaarsanyihiin.

 

Sida uu Shabakaadan u xaqiijiyey Sarkaal ka tirsan Police-ka Somalia waxaaa Ciidamadaa ku amray in ay suuqa galaan Taliyaha Ciidamada Police-ka Soamliyed Jeneral Cabdi Qeybdiid oo markii horaba isagu hogaaminayey,ha yeeshee Dib uga laabtay markii ay Gudaha ku qulquleen.

 

Ciidamadaan ayaa hawlgalo waxa ay durba markii ay suuqa galeen ka bilaabeen Xarumo u asteysnaa , waxaana ay qabteen Nin sida la sheegay Hogaamiye u ah kooxaha Bambooyinka Tuura oo ku jiray Daarta Telenet ee Afaafka Shirkadaha.

 

Qabashada Ninkaan ayaa waxaa ay ka danbeysay sida lagu waramay kadib Warbixin ay Police-ka Siiyeen Taliska Nabad Sugida Qaranka.

 

Waa Ciidamadii ugu faraha badnaa ee Suuqa Gala , Waxaana galitaankooda uu ku soo beegmayaa xili u Gudoomiyaha G/Bandir sheegay in Suuqa uu yahay meelaha laga dhibaateeyo DFS

 

Xafiiska Warqabadka ee shabakada carmooyin.com Muqdisho Somalia contact Carmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^lool. Xub-sired is right now in Mogadishu, funny how he aint threatend by that incident. As for your leaders the clowns are talking from Asmara making threats while they ran away in safety.

Awalba beenta kama xishoon jiriin - xub-baqti aya Xamar jooga ma laso shir tagtey - hadu joogana Tigre dabadiisa ayu ku jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If we are going to make anyone famous, why not Mudane Xubsired. Yep he is in Mogadishu and I thought you could take care of the "Tigre" what happened too much weight on you lads.

As for the man you claimed was finished off.

 

23x1.jpg

source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by rudy:

lol!! duke, plz do me a favor dont go to Mog..
i just hate to see your body doing 100 miles/hr
down jidga hodan!

lol1.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Duke do you think that he will make that mistake again and walk around Hawl-wadaag and Bakaaraha? I don't think so..........Haddii uu iga yeelayo waxaan dhihi lahaa intaad kitaabkaaga gacanta midig ku qaadatid iska toobad keen in Ilaahay dhib intaas kuugu simo laakiin asmaa yeelaahee...

 

Look at the guys former photos and listen to his voice before and now...then you will see the difference.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Useless....

 

Reer Muqdisho are fighting an enemy that has been bullying somalis for long now.

 

They are fighting those who bully us from corner to corner. Those who killed alot of wadaads in Gedo, those who killed/killing women and children alike in Somali galbeed. This is a merciless enemy, but Allah is not with transgressor and they will by Allah's be defeated in the hands of the people and the muqaawama. Amin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this