Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Akhas Caleek Yaa Rayaale ............

Recommended Posts

odaygii riyaale madaxtooyadii wuxu ka dhigay xerro xafladood mar uu journalist yar la kulmo mar uu maryam mursal la kulmo mar miid iska heesta la kulmo walahi wa fadexaad

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Riyaale never had any taste. You can tell by the big painting of him there, the chairs in the room, the suit he's wearing and the woman he's shaking hands with.

 

(But at least she's younger than Mrs C). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Madaxweyne Rayaale oo maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Fanaanad Taanya iyo Maxamed Himilo

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefdi ka socda Qurba jooga dalka Norway.

 

Wefdigaasi oo ay ka mid ahaayeen Fanaaniin, Wakiilada Somaliland iyo Madax kale oo ka tirsan Somaliland, waxa ku jirtay gabadha reer Norway ee magaceeda la yidhaahdo Taaniya, gabadhaasi oo ku caan baxday in ay ku heesto heeso badan oo Af-soomaali ah, iyadoo u dhalatay dlaka Norway.

 

Wefdigaasi waxa Madaxweynuhu ugu mahad naqay socdaalka ay ku yimaadeen Somaliland iyo sidii diiranayd ee ay ugu soo dhaweeyeen isaga iyo wefdigiisuba markii ay booqashada ku tageen dalka Norway sanadkii 2007-kii.

 

Wefdigaasi oo ay hogaaminaysay Fanaanada Taanya, waxa ay Madaxweynaha iyo xukuumada Somalilandba ugu mahad naqeen sida diiran ee kalgacalka leh ee lagu qaabilay intii ay joogeen Jamhuuriyadda Somaliland iyo casuumada sharafta leh ee loo fidiyay, waxana ay Madaxweynaha gudoonsiiyeen hadyado ay ku sharfeen, laguna xasuusan doono socdaaladoodii ay ku yimaadeen Somaliland.

 

Wefdigaasi Maanta Madaxweynuhu qaabilay, waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Mudane C/risaaq Waaberi Rooble, C/samad Maxamed Cabdillaahi oo isaguna ka mid ahaa qurba jooga reer Norway iyo Fanaanka caanka ah ee la yidhaahdo Maxamed Himilo, isla markaana waxa xafladaasi soo dhawaynta ah ka qayb galay Wakiilka Somaliland ee Norway Mudane Maxamed Maxamuud Aadan "Linin" iyo Wakiilka Somaliland ee Ireland Mudane Cabdi-fataax Siciid Axmed Guuleed iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Ciise.

Balo, the next press release will be ,Somaliland Prez and the lady eating Chat together, keep watching such hushy hushy picture, by the way what on earth his wife things, he is greeting her in public,touching rubbing,lol.Xanaaqa ha la daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Balo, the next press release will be ,Somaliland Prez and the lady eating Chat together, keep watching such hushy hushy picture, by the way what on earth his wife things, he is greeting her in public,touching rubbing,lol.Xanaaqa ha la daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
roobleh   

Londoners should be the last people on earth to talk about fashion taste- Most of u wear tight suits and pants. And this woman looks much better than most white chicks in England.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by roobleh:

Londoners should be the last people on earth to talk about fashion taste- Most of u wear tight suits and pants. And this woman looks much better than most white chicks in England.

The "white chick" is fine, it's the "black cockerel" we're concerned about. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
roobleh   

^^ No, ur critizism was unfair. That's all.

 

 

J.jpg

 

President Carter talks with singer Joan Baez in the Oval Office of the White House in Washington on October 30, 1979.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this