Sign in to follow this  
ANWAR

Maxkamadaha oo sheegay inay rajaynayaan in Somaliland dib ula midawdo Soomaaliya daba

Recommended Posts

ANWAR   

Maxkamadaha oo sheegay inay rajaynayaan in Somaliland dib ula midawdo Soomaaliya dabayaaqadda sannadkan

 

euters- Maxkamadaha Islaamiga ah ee ka talliya Magaalada Muqdisho iyo deegano kale oo ka mid ah Soomaaliya, ayaa markii u horaysay caddeeyay inay u qorshaysantahay inay wada hadal la gallaan dawladda Somaliland si loo helo Midnimada Jamhuuriyadii la odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Masuulka Golaha Maxkamadaha u qaabilsan Dacwadda iyo Warfaafinta oo lagu magacaabo Sheekh Cabdiraxmaan Cali Muuday oo u waramay toddobaadkan Wakaaladda Wararka ee Reuters, ayaa sheegay inay rajaynayaan in dabayaaqadda sannadkan ay helaan Midnimadii Soomaaliya ee burburtay, “Waxaanu doonaynaa inaanu la hadalno Dawladda taagta daran [Dawladda Cabdillaahi Yuusuf], waxa kale oo aanu doonaynaa inaanu la hadalno Jamhuuriyadda la baxday Somaliland, waxaanan rajo weyn ka qabnaa in aanu helno Midnimadii Soomaaliya dayaaqadda sannadkanâ€, ayuu yidhi Sheekh Cabdiraxmaan Muuday.

 

Waxa uu sheegay in Maxkamaduhu ka soo horjeedaan nidaamka Federaaliga ah ee ay ku salaysantahay dawladda Cabdillaahi Yuusuf, ee lagu soo dhisay dalka Kiiniya, fadhigeeduna yahay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

 

Waa markii u horaysay ee ay Maxkamadaha Islaamiga ahi cadeeyaan inay doonayaan inay wada hadal la gallaan dawladda Somaliland, balse Sarkaalka Maxkamadaha u hadlay ma cadayn xilliga iyo qaabka ay doonayaan inay Somaliland kula soo xidhiidhaan..

 

Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ku celceliyay inaanu marnaba wax wada hadal ah la galaynin Soomaaliya ilaa ay tallada dalkaas qabato dawlad dadkeedu soo doorteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

So Mr. President, all of sudden what the courts' say matters bringing it to attention when Somaliland is the word and nothing else that they do on regular bases matters?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baddacase, comment on the issue, iska dhaaf who initiated the thread.

 

So, what do you think? They don't believe isku-tag [federaalnimo, which amazingly I and them agree], so what are your views?

 

Hala soo boodin waqtigaan Waqooyi Galbeed waqti laga hadlo ma'aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Never somaliland is an independent country there is no unification if any one try to force to anything we dont want.

 

like mr ducaale said somaliland information minister

 

this blow will burn the holl horn of africa

 

And it would be the final blow just like in it is mention in the al hadith when the war in ardu al habasha killz many woman and men the end of time is near

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

A Laughing stock some people are!

 

Lets say Maxkamadaha dream of this plan. So do everyone...they dream to be with somaliland. I wonder why people love us that Muc? smile.gif :cool: icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khayr   

Originally posted by Sharif_seylaci:

Never somaliland is an independent country there is no unification if any one try to force to anything we dont want.

 

like mr ducaale said somaliland information minister

 

this blow will burn the holl horn of africa

 

And it would be the final blow just like in it is mention in the al hadith when the war in ardu al habasha killz many woman and men the end of time is near

Saxib, You're a comedian!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah every one once 2 be with somaliland but let us be clear the ppl of somaliland has choosen for there indepedence and nothing can or will bring as back 2 somalia and there blue flag under that flag our citys where destroyed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

Sophist

 

That statement you made is too cunning and deludes the heart.

I dont need to teach you our history. You are the teacher rather. Look back at hisory. we were under Siyaad Baree leadership and united for 30 years and have gained nothing but loose. THat being tangible or intangible goods . it has been half that amount we have gained alot (maybe not through your eyes) without fear or killing.

So what makes you think (without having any racial misconception) that we would buy that stability, safety or happiness for anything?

 

You would like history to repeat itself is that why?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this