Sign in to follow this  
Gabbal

Buulogaduud has been overran: Koojaar captured alive, Afgaduud unknown dead or alive.

Recommended Posts

Gabbal   

Dagaalo lagu kala qabsaday gawaari dagaal oo ka dhacay duleedka Kismaayo

 

Click here to find shabelle news in English

 

Mogadishu 22, June.07 ( Sh.M.Network) In ka badan 2 ruux ayaa ku geeriyootay inta la ogyahay tiro kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray ka dib dagaalo xoogan oo saakay ka bilowday tuulo ku taala duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, iyadoo dagaaladaasi lagu kala qabsaday gawaari dagaal iyo fariisimo ciidan.

 

Dagaalkaan oo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ah oo ka soo kala jeeda beelaha **** iyo Puntland ayaa waxa uu bilowday abaarihii 9:30 daqiiqo, waxaana yara qaboobay 12:30 kii duhurnimo sida uu ku soo waramay Wariye ka tirsan shabelle oo maanta gaaray Tuulada Buulo gaduud.

 

Maleeshiyooyinka Beelaha **** ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay jiireen kuwii kale ee fariisinka u aheyd deegaanada Buulo Gaduud iyo Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo oo uu hogaaminayay Col. C/risaaq Afgaduud oo ay isku heyn yihiin Madaxweynaha dowladda KMG ah.

 

Sarkaal sare oo u hadlay Maleeshiyooyinka Beesha **** kana gaabsaday magaciisa ayaa waxa uu shabelle u sheegay in ay ku qabsadeen dagaalkaasi 6 baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo abaanduulihii qeybta koowaad ee ciidamada Col. Aadan Boojaar.

 

Tuulooyinka Buulo Gaduud iyo Goobweyn ayaa haatan dagan, iyadoo ay gacan ku heynteeda ay la wareegeen maleeshiyaadka maamula magaalada Kismaayo.

 

Lama oga wali halka ay cirib iyo jaan dhigeen ciidamadii uu hogaaminayay Col. Afgaduud, inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in wali ay isaga soo horjeedaan labada dhinac oo israsaaseyn ay ku dhex mareyso tuulooyin kale oo ku dhow dhow goobtii lagu dagaalamay saakay.

 

Ilaa iyo wali lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi, laakiin labo dhimasho ah iyo labo kale oo dhaawac ah ayaa la soo gaarsiiyay Isbitalka magaalada Kismaayo.

 

Click here to find shabelle news in English

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Tuulada Buulo Gaduud oo gacanta u gashalay meelayshadii gacanta ku haayey magaalada Kismaayo

Kismaayo

 

Dagaal aad u qaraar oo maanta dhexmaray laba ciidan oo iska soo horjeeda oo ka kala tirsan beelaha ********** iyo ********* kuwas oo xurguftooda ay soo jiitameysay 30kii sano ee la soo dhaafay .

 

Dagaalka maanta ee ka dhacay duleedka magaalada Kismaanyo ayaa inta la ogyahay ay ku dhinteen 10 qof oo u badan kooxihii dirirtu ay ka dhaxeysay iyadoona sida lagu helaayana wararka ay sheegayaan in tuulada Buulo Gaduud ay gacanta u gashay maeeyshiyadii ka soo jeeday gobolka Gado halkii kuwii Puntlanda ay u carareen deegaanka kale .

 

Goobta uu dagaalka ka dhaceen maanta ayaa dhowr tiknika ah looga qabsaday ciidamadii ka soo jeeday gobolada Puntland ,Dagaalka oo wali ka socda gooba kale oo cusub kala soco halkaan

 

Maxamed Nuur Gacal Cabdi Dayniile,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Castro:

So who won? The "government" or the "terrorists"?
:D

That is up to personal interpretation. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by N/AA:

quote:Originally posted by Castro:

So who won? The "government" or the "terrorists"?
:D

That is up to personal interpretation.
:D
Whats your interpretation yaa Horn?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^^^ He'd like to say the government lost but that would mean labeling his kinsmen as terrorists. A rock and a hard place really. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Castro:

^^^ He'd like to say the government lost but that would mean labeling his kinsmen as terrorists. A rock and a hard place really.
:D

:D

You are what the coastal swahili people of east africa Call,Sumu Baridi,which literaly means, Soft/Smooth/painless Poison.

 

Horn,Whats your interpratation adeer? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

This is not about government/terrorist thing. This war was not one for ideology. This was about safe passage of travelers to/from Kismaayo which the group in Buulogaduud have become an obstacle to. They were told to remove their checkpoints and move out the way or be moved, and so it came down to the latter.

 

I am not so sure the group in Kismaayo has as much confidence in the TFG as before when things are put into perspective and how the top men in the TFG dealt with the Kismaayo issue is analyzed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn is Happy.......LoooooooL

 

 

Anyway, can the people of Juba be guaranteed this is the end or we will see more of the same tribal skirmishes?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I doubt it! The capture of Koojaar, if true, is certainly gonna make the stakes even higher! Don’t get surprised if you see Ethiopian tanks in the city again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

AY described himself as maquuste, so is to his militia. They dont seem to be learning lessons after lessons, don't they?. Now Af-gaduud is disappeared so is our brother Duke, where are you, yaa Duke? Can you update us? please what went wrong? and what is next move? I know the only option open for the TFG-clan is the easy and cheap way, the propoganda way! typically you would soon hear Kismayo women got raped, innocent kismayo people got ropped, killed blah blah etc...

Originally posted by Castro:

So who won? The "government" or the "terrorists"?
:D

Castro, ofcourse the "terrorists" won it. :D

 

Blukah!, illeen sagaaro ima barato, ninbaa laga soo sheegat :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

You see... I was right! when I wrote the above post. The defeated TFG-clan went on rampage through the net. They took their only open option as predicted, the Propaganda way :D

 

Ninkii muxuu yiri: "Alloow ma kaga dararamsiiyey!" I am enjoying Duke and Co's effort to flood us with all these rubish..so fill us in yaa jameeca! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Faarax-Brown:

quote:Originally posted by Castro:

[qb] ^^^ He'd like to say the government lost but that would mean labeling his kinsmen as terrorists. A rock and a hard place really.
:D

:D

You are what the coastal swahili people of east africa Call,
Sumu Baridi
,which literaly means, Soft/Smooth/painless Poison.
Very fitting :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this