Sign in to follow this  
Emperor

First batallion of peace keeping forces from Burundi arrive in Adden Adde Internation

Recommended Posts

^^^Who are you?

A secessionist talking about Somalia? Strange.

Anyhow this is a great development, since now its a regional AU effort, the Ethipians, Ugandans and now Burundi are setting the stage for the rest of the AU troops, the UN and for peace.

 

When our Police, NSS and military are ready we will not need anyone. Till that day any help is more than welcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamadii ugu horeeyay oo Burundi ka socda oo Maanta Muqdisho gaaray

 

Axad, December 13, 2007(HOL): Ciidamadii ugu horeeyay oo ka socda Dowladda Burundi ayaa goor dhaweyd waxay ka degeen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee maagaalada Muqdisho.

 

Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan Captain Paddy Ankunda ayaa sheegay in 100 Askari oo ka tirsan Ciidamo ay Burundi u soo waddo Soomaaliya oo tiradooda guud ay dhan tahay 1,700 Askari ay maanta ka soo degeen Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo uu sheegay in ay ka qeyb ka noqon doonaan howlgallada nabad ilaalinta ah ee ay Ciidamada Midowga Afrika ka fulinayaan Soomaaliya.

 

Diyaarad u kireysneyd Midowga Afrika ayaa dhawaan waxay geystay Magaalada Muqdisho qalab ay wada leeyihiin Ciidamada Uganda iyo kuwa Burundi ee magaca AMISOM uga howlgeli doona Magaalada Muqdisho oo ah meel ay ku dagaalamaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda.

 

Horay waxaa magaalada Muqdisho u joogay Ciidamo ka socda Dowladda Uganda oo magaca AMISOM uga howgelaya Soomaaliya, kuwaasi oo howsha ay qabanayaan ay ku kooban tahay in ay ilaaliyaan Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo weliba Isgoyska KM4 oo muhiim u ah isu socodka mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Dowladda Burundi ayaa in muddo ah waxaa laga dhowrayay Ciidamo ay ku ballanqaaday in ay Soomaaliya u direyso, waxaana tan iyo xiligaas dib u dhigayay Ciidamada ay Soomaaliya u soo direyso dhaqaale la'aan ka heysatay dhinaca daad-gureynta Ciidamada.

 

Ciidamo uu Midowga Afrika ugu talagalay in ay nabadgelyo ku soo celiyaan Soomaaliya oo tiradooda gaareyso 8,000 oo Askari ayaa haddii la helo oo ay soo dhameystirmaan waxay meesha ka saarayaan Ciidamada Itoobiya ee haatan ku sugan gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo joogitaankooda uu cirka ku sii shareerayo xal u helidda khilaafaadka u dhaxeeya dhinacyada isku haya Siyaasadda Soomaaliya.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Cheap argument coming from dude from Galkcayo. What will you say when someone who was born and raised in Muqdisho says, I support the muqawama and I resist additional forces to add on to the occupation?

 

The TFG you support is on life support, it's dead, never was alive. Therefore, the day they leave, the TFG which you support will be dead permanantly. Very soon indeed.

 

 

In addition, the political chunk and thug union of that you call the TFG has no support from the majority of Somalis with exception of few from ina Yey hometown and Mohamed dheere's neighborhood.

 

The resistance is growing, the Ethiopian occupiers, their American finances are diminishing, that day in which the TFG thugs are sent packing is soon approaching...we shall see.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer I found your arguments abusrd. Galkacyu's capital is Mogadishu, its people all belive in the national flag and unity. Thus come again?

 

A secessionist who wants the war to continue in the south

The funny thing is you think you are smart. :D

 

As for the TFG, thats what they have been saying, for three years and it has managed to bring all its policies thus far into play.

 

The AU troops who yo used to say will never arrive are in Mogadishu.

 

What happened to Sharif Ahmed and his group??

They are isolated, alone and splitting.

 

90% of Mogadishu is calm, looters chief Ahmed Diriye is in jail.

 

Indcade is talking from a dustbin and the Al-Shabaab have made a new Amiir since the deaths of their commanders.

 

Internationally and domesticlly the TFG is winning.

 

So keep talking Mr secessionist you are not that important anyway, isolated in the North West.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo hordhac ah kana socda Wadanka Burundi oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

 

Ciidamo ka socda Midowga africa gaar ahaan wadanka Burundi ayaa maanta ka soo dagay garoonka caalamigaa ee Aadan Cadde International Airport iyadoo ciidamadani ay yihiin ciidamo hordhac ah ayna udhan yihiin Dhamaan qalabkoodii Military.

 

 

Ciidamada Burundi oo tiradoodu gaarayso 100 askari ayaa maanta siwayn loogu soo dhaweeyay garoonka caalamigaa iyadoo ay soo dhaweeyeen saraakiil ka tirsan Ciidamada AMISOM ee horay Muqdisho ugu sugnaa iyo sidoo kale Saraakiil ka socota Dawladda Somaliya.

 

Ciidaman ayaa hor dhac u ah ciidamo gaaraya 1500 askari oo wadanka Burundi ay u soo dirayaan inta aan la gaarin sanadka cusub iyadoo ciidaman ay yihiin cutubyadii ugu horeeyay ee soo gaaraya Magaalada Muqdisho.

 

Ciidamadan ayay siday Diyaarad kuwa Ciidamada xambaaraha oo laga leeyahay wadanka Burundi ayna ka muuqanaysay astaanta calanka Wadanka Burundi iyadoo isla markiiba Ciidamada la dajiyay teendhooyin loogu diyaariyay gudaha gagida caalamiga ah ee Muqdisho.

 

AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.

Please Contact Us.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Who are you?

A secessionist talking about Somalia? Strange.

Anyhow this is a great development, since now its a regional AU effort, the Ethipians, Ugandans and now Burundi are setting the stage for the rest of the AU troops, the UN and for peace.

 

When our Police, NSS and military are ready we will not need anyone. Till that day any help is more than welcome.

And who are you? Get back to "puntland" with your ailing uncle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Redka,

Isn't bringing peacekeepers a step in the right direction since this will hasten the departure of Ehtiopia. Why fight when you can achieve your goal peacefully which is the removal of Ethiopia troops.

Share this post


Link to post
Share on other sites

25,000 peacekeepers did nothing in the 90s and they had to go back with a great failure. The importance is not bringing more troops but winning the hearts of the people otherwise these will follow the UNISON path.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is not the 90s, we had no governemnt then.

This is 2007 and Yusuf Yey is in power and the neighbouring countries want a peacefull Somalia. Thats what matters.

 

Ethiopia, Kenya and Yemen all are on the same boat.

 

We have Uganda and now Buruindi with troops the rest are coming.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. We are moving towards 2008 and Mogadishu is tamed, the TFG controls the largest airport and port in Somalia, the villa all the police stations the old NSS command and more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this