Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Gunmen attack house of former Riyaale Finance Chief [Cawil] one dead..

Recommended Posts

Originally posted by Thankful:

Of course JB will minimize this

 

.......... Yeah guys from the same family will settle the score at the persons work. Sure!

 

Maybe there is issue simmering between the former admin and the current one??

 

Spot on, trust JB to blame every incident on Oodweyne's clan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Oodweyne ka war sug after Arbaciina yawman, isagoo abur kicinaya ayuu soo bixi doonaa, xuubkana siibtey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha Booliska Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Dilkii Ka Dhacay Guriga Wasiirkii Hore ee Maaliyada

October 14th, 2010 Comments Off

 

Hargaysa (Somaliland.org)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre (Kabaal) ayaa maanta ka hadlay dil shalay ka dhacay guriga Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo lagu dilay mid ka mid ah nin shacbi ah oo ka mid ahaa ilaaladiisii.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska oo maanta ku qabtay xafiiskiisa shir jaraa’id ayaa ka hadlay ayaa sheegay in marxuumka la dilay aanu ka tirsanayn ciidanka Booliska, waxaanu yidhi “Shalay markii ay saacaddu ahayd 7:30-kii waxa lagu dilay marxuum la odhan jiray Muuse Xirsi Gudde guriga wasiirkii hore ee Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale (Cawil), Marxuumkaasi oo Cawil yidhi Ciidanka Booliska ayuu ka tirsanaa, kamuu tirsanayn, maaha ciidanka Booliska oo shaqada booliska saddex bilood ayuu ka sii maqnaa oo waa laga eryay. Nin shacab ah oo u shaqeeya wasiirkii hore oo ilaalada gurigiisa ka mid ah ayuu ahaa. Arrimaha dilku markay dhacaan waxa ugu horeeya ee la is waydiiyaa waa maxaa sababay? Ninkan wax dilay iyo marxuumku wasaaradda maaliyadda ayay lacag ka qaadan jireen, markaa ninkan wax dilay shalay ayuu u yimi qasnajiga wasaaradda maaliyadda waxaana qasnajigii u sheegay in lacagtiisi ay ugu dhiibtay marxuumka la dilay, lacagtaasi oo ahayd 98-kun. Kadibna ninkii oo saaran gaadhi ay wataan laba nin oo kale ayay toos u tageen gurigii Cawil.”

 

Taliyaha oo hadalkiisa sii watay waxaanu yidhi “Waxaanu ninkii toos u galay qolka ay seexdaan ilaalada guriga oo markaa uu jiifay marxuumkan dhintay nin kale oo ilaalada ka mid ahina jooogay. Markaa ninkii dhintay ayuu laad ku kiciyay waxaanu ku yidhi markuu toosiyay keen lacagtaydii, wuxuu ugu jawaabay marxuumku maan soo qaadin, kadibna marxuumka ayaa riixay ninkii oo ku yidhi orodoo naga tag, intaa kadib ayuu ninkan wax dilay baaskoolad uu sitay xabad kaga dhuftay garabka dushiisa halka kalxanta la yidhaahdo, laakiin sida Cawil sheegay wadnaha xabaddu kagamay dhicin marxuumka, ” ayuu yidhi Cilmi Rooble Furre.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Somailand waxa uu beeniyay hadal Wasiirkii hore Maaliyadu uu ku dhaliilayay xukuumada oo uu lahaa inaanay xukuumadu u iman. Waxaanu sheegay inay ku dabo jiraan gacan ku dhiiglihii.

 

Somaliland org

Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Any update on this assasination attempt on Cawil?

SXB update waa taa uu taliyaha ciidanku sheegay horayna uu JB kuu soo sheegay in arinku aanu siyasad ku xidhnayn labada nin ee isdilayna isku reer yahiin Lacag la'aan, busaarad reer UDUB la soo daristay iyo daymo la isku haysto ayaa sabab u ah.

 

Duke Adigu maan update ka keentid "Wasiirka Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magaalada Boosaaso" inta aad cawil iyo khurafaadkisa aad ku daalin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Have they caught the culprits yet? The police version of the story makes no sense what so ever.

 

The guy wakes a man up, then asks for his mone and in front witnesses shoots him?

 

Maybe the Qad he was eating was too strong...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke qaadirada iyo qaad la'aantu waa ta cadhada keentay balse if you put the police Version against Awil's version why not the belief updates from JB who was view hundreds meter away the place of accident.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by General Duke:

Any update on this assassination attempt on Cawil?

What are you some of kind crime scene investigator?

Why are you so interested in this murder case. What is your true intention in this duke. Hopefully you're not trying to score any cheap political points from this. That would be very low even for your standards. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by RedSea:

quote:Originally posted by General Duke:

Any update on this assassination attempt on Cawil?

What are you some of kind crime scene investigator?

Why are you so interested in this murder case. What is your true intention in this duke. Hopefully you're not trying to score any cheap political points from this. That would be very low even for your standards.
;)
You don't seem to mind when your fellow secessionists continuously do it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this