Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Bosaaso resident From sool Killed

Recommended Posts

Boosaaso,(Lasanod Online)- Waxaa caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Barri muwaadin u dhashay gobolada SSC-

 

 

Muwaadinkan oo lagu magacaabo Cabdilaahi Qudhac ayaa ah nin oday ah, iyadoo dilkiisa ay ka danbeeyeen niman dablay ah oo hubaysan kuna toogtay marxuumka agagaarka Hotel Alnasar ee magaalada Boosaaso.

 

Marxuum Cabdilaahi Qudhac ayaa hada lagu aasayaa magaalada Boosaaso iyadoo dilka marxuumkan aynan weli ka hadal maamulka gobolkaasi.

 

Dilka marxuumkan ayaa dabada ku haya falal dilal isdaba jooga oo lagu hayo shaqsiyaad muhiima oo kasoo jeeda deegaamada SSC ee ku dhaqan magaalada Boosaaso,iyadoo waqti aan fogayn ay kasoo wareegtay markii badhtamaha magaalada Boosaaso lagu toogtay xildhibaan ka tirsan golaha baarlamanka Puntland oo kasoo jeeda deegaamada SSC.

 

 

 

Wariye: Abdiqani I. Goox

admin@lasanod.com

Xafiiska Wararka Lasanod Online, Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaji, the new admin in bosaso has responded already.

 

Gudoomiyaha Gobolka Bari Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Sheekh Cabdixaafid Cali Yuusuf oo Shirjaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Warbaahinta u sheegey in Kulamo ay lahaayeen Qeybaha kala duwan ee Maamulka Gobolka Bari kadib la go'aansaday in Ciidamada kala duwan ee Gobolka kusugan & Shacabka lagu amro Qodobadan:-

 

1- Dhamaan ciidamada waxaa la farayaa inay ku sugnaadaan xeryahooda

2- Dadweynaha waxaa ka mamnuuc ah heysashada hub aan sharci loo heysan, nooc kasta.

3- Sidoo kale magaalada laguma dhex qaadan karo wax hub ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2- Dadweynaha waxaa ka mamnuuc ah heysashada hub aan sharci loo heysan, nooc kasta.

3- Sidoo kale magaalada laguma dhex qaadan karo wax hub ah.

:D:D

 

 

 

1- Dhamaan ciidamada waxaa la farayaa inay ku sugnaadaan xeryahooda

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Illaah HUN, marxuumka nin qaali ah oo muxtarim ah ayuu ahaa sida dadka aqoonta ulahaa sheegeen,, as for the thread , i think Xaji Xunfow,Waxay ahayd inaad tiraahdo, Muwaadin Reer SL ayaa lagu dilay Bosaso ,laakin reer sool! doesn't make any sense coz reer sool waa reer Bosaso !!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

walahi i can understand duke and his lot because they dont know better, but las canod people should understand that there is no future in this pirates den. when you are shoot on the streets of bosaso for being form las canod what future could you possibly have there.

 

tell me which las canod resident has been shoot in burco, borama, hargaisa or erigavo? none !

 

looooooool !

 

bosaso is like mugdisho saxib its the same there is no real difference. criminal activity no real government.

 

In Somaliland i can travel from the Djibouti border, to las canod no harm, absolute security.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this