Sign in to follow this  
SOO MAAL

SSC Eyes 'United' Somalia [Al Jazeera VIDEO]

Recommended Posts

Kamaavi   

^Haday midoobi lahayeen sow ma ahan? Midnimo ayaa la isku dhaafay. Laakiin lama kala xoog badnaa.

 

Ethiopia siyasadeeda meja waa kaaga muqata. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Ferguson, horta wa ruunta midniimo ba wax lagu gara or laysku dhaafa, laakinse that is not always the case :D USP were very united in the 1990's but were still defeated it shows even if people are united they can be defeated at times, it's all about warfare tactics.

 

 

Ps Siyaasaada ethiopiana kuma jirto jamuuhiiriyaada Sland, although trade & economical, security ties do exist, but not on political terms.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^So you believe in that Muslim shall unite sax?

 

War midnimada Somaliyeed(Muslim) hadad diido ,,, waa lagaa adkaan. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Midniimada Soomaaliyeed muqadiis maha wayo waligeed ba wax jiira ma-ahayn loomana bahna, loomana bah-nandoono. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ferguson:

^So you believe in that Muslim shall unite sax?

 

War midnimada Somaliyeed(Muslim) hadad diido ,,, waa lagaa adkaan.
smile.gif

Midnimada somaliyeed maha oo kaliya inad isku dawlad iyo isku calan noqotiin . midnimada somaliyeed waxad ka shaqeyn karta adigu ururo caalami ah u sameya , oo aad iska kashanaysan hab dhaqaale hab ciidan iyo hab ganacsi sida jamacata al carab oo kale iyo igad iyo african union

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Haddaba ma ta Itoobiya la leedahay yurubta ayaa muqadas ah? :D

 

War tariikh khalad ah. Siyaasad qabili ah. Iyo fikirki jahliga ahaa ee ay ku daciiftay umato muxamed ayad wadataa. Haddaad diido midnimada Somaliyed(Islaam) kaligaa ayaa lagaa tegi. Walah ayad meel cidlo ah soo istaagi.

 

Darwiishtu waa dad calamada Somaliyed u tagan. Intaad taqaano ayaa iska yar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

H.Xandjuf, ciidkasta wii iska ogtahay kuwaan SSC, Soomaaliyeed iyo waxas dhab kama ah, wa iska xilaal doon,that is why Buraale iyo Keyse(Head of Gutada Ismail Miire) both quitted this SSC thing and calling it a bad joke gone wrong and misplaced priorities.

Share this post


Link to post
Share on other sites

war aniga Ethiopia maxa iga galay wa dal anu jaar nahay cilaqaat na ga dhexeyso, Siyasadeydu waxay ku salaysantahay dimuqradiyad isu tanasul cadalaad sinaan ,. Midnimo somaliyeed , hab dawli ah waligeed uma jirin umana jirayso laakin hab dhaqaale iyo hab ganacsi wa u jiri karta

Darawishtan aad ka sheekeneysid bari hore bu calankoodi dhacay, wa alshabaabki qarnigi cishriin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

war aniga Ethiopia maxa iga galay

Waa tii ku fartay waxaad fashay. Wax ayna ku farina ma fashid? Iyada ayaa kugu dirta walalkaa. waana cadowgaaga!

 

 

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

wa dal anu jaar nahay cilaqaat na ga dhexeyso, Siyasadeydu waxay ku salaysantahay dimuqradiyad isu tanasul cadalaad sinaan ,.

Siyastul Somal ma ka hadalnaa mise tii reerka? :D Mar walba waa inaad xaqa la jirto. Qabiil qaran ma noqdo. Dimuqradina waa luqad ganacsi. Saas ay tahay Daraawiish land manta calankeedu wuu tagan yahay. Iyada ayaad hoos iman aan ka ahayn waxad noqon cimarad yar oo jaarkooda ah.

 

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Midnimo somaliyeed , hab dawli ah waligeed uma jirin umana jirayso laakin hab dhaqaale iyo hab ganacsi wa u jiri karta

Waxaa yaa kuu akhriyey?

 

Saad sheegi haday noqoto. Darawiishtu waa dawlad dhlataye dimiqraadi noqo oo la jaan qaad is bedelada kala duwan ee geeska ka dhacaya.

 

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Darawishtan aad ka sheekeneysid bari hore bu calankoodi dhacay, wa alshabaabki qarnigi cishriin

Shalay maanta mood. War Darwiish waa quwad jirta oon dugoobin. Alshabaabna foodsaar ayeyba leeyihiin mantadan[sida la sheego]. Saad oogu soo biiri lahayd ama aad iskooga dhicin lahayd falowgeed gal.

 

Itoobiya Sharif waxba waa u qaban la'dahay. Taas ku xisaabtan qowdhanow! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

oo sxb anigu ma waxan ku yidhi Ethiopia wax ha ii qabbato war anigu aniga isku fillan oo aniga wax qabsanaya,oo waliba wax qabsaday darwiishti dooxatada ah beri hore aya la jabbiye sxb ha ku dabba hadhin , aniga ma sh dalxiis baad ii mooday oo kalle oo caasimadisa lugu dul wardiyeyo , war sxb anigu dawlad baan ahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Adu reer baad tahay. Dawladna afka ayaad ka sheegataa. :D

 

Daraawiishtu jiilkay dhashay weli qoriga ma dhigin xoogooduna wuu ku hayaa. Iska celin doonte aragnaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ferguson darawiish xiligoodi wey dhamaatay khusuusigu na beri hore bu calankoodi la laabay,

Ethiopia siyasad bay leedahay mida arimaha diibada somaliland na siyasad bay leedahay arimaha dibada , wa inad ta horta fahantiid

Somalilandna cidi u dhalatay wa xukumi karta one man one vote baad ku so bixi karta wa simple as that.

Anigu na qarran baan ahay , reer iyo waxas waxad diib hanogu celin , waxad adigu tahay bad umada mooda, darwiish haadaad maanta dooneysid Silanyo ba darwiish ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Silanyo wuxuu yahay waa laguu yaqaan. Dawlad hadad ahaan lahayd sida Jabuto ayaad calamka ka muuqan lahayd. Aware salkeeda kuwiina ku dhashay maxay Somaliliin u sheegtaan? :D

 

Somali way is taqaanaa, saxiib. Wax adan ahayn ha iska dhigin; marnaba.

 

Darwiish aqoon inaadan ahayna laba Cali is weydiin mayso. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this