Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Demosntration in Lasanod

Recommended Posts

Magaalada Laascaanood ayaa waxa maanta ka dhacay mudaharaadyo balaadhan oo bilowday kadib markii xabsiga loo taxaabay culimo iyo macalamiin caan ka ah magaalada,kuwaasoo aan la shaacin sababta xabsiga loogu taxaabay.Mudaaharaadkaas oo dad u badan ardayda iskuulada,iyo weliba dhamaan shacabka magaalada oo dhami waxay gubeen taayiro,iyo iyagoo dhagxaan ku xidhay wadada weyn ee magaalada dehxmarta.

 

Shacabka mudaharaadayey ayaa ku dhawaaqayey ereyo lidi ku ah ciidamada,iyo maamulka Riyaale,iyagoo codsanayey in la sii daayo macalimiinta iyo culimada la xidhxidhay maanta,taasoo sida ay noo xaqiijiyeen waxgaradka deegaankaasi khatar weyn ku ah nabada magaalada hadaan sida ugu dhakhsiyaha badan loo soo dayn culimadaas,kuwaasoo ay ka mid yihiin culimo aad looga yaqaan deegaankaas.

 

Dhanka kale waxaa inta la og yahay ku geeriyooday rabshadahaas oday weyn oo ka tirsan shacabka magaalada,kadib amrkii gaadhi ciidan oo xiimaya,uu goolada xoog ku soo galay,kadibna uu darawalkii kaantarooli kari waayey,kadibna uu guri galay.

 

Ilaa iyo hada ma cada sababta loo xidhxidhay macalimiinta iyo culimada magaalada Laascaanood,iyadoon la sheegin waxa lagu soo eedeeyey.

 

Nabadgelyada sii xumaanaysa ee magaaladaas,ayaa dadku eeda waxay dusha uga tuurayaan maamulka Hargeysa,taasoo timid kadib markii meel la saari waayey dilal,iyo qaraxyo isdaba joog ah oo ka dhaca magaalada.

 

Waxaa ciidamada booliiska ee magaaladaasi xabsiga u taxaabeen dad badan oo aan ilaa iyo hada aan maxakamad la horkeenin,iyadoo qaarkood xabsiga fadhiyaan mudo sanad ku dhow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faraha ayey ka baxday LA and with it the final nail to the dream of many Somalis in the NW. But don't despair the dream of building a great Somali nation is a task awaiting for all those who want to see strong, proud and independant Somalia in the Horn of Africa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It has nothing to do with Union ,,, great transformation indeed.

 

Democratic nations have all right to demonstrate and condemn the government for some actions.

 

 

Good job reer Laascaanood ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

It has nothing to do with Union ,,, great transformation indeed.

 

Democratic nations have all right to demonstrate and condemn the government for some actions.

 

 

Good job reer Laascaanood ,,,,,

 

JB I am sure you dont realy mean what you say in as much as you are not saying exctly what you mean. I think your statement is to congratulate the LA peopple for their help in the strategised longevity craft by the Hargeysa state house Mafias.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Did i touch a nerve ?? ,,,,,,,,

 

 

I congratulate them coz of exercising their rights to demonstrate and criticize ,,,,,,,, it is unfortunate some lost their lives ,,, Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

the people of bosaso, demonstated i think about 4 times last year,

 

"this is would be my reaction typical of those from the opposing side"

 

the reason why bosaso demonstrates is because it has had enough of the union and wants to join the profit drivin cities of somaliland.

 

same stuff just different way of looking at it, las canod is somaliland territory i dont see no piratelanders anywhere, they couldnt even hold on to holhol.

 

they fled as they saw the somaliland troops marching.

 

RUN..............

 

all i hear is talk from a bunch of cyber kids who know very little of las canod or somaliland,

 

pirateland is...no more saxib, just except the reality, you are lucky we have not taken garowe yet, we are only about 20 miles away from your capital. If thats not a failure i dont know what is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Aaliyah416:

Ilaahay somaali oo dhan ha mideeyo, dhibaato cidna uma wacna...

 

salaam

amiin dhaha to that. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this