Sign in to follow this  
MoonLight1

Saada Cali declares war on Dahabshiil.

Recommended Posts

Qudhac   

she has lost the plot long time ago and is now laughing stock...

 

her behaviour goes from weird and wacky to bizare.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

AllGalmudugNews

 

July 2010 - DhiigShiil Declared war on Saado Cali First

 

 

July 2010 - Saado Cali oo Laba Milyan oo Dollar La Dul Dhigay

 

 

 

 

waxaa la daabacay Sun 25 Jul 2010 17: 21: 59

 

Fanaanadda weyn ee Saado Cali Warsame ayey Xukumadda Somaliland yaboohday inay siin doonto lacag dhan laba Milyan oo dollarka Mareykanka cidii khaarijisa,sidaasi waxaa lagu gorfeeyay shir laga yeeshay dagaalada ay goboladda SSC ka wadaan xoogag hubeeysan oo si weyn uga soo horjeeda gooni isu taaga Somaliland.

 

 

Maamulaha Dahabshiil Abdi Rashiid Mohamed Ducaale ayaa la xaqiijiyay inuu labada Milyan oo dollar bixinaa.

 

Abdi Rashiid dhiigshiil wuxuu Saado Cali Warsame ku sifeeyay fidno ka shidaal qaadata Madaxweynaha Jibouti Ismael Omar Gelleh.

 

" Cidna kama baqno,waar wiilkii tan la leeyahay Saado khaarijiyo labada Milyan ee dollar haka qaato halka xafiiskeena dahabshiil ugu dhaw maxaa yeelay waa kansar,kansarkuna waa la jaraa"ayuu yiri Abdi Rashiid dhiigshiil.

 

Saado Cali Warsame oo la filayo inay todobaadkaan bandhig faneed ka sameeyso dalka Sweden ayaan la ogayn sida amaankeeda noqon doono .

 

Saado Cunaabi maaha qof baqa,waxay heeso aan gambasho lahayn ku qaaday kacaankii 21 sano ee Mohamed Siyad Barre oo xabsi geliyay,kuna xakumay toogasho.

 

Cunaabi waxay u hiilisay bulshada ku nool Somaliland gaar ahaan Isaaqa oo sanadihii 1988 si xun loogu garaacayay madaafiic laakiin sida muuqata Isaaqa uguma abaal gudin kaalintii ay ka mudneed.

 

Isaaqa oo Somalida u taqaan gobta bulshada ku hadasha afka Somaliga waxay ceebtoodu tahay sanafaad iyo seef la boodnimo ay ku milan tahay dulqaad xumo taas oo ku qasabta inay qofkii ay qalad yar ka tirsadaan iskugu tagaan ,iyagoo aan dib u xasuusaneyn wanaagii uu hore ugu sameeyay.

 

Isaaqa waxaa lagu sheegaa inay 45% yihiin dad cunsuriyada madax martay inkastoo ay ka mid yihiin dad wanaagsan oo taariikhda bulshada ku hadasha afka Somaliga kaga jira baal dahaba

 

Saado waxay ka dhalatay beesha *********** waxayna soo saartay heeso caro geliyay dadka u dhashay beesha ***** qaarkood taas oo ay ku laashay gooni isu taaga Somaliland.

 

Heesaha Saado ee Isaaqa gaar ahaan Habar jeclo ay ka qeeyliyeen waxaa ka mida DALQURA,DARWIISH IYO LIBDHIMEYSO LAASCAANO.

 

Qorshaha cusub ee Isaaqa ay ku yabooheen khaarijta Saado waxaa la rumeeysan yahay inay sii kordhin doonto xiisadaha iyo isnaceybka ka dhex qarxay Dhulbahantaha iyo Isaaqa.

 

Dhulbahantaha waxay cadaawad la mida tan Isaaqa u qabaan ******teenka Puntland oo ay iska diideen la jaal noqoshadooda waxayna doonayaan inay noqdaan bulsho leh maamul madaxbanaan oo loogu waqlalay SSC.

 

Isaaqa iyo ******teenka waxay doonayaan inay DHULBAHANTAHA kala qeybsadaan oo ku hardamanaa gacan ku heynta LAASCAANO.

 

Laascaano waxay ku jirtaa hada gacanta Maamulka Somaliland ee Madaxweynaha uu ka yahay Ahmed Siilaanyo.

 

Dagaalyahanada SSC waxay wadaan dagaalada loo yaqaan KU DHIFOO KA DHAQAAQ ama GOODIRLEYNTA waxayna la bartilmaameedsanayaan fariisimaha Ciidamadda Somaliland.

 

Gudoomiyaha SSC oo todobaadkaan u waramay Radio Xargaga wuxuu sheegay in dagaalka ay ku jiraan uu la mid yahay kii ay SSNM la gashay Xukumadii Afweyne.

 

Saleban Isse Ahmed Kaar Xaglo-Toosiye wuxuu ku dhaartay inay DHULBAHANTAHA dagaalamayaan inta ay Somaliland iyo Puntland ka ogolaanayaan deris wanaag iyo is xaqdhowr ay kula noolaadaan Maamulka SSC.

 

SSC waxay heleeysaa taageera xoogan oo dhinaca beesha DHULBAHANTAHA ah,waxaana muuqato in dagaalkoodu tabar yeeshay marka la qiimeeyo sida beesha isugu raacsan tahay.

 

Somalia waxaa la degay dagaalo sokeeye iyo qabyaalad xoog iskugu faan ku dhisan.

 

Isaaqa iyo ******teenka waxay is bidayaan awood ay kaga adkaan karaan DHULBAHANTAHA oo iskugu yeera DARAAWIISH,

 

DARAAWIISHTA micnaheedu waa inay ahaayeen xoogii kiciyay gumeeysigii Ingiriiska ,

 

Daraawiishta waxaa hees caan baxday u sameeyay Abwaan Mohamed Warsame Hadraawi,waana heesta ay qaado Shankaroon Ahmed Sagal ee miraheeda ay ka mid yihiin: MA GABLAMIN DARWIISHTII,AXMAD GUREEY MA UU DHIMAN,GEENYADU MA DAALANAA"

 

Xafiiska Wararka Allgalmudugnews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Dahabshiil CEO is Reportedly Promised $ 2,000,000 for anyone who Kills Singer Saado Ali

 

Hargeysa : Somalia | July 25, 2010

NorthernSomaliaNews

 

 

Local Somali media outlets has today reported that Dhabshiil Money Transfer Company CEO Abdirashid Mohamed Said Duale has promised $2,000,000.00 USDollars (Two Million Dollars) for anyone kills the great Somali Singer Ms. Saado Ali Warsame. Saado Ali Warsame is a staunch supporter of Sool, Sanaag and Cayn of North Somalia (SSC) and is opposed to the secessionist Issak One-Clan-Somaliland enclave. Saado Ali warsame has been lately singing for the SSC State and the unity of Somalia.

 

Meanwhile, as quljeednet.com has reported Dahabshiil is the financier of the SNM leader and war criminal Ahmed Mohamed Siilaanyo who is slated to takeover the secessionist entity. This fresh report is one more indication that Dahabshiil and the one-ckan-Somaliland break away enclave are involved in terroist activities and are allied to Al Shabaab.

 

Saado Ali a singer of a national stature is being targeted by the secessionists for her political opinion and opposition to the secession fantacy.

 

For more information on this news, please visit allmudugnews.com and waagacusub.com (news in the Somali language)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Suna Times: Dahab-Shiil Threatens Media Editors (Somalia)

 

Mogadishu (Sunatimes) Officials of Somalia’s Dahabshiil money transfer company have given life threats to some of the Somali online media editors to death if they don’t remove anti Dahab-Shiil reports from their websites.

 

The editor of Sunatimes.com who now lives in Mogadishu received unknown telephone calls threatening him to be killed if he does not erase already published report on Dahab-Shiil Company that put two million dollars on the head of Somali-American legend women singer Saado Ali Warsame.

 

"I was threatened by different callers whose voices seemed to be the accent spoken in the northern Somalia (Somaliland). They claimed to be members of Al-Shabaab group and said that I would be killed I don’t remove the article on Saado’s death threats from Sunatimes website." Abdisalan Abdulle Yusuf, the editor of Sunatimes said.

 

The chief editor of Waagacusub.com Dahir Abdulle Alasow who lives in Netherlands said he received sent letters in his post mail in early morning on 11 October 2010. The letters with the reference of AT/PS/169782-000001 were sent from the office of the lawyers in Eversheds LLP on 8 October 2010. In the latters, adminstators of Waagacusub.com, Sunatimes.com and, allmudugnews.com have been daunted.

 

"On behalf of Dahab-Shiil money transfer company, we are ordering you to remove the article from your websites finally at 16:00 on 12 October 2010 if they don’t guide with the orders, your websites will be suspended." said in the papers.

 

Dahab-shiil whose plan to oppress the freedom of press in Somalia and try to bribe the media owners not to talk about its constant scandals and political activities but there are still some media outlets who rejected to be bribed cover the real story on the ground.

 

Allvoices.com article - Dahabshiil CEO is Reportedly Promised $ 2,000,000 for anyone who Kills Singer Saado Ali http://www.allvoices.com/contributed-news/6386070-dahabshiil-ceo-is-reportedly-promised-2000000-for- anyone-kills-singer-saado-ali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

American Chronicle: Is Dahabshiil Engaged In Press Censorship

 

By: Ahmed Kheyre is an independent journalist from Somalidiid land .

 

 

Is Dahabshiil Engaging In Press Censorship? This author has recently written to articles which contain some constructive criticism of Somaliland's major companies, regarding their alleged failure to pay a fair share of taxes in Somaliland. Among the companies mentioned in the article were Dahabshiil Financial Services.

 

In my two articles, not only this I take the opportunity to praise and congratulate these companies on their successful endeavours, but, I also pointed out that they should be doing more to help Somaliland.

 

The articles were well received and created a fare amount feedback, but pro and con. Needless to say, that this was whole exercise. However, there was an unforeseen consequence of these articles.

 

Most of the companies mentioned in my articles either took aboard my criticism or ignored them, but one particular company went overboard. The following is an actual e-mail from the editor of Somalilandpress.com, Mr. Mohamed Guleed;

 

"A/c brother Ahmed,

 

I have been out of town last few weeks. I went on vacation after tax season ended, which I was looking forward to doing last few months. Dahabshiil's management guy Hassan also called me and warned me that under our contract for advertisement that I can no longer post any articles from you. He also asked me who you are and if I know you personally. I told him that you are a friend that writes news/articles and that I always publish your work. I also told him that SomalilandPress is for all Somalilanders and that any news that is a concern for Somalilanders we have the right to publish it.

 

It is really sad that Dahabshiil is now trying to censor freedom of speech. I agree with the brother from Qaran news that Dahabshiil is wayyyyy out of line in this matter.

 

 

Keep up the Good work and I look forward to publishing your work".

 

This is an actual e-mail. After receiving this e-mail, the author contacted several other Somaliland websites and received the same information.

 

This is astounding. Is Dahabshiil attempting to muzzle free speech? Where does this unbelievable ego come from? Does Dahabshiil Financial Services consider itself beyond comment because they are rich? Where does this unfathomable hubris come from? Where is the humility?

 

If the powers that be at Dahabshiil Financial Services took the moment to read my articles (there are some educated people who work there, Dr. Sacad Ali Shire in London is one of them), they would see that my articles were positive, generous and had a valid point.

 

The points my article made was that Somaliland's successful companies should pay their fare share of tax. Is this slander? No. Is this insults and lies? No. If I am wrong, then an article to prove I am wrong will be sufficient response.

 

But, No, Dahabshiil Financial Services went overboard. The moment a person or a company considers itself beyond reproach is the moment they lose all perspective and lose their grip on reality.

 

Dahabshiil Financial Services is a fine company; I just think they should be paying more taxes in Somaliland. If I am wrong, then respond in kind, don´t attempt to silence free speech.

 

No amount of threats can stifle free speech. As for the services provided by Dahabshiil Financial Services, well, there are other Somaliland transfer companies. Therefore, I have a choice, as do all Somalilanders

Print Email

Bookmark and Share

Your Name

Recipient's Name

Recipient's Email

Ahmed Kheyre

 

Ahmed Kheyre is an independent journalist from Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

SNM + DAHABSHIIL = SOMALILAND GOVERNMENT (Source: Harowo, Somalidiid webside)

 

The business sector, the Media sector including newspapers, and Kulmiye leaders are all united in one agenda: to suppress and dominate others. These groups have already put us on the road to dictatorship. It is real because the signs are already there. Dahabshiil is the leader of all the troubles in that part of Somalia. It runs the business machine, the news media, and newspapers.

 

Dahabshiil supports the criminals from SNM and finances the fighting and conspiracies of all kinds. Dahabshiil controls the new government, the army, and other security agencies. Dhabshiil runs the show in the Senate and parliament.

 

The political propaganda machine and the news media are financed by Dahabshiil. Siilaanyo and his comrades are hostages to Dahabshiil. Dahabshiil is the undercover cap in Hargeysa and manipulates the occurrence of every event. It is behind every political conspiracy that takes place. People are wondering and asking themselves about who creates the mess. They put the blame on certain individuals including Siilaanyo, Gaboose, Muse Biixi, and others. But they do not ask themselves who created those monsters.

 

In order Dahabshiil to secure its business, it has to maintain some power in the making of events in Hargeysa. Its business wouldn’t have grown and will never grow under the present political turmoil and tribal distrust in that part of Somalia unless it has the power to control its puppets. People are looking somewhere else to find out the causes of hunger, tribal competition, the monopoly of business, the banking system, the suppression of other people’s concerns.

 

The media in Hargeysa is controlled by Dahabshiil and can only publish the opinions favouring the interest of Dahabshiil and its puppets in the government and political houses. When writings of concerns from clans other than ***** are sent to most of the websites and newspapers run by people from ***** Clans, they are dumped into the recycle bin and laughed at.

 

Today there are many disgruntled clans in that part of Somalia, particularly **********, ***********, Warsangali, and some pockets from *****. The intellectuals of those clans are active protesting the power grab of the old dogs which haven’t yet learned any new tricks and the interest these old dogs have in Dahabshiil.

 

However, their opinions and criticisms are not allowed to appear in the private media in Hargeysa. There is no doubt in anyone’s mind that Dahabshiil has the monopoly in everything. Dahabshiil has unleashed these old dogs and they are doing everything which pleases Dahabshiil. The newspapers in Hargeysa are the mouth piece of Dahabshiil and in turn favour the Old dogs’ policy.

 

In order to please USA and to keep money transfers open, Dahabshiil is creating an image of fighting terror in Somaliland and creating a scenario and a fertile ground for terrorism so that its money machine is not closed. Now the old dogs in the government are implementing that scenario as has happened in Awdal and Salal and recently in Berbera.

 

Conspiracy after conspiracy is the common denominator for the actions of Dahabshiil and its guards. They are selling the story that some people from Awdal and Salal are responsible for the terror group which came by the sea through those regions. The people have not understood the conspiracy behind those activities and many others to come.

 

Dhahabshiil’s hard currency has successfully worked this time. But who is the judge? Ethiopia has the answer.

 

Mohamed MOUSA

 

Email: mmousa@rogers.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

That's awesome; I have always been suspicious of Dahabshiils motives. It seems to make money off the entire country but only donate to one area.

 

Finally people are taking notice! Hopefully the governments that are being negatively affected will look at their practices.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xawaaladda Dahabshiil Nairobi Oo Lagu Eedeeyey In Ay Lacag Ammaano Ah Lunsatay.

 

 

Xafiiska Xawaaladda Dahabshiil(Dhiigshiil) ee magaalada Nairobi ayaa lagu eedeeyey in ay lunsadeen lacag ammaano ahayd oo shacabka macmiisha u ahaa ammaano ahaan ugu dhiibteen.

 

 

 

 

 

 

Ugu yaraan 12 qof oo ka mid ah dadka lacagtaas laga lunsaday oo gaadhaysa 200kun oo dollar ayaa eedaynta waxay ku sheegeen in ay ammaano ahaan ugu dhiibteen lacagtan xafiiska Xawaaladda ee Nairobi iyada oo aanay lacagtoodaas ilaa iyo hadda xawaaladu meel ku sheegin, waxaanay sheegeen in ay arrintani dhacday 08.10.2009., waxayna sheegeen in ay maamulka xawaaladdu warwareejiyey arrintana waxba ka qaban waayey.

 

 

 

 

 

Shacabkan lacagtu ka maqan tahay ayaa isugu jira kuwo maato ah oo Nairobi u yimi in ay hawlahooda qabsadaan , iyada oo kuwa kalena geeriyoodeen, shacabkan ay dhaqaalahoodii ka maqan yihiin ayaa in badan isku dayey in arrinta si gaar ah ay wax uga qabtaan madaxda sare ee Xawaaladda oo iyagu had iyo jeer ku andacooda in ay yihiin xalaal quutayaal, hase yeeshee shacab badan oo maata ahi cabasho muujinayaan.

 

Shacabkan dhaqaaluhu ka maqan yahay ayaa iyagu jawaab ka sugaya maamulka xawaaladda Dahabshiil(Dhiihshiil) si ay wax uga qabtaan dhaqaalahan ka maqan.

 

Magacyada Dadka La Lunsaday Lacagtooda

 

 

Faarax Saxardiid Warsame

Caamir Cumar Cali

Abdullaahi Qalinle Hussain

Abdurazaaq Cusmaan

Aniisa Abdullahi Oogle

Sacdiya Qawdhan Ducaale

Xaawo Xaaji Cilmi

Faatuma Askar

Maxamed Cali Guuleed

Maxamed Hiirad

Abdurazaaq Maxamuud Axmed

A/ladiif Cumar

 

By A/ladiif Cumar

 

Jidbaale

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dhiigshiil oo lacag lunsatay xafiiska Kenya

 

Xafiiiska Xawilaada Dahabshiil Faraceeda Magaaladda Nairobi ee Xaruunta Wadanka Kenya ayaa Waxa Lagu soo eedeeyay in ay Kutagrifaleen Lacag ay lahaayeen qaar katirsan Macaameeshada oo gaadhaysa 200 oo Kun oo doolor Waxayna sheegeen dadkaas ay lacagtu ka maqan tahay in ay Amaano ahaan ugu dhiibteen Dahabshiil.

 

 

Waxaa Magaaladda Nairobi ee Xaruunta Wadanka Kenya Baaq kasoo saaray 14 Qof oo sida ay sheegeen Lacagi kaga maqan tahay Xafiiska Xawilaada Dahabshiil ee Magaaladda Nairobi dadkaas ayaa Waxay Xafiiska Dahabshiil ee Nairobi ku eedeeyeen in ay Ku tagrifaleeen Lacag dhan 200 oo kun oo doolor, Waxayna Lacagtaasi Ku baxday Dahabshiil Nairobi 8/10/2009 Ilaayo hadana ma jirto Cid katirsan Xawilada Dahabshiil oo dadkaas u soo gogol fadhiistay islamarkaana u sheegtay Lacagtoodu Waxa ay kaga Maqan tahay.

 

 

 

dadka ay Lacagtu ka maqan tahay ayaa Waxay isugu jiraan Kuwo Waayeela oo taagdaran Kuwo dhintay oo aanan Noolayn haatan iyo Dhalinyaro Dhoof Doona iyo Ganacsato dhamaan dadkaasina waxay u cadilan yihiin Lacagta Xafiiska Dahabshiil Fareecada Nairobi kaga maqan.

 

Dadka ay Lacagtu ka maqan tahay ayaa kala ah

 

1:Faarax Saxardiid Warsame

 

2:Caamir Cumar Cali

 

3:Abdullaahi Qalinle Hussain

 

4:Abdurazaaq Cusmaan

 

5:Aniisa Abdullahi Oogle

 

6:Sacdiya Qawdhan Ducaale

 

7:Xaawo Xaaji Cilmi

 

8:Faatuma Askar

 

9:Maxamed Cali Guuleed

 

10:Maxamed Hiirad

 

11:Abdurazaaq Maxamuud Axmed

 

12:A/ladiif Cumar |

 

13:Barni Ismaaciil Beyr

 

14:Khadiijo Maxamed Faarax

 

By A/ladiif Cumar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

who cares about saado cali iyo habar 80 jir qoxoonti meel ku ah.

 

the bottom line is the ssc shanigans is being rejected by reer sool back home and its being exposed for what it was money making scheme to collect money from tribal minded qurba joog folks.

 

today the ssc are negotiating unconditional surrender so the qurba joog folks can howl all they like... ama saado ha cabaado ama cid kale.... the people have spoken and they have chosen peace, democracy and governance over chaos, tribilsm and false promises.

 

THE GAME IS UP.... FINITO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xawaaladda Dhiigshiil oo jidkii fashilka cagta saartay. (Source: harawo.org - Somalidiid website

 

Waagacusub-Xawaaladda uu leeyahay ninka u dhashay qabiilka Isaaqa ee lagu magacaabo Mohamed Saciid Ducaale Dhiigshiil ayaa wadada fashilka cagta saartay ka gadaal markii ay si qaawan ugu lug yeelatay falal isir naceyb,siyaasad qabiil iyo arrimo xasaasiya.

Qabiilka Hawiyaha,beesha Garxajis ***** iyo ***** ******* ayaa ka mida beelaha sida weyn ugu kacay Xawaaladda Dhiigshiil.

Dhiigshiil oo hore ugu guuleeysatay xiridii Xawaaladii Al-Barakaat.lana xaqiijiyay inay xiriir la laheyd Sirdoonka reer galbeedka ayaa mar kale ku guuleeysatay in Maleeshiyadda Al-Shabaab xiraan adeegga casriga ah ee Mobile Money Transfer ZAAD oo ay saamiga ugu badan leeyihiin ganacsato u dhashay ****** iyo Garxajis.

Waxaa la rumeeysan yahay in Maamulaha Xawaaladda Dhiigshiil lacag dhan hal Milyan oo dollar siiyay Horjoogayaasha Maleeshiyadda Al-Shabaab ee ay isku reerka yihiin sida Ahmed Godane iyo Ibrahim Afakhani oo labadaba u dhashay *****.

Ganacsatada ****** ayaa wada abaabul ay Xawaaladda Dhiigshiil kaga tirtirayaan Koofurta Somalia gaar ahaan Dhulka beelweynta Hawiyaha degaan.

 

Beelaha ***** ******* ayaa sidoo kale badankood xiriirka ganacsi u jaray Xawaaladda Dhiigshiil waxaana lagu wadaa inay banaanbaxyo ka dhana ka dhacaan goboladda Maamuladda SSC iyo Puntland halka garxajiskuna ay leeyihiin shirar hoosaadyo ay kaga arinsanayaan.

Website-ka Allmudugnews ee laga leeyahay Puntland ayaa ka mida sedexda Website ee Shirkadda Dhiigshiil u hanjabtay,sababa la xiriira warbixin ay ka qoreen Fanaanada Saado Cali Warsame,dhaliilo ay huwiyeen Madaxweynaha Habarjeclo ee Ahmed Siilaanyo.

Degaanadda Galmudug State ayaa si weyn looga cambaareeyay Xawaaladda Dhiigshiil ka gadaal markii ay xirtay Websiteka Waagacusub.com ee sida weyn loo akhristo.

Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa sidoo kale ku hanjabay inay albaabada u laabayaan Dhiigshiil guud ahaan deganada ay ka taliyaan xafiisyada ay ku leeyihiin.

 

Shirkadda Dhiigshiil oo gacan weyn ku leh gumaadka iyo xaqduudsiga lagu hayo beelaha ***********,******** iyo Garxajis waxay si guud u waayeen kalsoonida beesha ugu muga weyn dhulka Waqooyi ee ********.

Beesha ******** oo intooda badan isku xiran siyaasad ahaan,dhaqaalo ahaan iyo gaashaandhigba waa dad aqoonta iyo ganacsiga heer wanaagsan ka jooga laakiin mudadii uu xilka Madaxweynenimada Hargeysa hayay Dahir Reyaale Kaahin ayey hiigsadeen dib u dhacyo dhinaca horumarinta degaanadooda ah.

Fanaanadda Qaranka ee Hoboladda Waaberi Saado Cali Warsame ayaa todobaadkaan soo saartay hees cusub oo loogu magac daray DHIIGSHIIL HA DHIGAN LACAGTA.

 

Federation of Somali Journalists FESOJ oo ah dallad ay ku mideeysan yihiin ururada Saxaafadda Somalia ayaa cambaareeysay hab dhaqanka Shirkadda Dhiigshiil ee tacadiyada Warbaahinta xorta ah.

Shirkadda Bluehost ee hosting gareysa website-ka sunatimes.com ayaa Shirkadda Dhiigshiil ama Dahabshiil ku oogtay dacwad kadib markii ay ka caroodeen warqada hanjabaada oo Lawyer ay qabsadeen ugu hanjabay hadii ay xiri waayaan websiteka Sunatimes.com .

 

Mr Tosh oo ka tirsan Sharciyaqaanadda Saxaafadda madaxa banaan ee Shirkadda Bluehost kana tirsan gudigga difaaca xaquuqda Saxaafadda ee dalka Mareykanka ayaa waxaan la qaadan karin ku sifeeyay heerka ay gaarsiisan tahay dagaalka Shirkadda Dahabshiil kula jirto Saxaafadda madaxa banaan.

Xawaaladda Dhiigshiil oo ka tujaartay dhaqaalaha Shacabka Soomaaliyeed waxay sanado badan kadib u muuqataa mid sameeysatay cadaawad badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this