Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOPICS: Mudaharaad aad u Weyn ooLagaga Soo Horjeedo Faroole oo kaDhacay Buuhoodle

Recommended Posts

Liibaan   

Mudaharaad aad Weyn oo Lagaga Soo Horjeedo Maamulka Faroole oo ka Dhacay Magaalada Buuhoodle

DSC08700.JPG

Waxaa maanta magaalada buuhoodle ka dhacay mudaharaad balaadhan oo loogasoo horjeedo maamulka C/raxmaan faroole ee ka arimiya magaalada garoowe mudaharaadkaasi oo ay ka qayb qaateen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Buuhoodle.

Dadwaynahan mudaharaadayay ayaa waxay wateen Boodhado ay ku qoran yihiin halku dhigyo kaladuwan oo ay ku muujinayaan taageerada balaadhan ay uhayaan midnimada Gobolada SSC waxayna dadwaynahan mudaharaadayay socdaal dheer oo luga kusoo wada mareen wadooyin waaway ee dhexmara magaalada Buuhoodle.

Dadwaynahan ayaa intii ay soconayeen waxay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay kamid ahaayeen , Doonimayno Maamulka Puntland, Doolar qaate dooni mayno iyo halku dhigyo kale oo ay ku canbaaraynayaa horgalada maamulka faroole usoo diray magaalada Buuhoodle si ay usoo kala furfuran shacabwaynaha deegaanka Buuuhoodle.

Socdaalkaasi dheer kadib ayaa dadawaynahan mudaharaadayay waxay isuugu yimaadeen fagaaraha hore ee dugsiga darwiish halkaasi oo ay kula hadleen masuuliyiin tiro badan kuwaasi oo dhamaantoodba maamulka C/raxmaan Faroole uga digay faragalinta uu kuhayo danaha gobolda SSC , halka masuuliyiintaasi qaarkkkodna ay ku nuux nuux sadeen in ay inaanayso isku dhac ka dhex dhasha beelaha ***** ee hadeer walaalaha ah hadii uu maamulka faroole faraha kala bixiwaayo arimaha dib usoo celinta gobolada ilaa iyo haatan ku maqan dayaca Maamulka Puntland.

Sidoo kale waxay masuuliyiintii halkaasi ka hadashay aad ugu mahad naqeen shacabka deegaanka caabud-waaq oo ay sheegeen inay iyagu muujiyeen walaaltinimadii iyo wada dhalashadii uu garan waayay maamulka Faroole kuwaasi oo soodhaweeyay hogaanka Gobolada SSC Dr,saleebaan Ciise Axmed iyo Cali Xasan Axmed , una ogolaaday inay deegaankooda kazoo dagaan.

Dhanka kaleqaar kamida dadwaynihii mudaharaadkaasi kazoo qayb galay oo aanu waxka waydiinay ujeedada mudaharaadkan maanta ku dhalisay ayaa waxay ii sheegeen inay dareenkooda ku muujinayaan, iyadoo warbahinta qaar dhawaan laga baahiyay in shacabka Buuhoodle ay taageersan yihiin maamulka Faroole ayaa waxay ii xaqiijiyeen in mudaharaadkan ay ku muujinayaan inaysan marnaba taageero uhayn maamulja Faroole iyagoo arintaana ku tilmaamay wax laga xumaado.

Iskusoo wada duuboo mudaharaadkan maanta oo soconayay mudo saacado ah ayaa waxuu kusoo gabo gaboobay jawi qurux badan manajirto ilaa iyo haatan wax khasaare ah oo cidnaba kazoo gaadhay.

DSC08837.JPG

DSC08596.JPG

DSC08605.JPG

DSC08606.JPG

DSC08608.JPG

DSC08613.JPG

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Boocame Online: Mudaharaad Lagaga soo horjeedo maamulka Faroole oo ka dhacay magaalada Buuhoodle

Mudaharaad Lagaga soo horjeedo maamulka Faroole oo ka dhacay magaalada Buuhoodle.

Waxaa maanta magaalada buuhoodle ka dhacay mudaharaad balaadhan oo loogasoo horjeedo maamulka C/raxmaan faroole ee ka arimiya magaalada garoowe mudaharaadkaasi oo ay ka qayb qaateen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Buuhoodle.

Dadwaynahan mudaharaadayay ayaa waxay wateen Boodhado ay ku qoran yihiin halku dhigyo kaladuwan oo ay ku muujinayaan taageerada balaadhan ay uhayaan midnimada Gobolada SSC waxayna dadwaynahan mudaharaadayay socdaal dheer oo luga kusoo wada mareen wadooyin waaway ee dhexmara magaalada Buuhoodle.

Dadwaynahan ayaa intii ay soconayeen waxay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay kamid ahaayeen , Doonimayno Maamulka Puntland, Doolar qaate dooni mayno iyo halku dhigyo kale oo ay ku canbaaraynayaa horgalada maamulka faroole usoo diray magaalada Buuhoodle si ay usoo kala furfuran shacabwaynaha deegaanka Buuuhoodle.

Socdaalkaasi dheer kadib ayaa dadawaynahan mudaharaadayay waxay isuugu yimaadeen fagaaraha hore ee dugsiga darwiish halkaasi oo ay kula hadleen masuuliyiin tiro badan kuwaasi oo dhamaantoodba maamulka C/raxmaan Faroole uga digay faragalinta uu kuhayo danaha gobolda SSC , halka masuuliyiintaasi qaarkkkodna ay ku nuux nuux sadeen in ay inaanayso isku dhac ka dhex dhasha beelaha ***** ee hadeer walaalaha ah hadii uu maamulka faroole faraha kala bixiwaayo arimaha dib usoo celinta gobolada ilaa iyo haatan ku maqan dayaca Maamulka Puntland.

Sidoo kale waxay masuuliyiintii halkaasi ka hadashay aad ugu mahad naqeen shacabka deegaanka caabud-waaq oo ay sheegeen inay iyagu muujiyeen walaaltinimadii iyo wada dhalashadii uu garan waayay maamulka Faroole kuwaasi oo soodhaweeyay hogaanka Gobolada SSC Dr,saleebaan Ciise Axmed iyo Cali Xasan Axmed , una ogolaaday inay deegaankooda kazoo dagaan.

Dhanka kaleqaar kamida dadwaynihii mudaharaadkaasi kazoo qayb galay oo aanu waxka waydiinay ujeedada mudaharaadkan maanta ku dhalisay ayaa waxay ii sheegeen inay dareenkooda ku muujinayaan, iyadoo warbahinta qaar dhawaan laga baahiyay in shacabka Buuhoodle ay taageersan yihiin maamulka Faroole ayaa waxay ii xaqiijiyeen in mudaharaadkan ay ku muujinayaan inaysan marnaba taageero uhayn maamulja Faroole iyagoo arintaana ku tilmaamay wax laga xumaado.

Iskusoo wada duuboo mudaharaadkan maanta oo soconayay mudo saacado ah ayaa waxuu kusoo gabo gaboobay jawi qurux badan manajirto ilaa iyo haatan wax khasaare ah oo cidnaba kazoo

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^

Dalmar, walaale, hadii la idin dhaho- orda Riyaale iyo sadex habrood uu sadexda ku qabo iska qiciya, reerku ma xanaaqayaa?

Bal taas ka jawaab walaale!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mr. Somalia,

Walaalo, Puntland waanu ka quusanay, rajo malaha, marna cadde, marna waa faroole, kala daran

Cadde iyo Faroole labaduba waa diideen inay ayagu xoreeyaan ama caawiyaan shacabka Laascaanood iyo SSC

hada shacabka SSC waxa ee garteen inay ayago isku tashadaan ee waxba ka sugin Puntland, 2 sano iyo badh ayee Puntland ka lumisay Puntland shacabka SSC

Markaa reerka hadii aad runta u sheegtaan in Puntland ee daacad ka tahay inay Laascaanood xoreeso ama in Puntland ee diidan tahay inay xoreeso Laascaanood, reerku kama xanaaqayo runta, waayo runta lagama xanaaqo

Lakiin reerku waxey ka xanaaqeen beenta, khaa-in-nimada iyo munaafaqnimada Cadde iyo Faroole

Sida ee video ga ku sheegeen shacabka Buuhoodle ee mudaharaadayey Dadka Puntland waa dad aanu walaalo nahay oo aanu wada dhalanay,oo wax badan bey wadaagaan Puntland iyo SSC, sida hal wadan, hal calan, midnimada dalka, etc

Markaa dadka SSC marna kama maarmayaan dadka Puntland, lakiin Maamulka Faroole waa laga maarmay oo looma baahna

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dalmar,

Walaale run baad sheegtay, oo labada muumul oo cade iyo faroole-ba arintaani wey ka seexdeen. Laakin dhibta ugu weyn waxay ka taagantahay Las Caanood, Soomaliland ma heesato markii runta aanu isku sheegno, ee Xaabsade oo dadkiina ah, oo markii horenay waziir ka ahaa Puntland, maantana ku mucaaradsan oo lajira Soomaaliland ayaa meesha qabsaday oo jooga. Puntlandnah xaq uma laha iney reer daraawish isku hubayso oo ey is-laayaan.

Marka waxaa fiicnaanlahayd inaad, haadaad reer daraawiish tihiin inaad wada tashataan oo arintaani si nabadgalya-ah ku dhamaysaan idinkoon dagaalamin.

Marka hadii arintaas suurta galiweydo, oo daraawiishtu ooo dhan isku raacaan in Las Caano la xoreeyo, waa in dulbahante ahaan la idinka helaa ciidankii dagaalami lahaa, markaasnah dawllada Puntland wey ku khasbantahay wixii garab iyo taakuleen ah iney idin siiyaan. Laakin, hadii idin rabin inaad keentaan dhalinyaradii idiin dagaalami lahayd, maxaad Puntland ku eedeynaysaan maanta?- Arinku xagiinuu ka socon la'yahaye!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mr. Somalia

Hada waxaa latimi sheekadii caruuta ee ku sheekeen jireen Cadde iyo Faroole in Puntland mas uuliyada ka saarneen dhulka maqan, oo ah xaabsade baa qabsadey iyo qabiilka SSC baa kala qeybsan, waxaa waa nonsense

Runta ma larabaa Maamul/jabhad qabiilka snm baa dagaal kusoo qaaday Gobolada SSC, Shacabka SSC waxa ee isku haleenayaan Maamulka Puntland

1998 sababta ugu weyn ee shacabka SSC ugu biireen Puntland waxa ee aheed sidii looga difaaci lahaa Gobolada SSC somalidiidka, hadii maamulka Puntland uu ku fashilay arrintaa, shcabka SSC Puntland waa ee ku khasaareen

Calaa kuli xaal, si kasta ha wax ha u dhacaane, hada Shacabka SSC waxa ee ku tashadeen in maamulka Puntland waxba laga sugin ee ayagu gacmahooda ku xoreeyan dhulkooda oo ee jabhad sameestaan, no more waiting Puntland

Markaa Mr. Somalia hadii Shacabka SSC ee xoreeyaan dhulkooda? maxee ku falayaan Puntland waxba tareen

Hadalkii oo kooban, bal anagaa xoreena dhulkeena bal reer Puntlandow naga daaya lugooyada iyo qashqashaada, bal idinku dhibta naga daaya

Shacabka SSC waa tashadeen , oo waa is afgarteen, oo hada waa diyaar garoobeen, oo hurdadii waa ka kaceen.

Shacabka SSC waa ku heshiiyeen Buuro Wadal, Hogaan bee sameesteen, Parliament (Khusuusi) bee sameesteen, Ciidaanka SSC baa la abuuray, Sanduuq lacageed baa la furay, Shacabkii gudaha ee Laacaanood, Buuhoodle, Boocame, Buura Wadal, Xudun, etc iyo Jaaliyadihii dabada laga bilaabo Sydney ilaa Dubai, Nairobi, London, Minneapolis, dhamaan shacabkii gacmaha bee is qabsadeen oo waa heegan

Share this post

Link to post
Share on other sites

Maasha-Allah, wax kheer ah ayaad ka hadlaysaa. Midnimada SSC waa muqadas oo waa wax aad loogu farxo. Insha-Allah, horumar, wadajirnimo, iyo guul ayaan idiin rajanaynaa. Inkasto aan anigu aaminsanahay, inaad maamulka Faroole aad ka gar darantihiin markaad tiri, "1998 sababta ugu weyn ee shacabka SSC ugu biireen Puntland waxa ee aheed sidii looga difaaci lahaa Gobolada SSC somalidiidka". Anigu, si kasta aad isku yeelyeelshidba, waxaan aaminsanahay meeshaan Las Caano ah wax Soomalidiid ah oo qabsaday majiraan ee waxa meesha heesta waa rag adiga iyo iyagaba aanu u simanahay. Marka sidee noogu xanaaqi kartaan, hadaan idin dhahno, war bal arintaan, arin tol udhaxaysa weeyaanee, bal si tolnima ah, bal u xaliya?

Boqol jeer baan anigu ku dhahay, yeeli mayno inaanu askar ka soo dirno gobolalada Bari, Nugaal iyo Mudug, oo xabad iyo xoog aanu igu kala hiilino dad tolkeen wada ah, ama Riyaale ha lajiraan, ama gooni istaag SSC ha rabaan, ama Puntland ha ku adkeystaane. Arintaasu waa habeenkii xalay ahaa oo tagay ee maskaxda ka saar.

Dhulkaani iyo dadkaaniba, SSC hormar waxa kaliya ee ku gaarayaan waa midnimadooda ina laga shaqeeyo...hadana hadaad itiri, "Shacabka SSC waa ku heshiiyeen Buuro Wadal, Hogaan bee sameesteen, Parliament (Khusuusi) bee sameesteen, Ciidaanka SSC baa la abuuray, Sanduuq lacageed baa la furay, Shacabkii gudaha ee Laacaanood, Buuhoodle, Boocame, Buura Wadal, Xudun, etc iyo Jaaliyadihii dabada laga bilaabo Sydney ilaa Dubai, Nairobi, London, Minneapolis, dhamaan shacabkii gacmaha bee is qabsadeen oo waa heegan"-- aad baan ugu farax sanahay, Ilaahayna waxaa idiinka baryayaa inuu idiin fududeeyo wixii wanaaga ku jiro oo dhan.

Wabilahi Tawfiiq...

Share this post

Link to post
Share on other sites
Qudhac   

mr somalia

what happened to unity amongs the "TOLKA" that subscribe to the H*rti Constitution.

in the meantime SL has deall with the bombers and is building serious infestructure in LA puntland cannot compete for hearsts and minds of locals all they have to offer is las anod ina xaabsadaa haysta loool

Well said. Qudac take note adeer...

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

mr somalia

what happened to unity amongs the "TOLKA" that subscribe to the H*rti Constitution.

in the meantime SL has deall with the bombers and is building serious infestructure in LA puntland cannot compete for hearsts and minds of locals all they have to offer is las anod ina xaabsadaa haysta loool

Qudhac, even though I sometimes fail to understand the point of debating a marqaan incapacitated secessionist like yourself-- luckily I also never believe in neglecting the education of my inferiors.

Amusing that you think their is somehow a big split in the unity of H-Clique of the mighty D Block, although it's understandable knowing full well the sorta delusions folks who constantly graze like goats are prone to. Even though your deranged belief of the disunity of the Tolka is quite laughable-- it is understandable that this is one of your daily prayers.

After-all, God forbid, we don't want a repeat of these incidents, do we? You know the sorta sh!t that happens when these folks are fully united... :D

ethiopia_2006.1166521440.monument_in_cen

Share this post

Link to post
Share on other sites
Qudhac   

mr zomalia

funny how you prone to mouth direa these days, i like the picture you showed which i hung up like a trophy, as they say spoils go to the victors and this is indeed the trophy in the cabinet of yester years karbaash that was dished...

but as they say theres two sides to each story which leaves the "others".... the defeated lot, those whom history did not smile on favourably..

they say "alamtra la soo dhaaf" that was yesterday today is another story. today you fighting for survival, today you fighting to exist, today the story is at the outskirts of Garowe.tomorow is another day....

i dont bother myself with hot air bravado chest beating nonesense, all i am intrested is that juggernaught rolls eastwards.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this