Sign in to follow this  
nuune

Another peace deal signed, is this the Caravan!!

Recommended Posts

Originally posted by Laba_X:

Lets await and see which outlast the other - this phony peace deal or the 'senseless' and 'deviant' Al-Shabaab.

Masha-Allah! Finally, you've come to your senses and realized the deviancy associated with those Shabab munaafiqiin. Awalba Ilaahay baa hanuunka hayey, waxaan ka rajeenayaa inuu dad badan oo cimaamadahaan beenta ah ku daba lunsan uu ka badbaadiyo.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

 

p.s

Laba_X: Cafis iyo masaamax---manta laga bilaabo caana booraha ayaan wada miisaneynaa ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Two questions answered...

 

"Muqaawamado xabada ha joojiso wixii shalay aan u dagaalamaynay haddii ay ahaayeen in Ciidamada Ethiopianka dalka laga saaro hadda taasi wey dhowdahay"
ayuu yiri Sheekh Shariif.

Sheekh Shariif ayaa sidoo kale sheegay
afartii bilood ee loo qabtay Ciidamada Ethiopia ay hadda ka harsan 54 maalmood,
waxaana uu soo jeediyay inaan loo baahneyn in dagaalo la galo, iyadoo ay baxayaan Ciidamada Ethiopia sida uu hadalka u dhigay.

 

edit

 

Oodweyne Welcome back brother and please ignore the kid. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Oodweyne, wlcme back horta, marka ma waxaad leedahay Maroodiga weyn ee adduunka u taliya unbaa wax ka qaban kara Soomaaliya, nabadna ku soo dabaali kara hadii uu rabo, ma kula tahay in Mareekanku uu saluugsanyahay saxiixa nabad ku sheegan, mana uusan ka hadlin haduu taageersanyahay iyo hadii kaleba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

nuune arrintu sidaas bay u muuqataa. I think inuu raalli ka yahay sidii odayaashii $3000 ee inta baadiye laga soo uruuriyey Xamar la iskugu keenay hadhowna hoteelladii laga bixin waayey qaarna inta diyaarad waayeen geeloodii u raaceen baabuur.

 

Teeda kale masuul ayaa meesha u joogey oo saxiixa-goobjoog ka ahaaa.

 

Waana la ogyahay waa a little upgrade la rabo in TFG laga dhigo wax ah legitimate, xaggeese legitimate ku noqonaysaa wax markii horeba ay dhisteen kuwan hadda IGAD isku sheegaya ee Itoobiyaanku horboodo oo hadda leh waxbaan saxaynaa. TFG marna kuma imaan rabitaanka Soomaalida, odayaashaan gaaweetooyinka iyo Boorsooyinka la wareegaya oo hadba meel looga yeerayo awalna ummadda hoobiyaha ku laayey ma metelaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Midowga Maxaakimta Islaamiga oo ka soo horjeestay heshiiskii shalay lagu saxiixay magaalada Jabouti, iyagoo ku balan qaaday inaysan joojin doonin dagaalka.

 

Hobyonet.Com Isniin, Oct, 27, 2008

 

Afhayeenka midowga maxkamadaha islaamiga Shiikh C/raxiin Ciise Cadoow oo u waramaya saxafada ayaa waxba ka mijraan ku tilmaamay heshiiskii maalintii nshalay lagu saxiixay magaalada Jabouti kaasoo ay wada jir u gaareen dowlada KMGah iyo Isbahaysiga dibu xoreynta garabka Shiikh Shariif hogaamiyo.

 

Shiikh C/raxiin ayaa cadeeyay in maxkamaduhu aysan ka mid ahayn heshiiskaasi, isagoo xaqiijiyay inay sii wadayaan dagaalka ay kala soo horjeedaan ciidamada shisheeye.

 

Afhayeenka ayaa sheegay inaan la joogin waqti ciidamada Itoobiya heshiis lagula gaaro inay si nadiif ah ku baxan, waxuu cadeeyay inuu socon doono jihaadka ilaa ciida Soomaaliya ay kawada baxayaan ciidamada cadowga.

 

Diidmadan ka soo baxday midowga maxkamadaha ee ku aadan heshiiskii shalay magaalada Jabouti lagu saxiixay mid sii xoojinaysa hadalada mucaaradaya heshiiskaas, kaasoo ugu horeyn ka soo yeeray Shiikh Xasan Daahir oo hoogaamiye ay u doorteen xubnaha isbahaysiga dibu xoreynta ee ku sugan magalada Asmara.

 

A/Hakiim Osman

 

Hobyonet

 

Xhobyo@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryee Oodweyne, why are you so tight-lipped about the current goings of the land of your father :D ?

 

Are you ready for another Riyaale admin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

Apologees accpeted dear Juje.

 

loool...Juje akhyaarnimo waxaas baa la yiraa in qofku uu khaladkiisu qaato and of course the same to tolka inaad u garawdo as well.

 

Both a good example for many.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by xiinfaniin:

Waryee Oodweyne, why are you so tight-lipped about the current goings of the land of your father
:D
?

 

Are you ready for another Riyaale admin?

Xiin halkas hala adin hadalka otherwise you will sound like you are trying to divert attention - though you have a logical and solid stance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Abwaan, anigu waxaan aaminsanahay sheydaanba sheydaankuu ka weynyahay ayuu ka shar badanyahay, meeshan inuu Mareekan soo galo ayey ku wanaagsantahay, wuuba ku dhax jiraa hada balse si qaabdaran ayuu ugu jiraa oo waxbuu qasayaa.

 

 

Juje is Rageedi, odey dhaqmeed weeye smile.gif

 

 

[Edit], Oodweyne, Thanks for your input, jinni ninkii keenaa baxsha miyey aheyd wixii la oran jirey, Mareekan unbaan arkeenaa siyaasadiisa cusub ee sanadka cusub waxa ay noqon doonto ee ku aadan Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje,

an arab poet once rhetorically asked what evidence would you permit as a proof for the existence of the shimmering sun? Likewise if the people are still arguing the possibility of peace after the terms of Jabbuuti agreement so clearly spell out the dates of Ethiopian withdrawal, I don’t know what these people are on about adeer!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by xiinfaniin:

Juje,

an arab poet once rhetorically asked what evidence would you permit as a proof for the existence of the shimmering sun? Likewise if the people are still arguing the possibility of peace after the terms of Jabbuuti agreement so clearly spell out the dates of Ethiopian withdrawal, I don’t know what these people are on about adeer!

Indeed, neither do I adeer, but lets focus on their misunderstanding.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this