Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Minister Dismissed

Recommended Posts

LOOOOOOOOL, this is what you get for joining the Somalidiid. No Sland minister has fought for Sool as much as this guy but now he did not accomplish anything? Reyoole fired him because he was against the new clan regions and the fact that all sland has done for Las Anod was to replace one askari from puntland with another from waqoye galbet while promising the people they would provide some vital services, using for their own they money they were supposed to use for that they collected from rer w.galbet. truth be told, the only development done in SOL was to few offices with the Sland flag, while the docters of the hospitable have been arrested and God knows what happened to the other members of the civil service.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Give it to Riyale; he is a shrewd politician. Fu’ad represents a devalued currency and Riyale knows he cant buy much with it! Does not surprise me that Fu’ad feels that he’s spent…

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalis, never learn from no matter how short a time ago. Boqor Cade and Ina afqudhac thought the same about Xaabsade just a few months ago. there is nothing shrewd about this, if the he fires the biggest supporter he has among rer SSC. Mind, Fu'ad is for more loyal to Somaliland then Xaabsade was to either administration and in that sense, he is more valuable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Some say Cadde and Afqudhac had a hand in LA’s fall into Somaliland column, and Xaabsade’s role in that fiasco was/is overblown.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Mr. Naxar Nugaaleed,

 

Actually in la is xaqiro mafiicna.

 

I am very much content with his disapproval of Riyaale adminstration just like most somalilanders feel. He is strongly against the forming of new regions so are many folks around. That I have to agree with him. Also he mentioned that SL government didn't deliver on its promise it made for rer Sool; it's the truth, they haven't yet. But again that is Udub party which he is part of. So firing mininsters and being disatisfied with this current SL adminstration doesn't start with Aden Ade, but alot of people all so do feel that Riyaale makes fake promises not just to reer Sool but anywhere else. So I do see where Aden Ade is coming from here.

 

However, Aden Ade needs to take easy with the qabiil talk about reer hebel sidan iyo sidan.

 

 

What now? well I think he should join Kulmiye and the coalition for 'change' and hope for new post better than being wasiirka reer miyiga and horumarinta, which he sucked at! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by xiinfaniin:

Give it to Riyale; he is a shrewd politician. Fu’ad represents a devalued currency and Riyale knows he cant buy much with it! Does not surprise me that Fu’ad feels that he’s spent…

No abti he shouldn't feel he is used, becuase he is not the only one to lost his job nor is he the only one disatisfied with the current adminstration. In case people don't realize ex-snm members are being thrown in Mandheera here solely for opposing the ruling party.

 

If he doesn't like what Udub is doing, simply change parties and be influencial in the upcoming elections.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fuad Adan Cadde is a great man. I really respect his candid and on-your-face approach to the so called yooyootanka siyaasada Somaliland. The man basically wants things done in an efficient and more transparent way, which I am sure he knew wasn't UDUB's way of doing things. But he confronted them anyway. Good man!!

 

I know he is a princpled man who stands for what is good in Somaliland and hopefully his great effort will not be lost. I think he is a man the opposition can recognise a lot with.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Red Sea, kulmiye is busy celebrating a bygone era, one more mujahid this and mujihad that makes wonder how those people listen them at all. Mr. waraabe from ucid, i believe, is the only racist in all of Somalia. Reyoole looks much better standing next to that retired mujahid and mr. addis is closer then mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Excellent, at last. He has been thrown out as a warn out cloth :D . Miskiin, waa ninkii Af laba daan intuu isaga yeedho. Waxuu doono ku hadli jiray ;) . Jacaylbro smile.gifsmile.gif Sorry hadaan ku fogaaday loool Si yaabo badan ayaad Fuad isugu dhawdihiine.. Was he your uncle niyow ;) You have very confusing Qaraabo ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadhwanaag 2008-04-06 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Horumarinta Reer miyiga iyo deegaanka Somaliland Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa maanta xilkii wasaaradaasi si rasmiya ah ugu wareejiyey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Md. Siciid Maxamed Bille, ka dib markii uu Madaxweyne Rayaale xilkii kaga maalintii khamiistii tobadkii hore ee ina dhaaftay.

 

Munaasibadii loo sameeyay xil-wareejintaas oo lagu qabtay xarunta wasaarada beeraha ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qeyb-galay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Horumarinta Reer miyiga Md. Siciid Maxamed Bille, Agaasimaha guud Maxamed Jaamac Faarax, Agaasimeyaasha waaxaha iyo shaqaalaha Wasaaradaas.

 

Wasiirkii hore ee Wasaarada Horumarinta reer Miyiga iyo Deegaanka Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa sheegay in xilku meerto yahay. Isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi "Sidaan Jaraa’idka hore ugu sheegay xilku waa meerto, Madaxweynuhu isagaa xaq u leh inuu qofka uu rabo ama ay is qoonsadaan uu xilka ka qaado." .

 

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey, oo uu yidhi "Marka horena isagaa dadka qora marka dambana ka qaada. jaraa’idkaan hore ugu qoray kuma ciil qabo, taas waa la ogaanayaa, hore jaraa’idka ayay ku taalaa maahmaah ayaan Idhi, anigu inan gumeedka waxaan u aqaanaa ninka reer Somaliland ah ee *********** ah ama Warsan-geli ah, ee marka uu xilka hayo Somaliland nin libaaxa ah oo difaaca, xilku wuu dhamaadaaye maalinta laga qaadana dhinaca kale isa soo taaga oo cadowga u gala, ninkaas baa inan gumeed ah baan idhiye hadeer-ba ha la ogaado.”

 

Mar uu ka hadlayey mustaqbalkiisa siyaasadeed waxa uu ku dambayn doono, waxa uu yidhi “Anigu waxaan u shaqeynayaa Somaliland inta aan noolahay, taas waad ogaanaysaan."

 

Waxaana uu intaa raaciyey oo uu yidhi "Arrinta labaad waxaa weeye, Wasaaradan shan sanadood baan joogay, wax badan baan ka bartay horena wax ra’yi ah oo aan deegaanka ka haystay ma jirin, waxaan hada bartay wax badan oo ku saabsan deegaanka iyo Ugaadha, inkasta oo shimbiraha wasaaradu xukunto nasiib darro shimbiraha waxba kama aqaano, shaqaalaha meesha joogana rag iyo dumarba waa dad aanu aad iyo aad isugu wanaagsan nahay.”

 

Md. Fu’aad Aadan Cade waxa uu ku dardaarmay oo uu yidhi “Dardaarankayga kowaad waxaan u sheegayaa Wasiir ku xigeenka, shaqaalaha dawlada ninka darajada B-da ah 220,000 kun oo shilin ayaa u soo hadha, inta kalena way ka hoosaysaa, qaar ilaa ingiriiskii shaqaynayay ayaa 120,000 kun qaata, waanay shaxaad tagaan oo kuma filna mushaharkoodu, waliba Wasaaradani ma laha waxa Soomaalidu Dhac-dhaca u taqaan. Wasiirka 3 Milyan qaata, kolayba aniga iguma filayn, waliba waan ka dhex qeyliyay golaha Wasiirada oo waxaan idhi walaaloow mushaharka ha na loo kordhiyo."

 

"Laakiin la ima aayidin, oo hoosta ayay ka wada rabeen in musharka naloo wada kordhiyo, kii sadexda milyan qaadanayay ayay ku filaan waydayey, ka 120 kun qaatana kuma filaanayso nolashiisa, markaa shaqaaluhu wax lagu canaanto oo la yidhaahdo waad soo kalihi waydeen.”ayuu yidhi Md. Fu'aad Cade.

 

“Waxaan wareejinayaa anigoo ku faraxsan oo walaahi aanay xumaani igu jirin, oo aan lahayn meeshii ayaa lagaa qaaday, dalka iyo dadkaba imikaan u xil badnaanayaa, waxa ugu weyn ee dalka laga rabaa waa nabad aniguna oday baan ahay wailba waxna way ii dheer yihiin” ayuu yidhi Fu’aad Aadan Cadee..

 

Wasiir ku-xigeenka wasaarada Horumarinta reer Miyiga iyo Deegaanka Md. Siciid Maxamed Bille,oo si ku meelgaadha xilka Wasaarada Madaxweyne Rayaale ku armay in loogu sii dhiibo oo isna xafladaas ka hadlay, ayaa Wasiirkii hore ee Wasaarada uga mahad-celiyey sida habsamida ah ee uu xilka ugu wareejiyay.

 

Wasiir ku xigeenku waxa uu Fu’aad Aadan Cadde ka dalbaday in aanu ka dheeraan, isla markaana door ka qaadan karo hawlaha shaqo ee Wasaada.

 

Waxaana uu balan-qaaday in uu shaqada Wasaarada iyo ta shaqaalaha-ba si hagar la'aan ah u wadi doono.

 

Maxamed Jaamac faarax oo Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi Horumarinta Reer Miyiga iyo Deegaanka, oo xaflada ka hadlay ayaa sheegay in ay Wasaarada hawlgalaan 170 shaqaale ah. waxaa kaloo uu xusay in ay Wasaaradu leedahay 14 Baabuur oo ka shaqeeya gobolada dalka gebi ahaan-ba..

Share this post


Link to post
Share on other sites

"anigu inan gumeedka waxaan u aqaanaa ninka reer Somaliland ah ee *********** ah ama Warsan-geli ah, ee marka uu xilka hayo Somaliland nin libaaxa ah oo difaaca, xilku wuu dhamaadaaye maalinta laga qaadana dhinaca kale isa soo taaga oo cadowga u gala, ninkaas baa inan gumeed ah baan idhiye hadeer-ba ha la ogaado.”

“Anigu waxaan u shaqeynayaa Somaliland inta aan noolahay, taas waad ogaanaysaan."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this