Sign in to follow this  
ANTARA

Somaliland Election Countdown

Recommended Posts

1. Give examples of the corruptions you're talking about?

 

2. Why is Siilanyo, and not the other party leader?

 

 

Ps. You act as if you're the only one that goes back home.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

UCID - Hargaysa

 

 

Kumaanaan Ka Mid ah Taageereyaasha UCID Oo Isugu Soo Baxay Magaalada Hargeysa Iyo Khudbad Kulul oo Guddoomiyaha Wakiiladu Ka Jeediyay

 

 

(Hadhwanaagnews) Saturday, June 05, 2010

Hargeysa (HWN)- Taageereyaasha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa saaka isu soo bax balaadhan ka dhigay Fagaaraha beerta Xoriyada ee Magaalada Hargeysa.

 

 

 

kumanaan ka mid ah taageereyaasha xisbiga UCID oo ka kala yimid shanta degmo ee caasimada Hargeysa ayaa saaka dhoola tus ka sameeyay Magaalada Hargeysa waxaanay lulayeen caleemo qoyan iyo calamada xisbigaasi.

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID Md. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan, ka hadlay xafladii isku soo baxa taageereyaasha xisbigiisa ayaa uga mahad celiyay sida weyn ee ay ugu soo baxeen xisbigiisa. Waxaanu ka waramay barnaamijka siyaasadeed ee xisbigoodu ku shaqayn doono haddii ay tallada dalka ku qabtaan, waxaanu yidhi “Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa taageereyaashii xisbiga UCID ee illa xalay illaa maanta ee soo agaasimay xafladan quruxda badan.”

 

 

Md. Maxamed-Rashiid Sh. Xasan waxa kale oo uu ammaan u soo jeediyay ciidamada nabadgelyada ee ammaanka fagaaraha sugaya.

 

 

“Waxaan leeyahay dadweynaha Somaliland walaal waa inaad ka fiirsataan cida aad siinaysaan codkiina doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa, waxaanu idiin soo bandhignay barnaamij siyaasadeed oo dheeli tiran oo dhinac walba wax ka qabanaya gaar ahaan dhinacyada Horumarinta, Dhaqaalaha , Nabadgelyada iyo Caafimaadka, waxaanu soo dhisaynaa haddii aanu ku guulaysano dawlad tayo leh oo kooban oo ka turjumaysa rabitaanka shacbiga,”ayuu yidhi Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID.

 

 

 

 

Kumaanaan Ka Mid ah Taageereyaasha UCID Oo Isugu Soo Baxay Magaalada Hargeysa Iyo Khudbad Kulul oo Guddoomiyaha Wakiiladu Ka Jeediyay

(Hadhwanaagnews) Saturday, June 05, 2010

Hargeysa (HWN)- Taageereyaasha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa saaka isu soo bax balaadhan ka dhigay Fagaaraha beerta Xoriyada ee Magaalada Hargeysa.

 

 

 

kumanaan ka mid ah taageereyaasha xisbiga UCID oo ka kala yimid shanta degmo ee caasimada Hargeysa ayaa saaka dhoola tus ka sameeyay Magaalada Hargeysa waxaanay lulayeen caleemo qoyan iyo calamada xisbigaasi.

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID Md. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan, ka hadlay xafladii isku soo baxa taageereyaasha xisbigiisa ayaa uga mahad celiyay sida weyn ee ay ugu soo baxeen xisbigiisa. Waxaanu ka waramay barnaamijka siyaasadeed ee xisbigoodu ku shaqayn doono haddii ay tallada dalka ku qabtaan, waxaanu yidhi “Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa taageereyaashii xisbiga UCID ee illa xalay illaa maanta ee soo agaasimay xafladan quruxda badan.”

 

 

Musharaxa M/weyne-ku xigeenka UCID Dr.Maxamed

Rashid Sh. Xasan

 

Md. Maxamed-Rashiid Sh. Xasan waxa kale oo uu ammaan u soo jeediyay ciidamada nabadgelyada ee ammaanka fagaaraha sugaya.

 

 

 

“Waxaan leeyahay dadweynaha Somaliland walaal waa inaad ka fiirsataan cida aad siinaysaan codkiina doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa, waxaanu idiin soo bandhignay barnaamij siyaasadeed oo dheeli tiran oo dhinac walba wax ka qabanaya gaar ahaan dhinacyada Horumarinta, Dhaqaalaha , Nabadgelyada iyo Caafimaadka, waxaanu soo dhisaynaa haddii aanu ku guulaysano dawlad tayo leh oo kooban oo ka turjumaysa rabitaanka shacbiga,”ayuu yidhi Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xisbiga UCID.

 

 

 

 

 

Md. Maxamed-rashiid wuxuu ugu baaqay dadweynaha Somaliland inay doortaan xisbigiisa oo uu ku andacooday inuu ka ficil u bedeli karo isbedelka dalku u baahan yahay.

 

 

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/Raxmaan Cirro) oo ka hadlay xafladaasi ayaa u mahad celiyay dadweynaha reer Hargeysa ee u soo baxay taageerada xisbiga UCID.

 

 

Guddoomiyaha Wakiiladu wuxuu jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Madaxweyne Rayaale oo uu ku duray Shirgudoonka Wakiilada waxaanu yidhi “Waxaan idiin sheegayaa dadweynoow Madaxweynaha Somaliland 2006-dii illaa 2010-kii inuu aflagaadeeyo Golaha Wakiilada ee ummaddu soo dooratay balse Anagu marnaba umaanu jawaabin. Waxaan maanta jecelahay inaan hal eray ka idhaahdo khudbadii Madaxweynaha waxaan leeyahay Madaxweyne waxaad kala garan weyday inaad shirgudoonka la tartamayso iyo inaad Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Faysal cali Waraabe aad la tartamayso.Shirgudoonku murashaxiin ma aha adiga kulama tartamayaan laakiin waxay ahayd haddii aad cid u jawaabayso inaad kuwa kula tartamaya.”

 

 

“Golaha Wakiilada ee aanu masuulka ka nahay Madaxweynaha Somaliland ayaa carqalada ugu weyn ku ahaa waxaanu ku sameeyay mar uu xeerarka ku soo celiyo iyo mar uu si toos ah u soo faro geliyo shaqada Golaha,dadweynoow waxaad ogaydeen wixii Golaha ka dhacay oo aad ka daawan jirteen shaashada TV-yada.illaa markii dambe ay gaadhay inuu Madaxweynuhu amro in Golaha quful lagu xidho, hase yeeshee shacbiga Somaliland ee sharafta badan ayaa ka diiday oo ka dagaalamay. Shacbigu waxay suurto geliyeen in Golaha loo soo celiyo karaamadiisii. Waxaan u mahad naqaynaa shacbiga Somaliland,”ayuu yidhi Md. C/Raxmaan Cirro.

 

 

Guddoomiyaha Wakiiladu waxa kale oo uu dhambaal tacsi ah u diray labadii dhalinyarada ahaa ee ku dhintay mudaharaadyadii lagaga soo horjeeday markii xukuumadu albaabada u xidhay Golaha Wakiilada, waxaanu Madaxweynaha ku eedeeyay masuuliyada dilkii labadaasi qof inuu amar ku bixiyay in loo adeegsado rasaasta nool.

 

 

Md. C/Raxmaan Cirro wuxuu madaxweyne Rayaale ku tilmaamay mid curyaamiyay shaqadii Golaha waxaanu carabka ku dhuftay inuu lix cisho ka hor dib ugu soo celiyay aqalkaasi xeerkii loo sameeyay Miisaaniyada qaranka. “Walaalayaal waxa sharcigu dhigayaa in Madaxweynuhu Golaha Wakiilada horkeeno heshiisyada uu la galo shirkadaha waxaan idiin sheegayaa Madaxweyne Rayaale waligii ma uu horkeenin heshiisyada uu galo,”ayuu yidhi Guddoomiyuhu.

 

 

Guddoomiyaha Wakiiladu wuxuu shacbiga Somaliland ka dalbaday inay codkooda siiyaan xisbiga UCID oo uu sheegay inuu dalka uga wanaagsanaan doono xisbiga UDUB.

 

 

 

Sidoo kale, waxa xafladaasi ka hadlay xubno ka tirsan Guddida fulinta ee xisbiga UCID kuwaasi oo taageereyaashooda uga waramay barnaamijkooda siyaasadeed.

 

 

 

Dhinaca kale, waxa isu soo baxan oo kale xisbiga UCID ku qabtay magaalooyinka waaweyn ee dalka oo dhan.

 

 

 

Weriye Cumar Maxamed Faarax

 

Hadhwanaag News/Hargeysa

 

 

2ijkbd1.jpg

 

30up9ci.jpg

 

21edj7d.jpg

 

2u3wghf.jpg

 

 

rt3l1w.jpg

 

vdwzp.jpg

 

11j2mwz.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

And here's the link for Ucid's huge turn out in Borome, very impressive indeed! Looks as if the people have spoken loud and clear ..NO MORE UDUB!...hope you're taking the hint AfricaOwn..

 

:D:D Iskadhaafa wiilkan yar ee Africaown.In his crafted mind of Erigavo politics is either ignorant or is in some sort of amnesia of the United masses of Somaliland and for whom the historic victory went in their favor at least in the recent anals of SOmali history" I mean as repetedly get reminded here by the GURU.

 

These people would always be united as a nation and an example to all of the once KUSH empire. :D

As oance said by the Famous Warrior " KITE FIQI.

 

"Inkastow uu isgumaado amaba isgumeysto Duriyaddu dusha Guud waa ka walaalo."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Norfsky:

calaacal.com

You're the one that's crying homie ;) . Your party is not build to lead. Just play the back and let us take control of things.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Flamboyantressurected:

And here's the link for Ucid's huge turn out in Borome, very impressive indeed! Looks as if the people have spoken loud and clear ..NO MORE UDUB!...hope you're taking the hint AfricaOwn..

 

I always said, if its not UDUB, then UCID. Just as long as we don't end up with Kulimey.

 

 

Ps. UCID looks so strong in Borama. What a surprise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by AfricaOwn:

^^Stop with the Calaal man. You're voting based on clan, I'm not [voting for Kulmiye because of clan]
smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Who is the party leader? That's all you see. Nothing else. That old man has no strategy for the situation for Sool and Sanaag. The folks in East Burco are all riding for him mainly because of who he is, nothing else to it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Burco-UCID

 

 

2lniihw.jpg

 

furfwl.jpg

 

2gwb62o.jpg

 

206hfsg.jpg

 

 

357rgvr.jpg

 

206hfsg.jpg

 

30k9abr.jpg

 

swzr86.jpg

 

 

Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer oo Maanta Muujiyay Inaan Labada Xisbi ee Udub iyo Kulmiye Kaga Codbadnayn+Faysal Cali Waraabe oo Maanta Baaq u Diray Dadka Deegaamada Buuhoodle iyo Widh-widh

 

Burco(OWN)-Taageerayasha xisbiga mucaaridka ee ucid ayaa saaka banaan bax balaadhanoo ay kala qaybqaateen Musharaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Eng.Faysal Cali waraabe gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi aadan mire waqaf,xildhibaano iyo dadweyne aad u tira badan ayaa isaguna ka dhacay magaalada burco.

Taageerayaasha xibiga ucid ayaa iayagu u muuqday saaka kuwo u sii diyaargaroobay sidii ay u muujinlahaayeen astaamaha iyo calaamnata u gaarka ah xisbigooda iyo musharixiintooda madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka.

 

 

Weftidani uu hogaaminayay gudoomiyaha xisbiga ucid eng.faysal cali waraabe ayaa ahaa kuwo ka soo kicitimay Dhanka hawdka ee Gobolkani togdheer kuwaasi oo kulamo goono gooni ah la soo qaatay dadweynaha ku dhaqan deegaanadaasi.

 

Isu soo bax maanta oo ka dhcaayay khayriyada magaalada Burco ayaa hayd mid ay si laxaad leh u soo buuxdhaafiyeen taageerayaasha xisbiga ucid kuwaasi oo markii igu horaysay muujiyay sida ay labada xisbi ee kaleba kugula tartami karaan gobolkani.

 

 

Ugu horayn waxa xafladaasi ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna musharxa madaxweynaha ee xisbigaasi Eng.Fayasal Cali Waraabe waxaanu u mahadnaqay Taageerayaasha badan ee maanata u soo baxay inay muujiyaan cududooda iyo taageerda ay ku leeyihiin Gobolka waxaanu Eng faysal ka hadflay Barnaamijka xisbiga ucid oo ku tilmaamay inuuyahay mid uu ku horumatrinayo dalaka hadii loo doorto jagada madaxweynaha Somaliland taas oo uu daliil ga dhigay in xisbigiisa ucid uu yahay ka ugu barnaamijka waxac axsaabta qaranka.

 

Waxaa kale oo uu Eng Faysal dhaleecayn kulul u soo jeediayay xukuumada madaxweyne Daahir rayaale oo ku tilmaamy inay tahay mid aan dalka waxba u qaban 8deedii sano ee ay xilka haystay waxaanu wax laga xumaado ku tilmaamay in maanta ay nasiibdaro ay tahay in madaxeyne rayaale la soo taaganyahay dib ha laydoorto. Waxaanu ku tilmamay in dalakan jkamhuuriyada Somaliand waxa ka xumaaday uu yahay oo keliya hogaankii dadka ku hagi lahaa jidka saxa ah.

 

 

Waxaanu sheegay im madaxweynuhu dhagax dhigay meelo badan oo ka mid ah gobolkan togdheer kaas oo an waxba ka qaban.

 

Gudoomiye Faysal sidoo kale waxa uu ku dheeraaday Xidhiidhka dalalka jaarka aynu nahay sida dalka etoobiya oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo ay alaabteenu kootarabaan ku gasho halka kuwooduna ay si xora u soo galaan dalkeena waxaanu balan qaaday in hadii uu xisbigiisu ku guulaysto doorashada madaxtinimada uu xalindoono dhamaan waxa kasta oo dadka reer Somaliand xaq ugu leeyihiin .

 

Waxaanu maanta halkan baaq uga diray Eng Faysal Cali Waraabe dadka deegaanada Buuhoodle iyo widhwidh oo uu u sheegay dadka reer somalaind ay yihiin ul iyo diirkeed aanayna u baahnayn wax fad qalalo iyo dhibaato u gaysta.

 

 

Waxaa kale oo isn halkaas I ka hadalay Gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi Aadan maxamed Mire waqaf oo sheegay In xisbiga ucid uu wato barnaamij hufan kaas oo ay madax ka yihii n eng faysal cali waraabo iyo maxamed rashiid sheikh xasan oo labaduba ah aqoonyahno una heelan horumarinta dadla iyo daka aadanmire waqf isag oo arimahan ka hadalaya waxaa hadaladiisii ka mid ahaa.

 

Ugu danbytii waxaa isna halkan ka hadalay Gudoomiayah gobolka Togdheer ee xisbiga ucid Cismaan Afgaab oo sheegay in isbel loo bahayahay kaas oo la filayo in 26june doorashada dalka ka dhacayasa taas oo uu ku tilmaamay iany noqondoonto taariikh cusub oo u bilaabmidoonta dalakan taas oo lagag bixidoona ayuu yidhi mugdiga lagu jio waa sida uu hadalkiisa u dhigaye.

 

 

Waxa iyana xalakan ka hadalay masuuliyyin sarsare oo ay ka mid yihiin Siciid raage,Xildhibaan Xuseen Cige,iyo madax kale oo badan dhamaantoodna waxa ay sheegeen in xisbiga ucid yahay xisboga kaliya ee sanadkan badbaadinkara dalka kaas oo iasugu leh barnaamij hufan halkudhegiisun yahay Isku xukumida shareecada islaamaka taas oo maanta laga dareemayay barnaamijkoodii oololaha oo ay ka saareen heelooyinkii iyo amaanta ahaa .

 

 

Maxamede Cawed Maxamed

 

Oodweynenews.com/TBurco Office

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Guru, fair enough. However, should the K Party win is there a set procedure for the change of power (like the American or British systmes) or will they make it up as they go along?

 

Originally posted by AfricaOwn:

quote:Originally posted by NGONGE:

P.S.

Because Clan Is Everything I pray and hope that Kulmiye does not win.

Stop talking sideways..You really want the old man to win, but for obvious reasons, you're going to act like you're not cheering for him, okay, we get it.
That's what adolescents like you do, adeer. Now if you have a question, act like a grown up and ask it straight. Don't give me the written equivalent of a pulled face, adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this