Sign in to follow this  
RedSea

Who is the hater?

Recommended Posts

me   

^ yes sxb, one needs to question everything, we can't take any BS that people dish out to us, by asking the right questions one will learn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wheteva posted ,,, you can simply put your analysis, bring your evidences and leave it dead.

 

YOu normally ask the same question and never read the answers which is isku meeraysi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa tiriyay gabayga ??? ....... i don't think you even know.

 

 

Jacaylbaro, adeer hadii aadan garaneynin cida tirisey maad aayar iisheeg tidhaahdid intaad igu dayeeysis? Gabay waxaa layidhaa MAXAA SABABAY? cida tiriseyna google kuraadso adeer. OK!

 

 

Waaka gabayga qaybtiisii kalena:

 

Sumbadaa wayaanuhu haday idin sabaalaysay.

Amay sixir idiin gunuday waa saan koleey qabo e.

Soohdin lama wadaagtaane waad sahal dhaqaaqdeene.

Saqsaqdiyo intaad Aayartaan siigsadiyo boodhka.

Sakaarkiyo hamiga naga lalee samada dhawraaya.

Indhaha saabka loo yeelay iyo suusad lagu jiiday.

Ee suursan kala qaada waa laga sokeeyaaye

 

Sidaadaba Hargaysaay inaad seegto marinkaaga.

Waa soo jireen dhaqan ahoon idinka suulaynne.

Soomaalidoo nabad ah oo samo kudaaqaysa.

Seedhibaad Afuufteen intaad salaw abuurteene.

Calankii sudhnaayee bulshadu wada salaamaysay.

Sarihiyo guryihi Aad dhistee nee sanado qaatay.

Sal fudaydku Waa waxaad digada uga samayseene

 

Siiroo kolkii laga dhigiyo saylad laga guuray.

Dadkiina wada sabooloobay ee aad u asxariiray.

Sonkorta dabaqyadii wada noqdiyo suuqi laga yaacay.

Seeskii bur buraybaad markale dib usan cayseene.

Saxalkii inuu idinka baxay baad sawirateene.

Khaladkiina lama saxahayee waad ku socotaane

 

Soomalilaan sheega iyo sawrac madhadkiina.

Siqiir iyo kab biir waan hubaa inaad sexeexdeene.

Sarajoogsi gooniya haduu sahanku goobaayay.

Masal kaa itoobiyo Ahaa yood ku socoteenba.

Sal saloolashaad gacalka iyo Cadaw la saaxiibku.

Sahli mayso citiraaf hadii aydun sugaysaane

 

Saylac iyo Hargaysoo Tigrey wada sabaynaayo.

Saldhigyana intii looga furay goobo laga siiyay.

Soomaalida in loo diido ooy seexan kari waydo.

Oo siyaaradii timid Xabsiga lagu dhex seeteeyo.

Sarwadna loogu daro iyo garaac diirka laag siibay.

Maxaa sababay oo keeni kara waa su'aal kale e?

 

Sinjigaaga lama diido iyo siidhka aad tahaye.

Saaxiibku way kala hadhaan la is naseegaaye.

Sinalooam jaro dhalasho oo way sal wayntahaye.

Sokeeyaha intaad riixdo oo saado nacabkaaga.

Surka xadhig nin kuu galinhayoon rabin samaantaada.

Sadiiq inaad u aragtiyo ninkii uurka kula seexday.

Maxaa sababay Oo keeni kaar waa su'aal kale e?

 

Salaadiin wax garadiyo cilmiga qoladi loosoocay.

Siyaasiga fayoow een caqliga dhoobo laga saarin.

Saadaasha iyo aragtidii umada Soomaali.

Sakal inaad gasheen lagu cadee ood sirgaaxnteene.

Suuntiinu way gu i hadaad sidan ahaataane.

Sumad guur inuu idinku dhoco yaad ku socotaane.

 

Sikastaba hanoqotee anaga magaca Soomaali.

Sibraarbuuba nooyahay biyaha aan ku sidanaaye.

Samaantiina waan jecelihiyo inaad sinaataane.

Sadnadeeqi weeyaan hadaad saafi noqotaane.

Saxma weeye hadalkani haduu idni solaayaaye.

Saqajaanka naaga daaya waa dawgu suuyahaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kashafa:

Somalinimo does exist and indeed is the way forward.

That's departure from your usual views on nationalism. You are being pragmatic which is good. Hopefully more people will give up a little bit of their clanist, nationalist, and Islamists views by moving to the middle, and finding common cause which is to rid ourselves habashis as well as lackeys.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@jb and Aladiif.

 

Raggeedii. I am tempted, really :D !

 

wuxuu yiri:

 

 

Ragga SOL yimaadow adduun salalag weeyaanne'e

Ninkii sii jiraa ee naflahi wuu sajacayaaye'e

Saacad waliba khabar bay siddaa iyo saami gooniyah'e

Saakana waxaa SOL dul yimi saymo gabayeede'e

Waakaa ladiif soo tirshoo mariyey siinleeye'e

JB wakaa sacab tuntoo tuuray sadar weyne'e

Waakaa sibraha haysta siddii saajin fransiis'e

Ninkii sayn u muuqdaa waxbuu saadalayn jiraye

Inay xeradu saaqsantahay anigu saadaashay

In Ayyoubna soo tookhi rabo ayyana saadaashay :D

Afarayda Duke soo wadana ayyana sii sheegay :D

 

........

 

Saacaddii inay joogto oon helay sifaadkeedi

Oo salaadi nagu waajibtay koley anigu saadaashay :D !

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Soo maal,

 

waan kaaga warami dalkii dhawaan insha Allah iyo wixii aan kala kulmay.

 

In more serious note: All that you wrote weren't neccasary though I thank you for the effort. The simple point that I am trying to raise here is to seperate rock stars from groupies. That is those who really believe what is Somaliwayne(non Somalilanders) hence I termed these folks as 'they'. I am not trying to refer them being different ethnicity but simply based on how people are refered to in reality.

 

The people I am talking about are the current TFG supporters who are waving the somalia' blue flag. These people support everything the Xabashis have done in the country and consider them as being 'allies' yet they consider themselves of being proud somalis.

 

I think anyone would agree wiht me that these people should be told to put down the Somali flag and sing a different tune of 'aabo melez'. They are disgrace to somalis and have given the Xabashi strategic superiority they never had against somalis, simply they brought shame to the home front.

 

I believe these poeple have be told the truth and they should be exposed instead of being overlooked just because they say we are 'proud somalis'.

 

Kashafa,

 

Yep thanks. The people I am refering to here are the fake nationalists in here particulary the TFG supporters. There was nothing wrong with the TFG, well other than being bunch of warlords but I think most excepted for whatever they were. But since they were overboard and have gone as far commiting filthy habashi troops into Somalia to gang rape our women, they should be denounce by everyone. Regardless of their qabiil. That includes those from Somaliland like buubaa and Co. and those who hail from Xambar itself like Geedi and Mo. dheere.

 

The thing I am troubled by is why are these people not critized enough and why are they let to hide behind the somali flag. These people after all they have done have the guts to refer other somalis like somalilanders of being 'bad for the somali nation'....they actually get away with such things.

 

mr.me,

 

Whatever true somalinimo is. It's sure isn't what the TFG and its supporters practice. Don't look at the blue flag, look what they are practicing and what they are doing to somalia and its people. They are allowing women to be raped, kids to be killed by xabashi troops. Yet you had the guts to compare them to somalilanders who have not done an inch of that in comparison to the Xabashi lovers of the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Adeer caadi ma tihid...waan kaa baqey :D

 

 

Saacaddii inay joogto oon helay sifaadkeedi

 

Oo salaadi nagu waajibtay koley anigu saadaashay !

Xiinow labadan sadar ee ugu dambeeya waxay i xusuusiyeen gabaygan uu oday awoowgey ahaa tiriyey 1945-WWII. Sidan buu ku dhamaadey

 

 

Aniguna adduun laga samray baan, soobirta hayaaye

 

Salligii Rasuulkiyo intaan, saxayo tawxiidka

 

Sakaraad qiyaamaha haddaan, cidiba seegeynin

 

Su’aasheeda aakhiro intaan, suurka la afuufin

 

Kolka maan salaada uun tukudo, sahalka ii dhaafi

 

 

Allow talo matahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Adeer waad haysaayye sii wad~~

 

Mar baan damcay inaan JB ku gano haddana waxaan ka baqay inuu sidiisii yiraahdo somaliland ama snm baa la necebyahay :D .

 

Waxaan damcay inaan iraahdo:

 

Jay Bii yoo shaah ka baday

Shan kiiloo qaada cunay

Sharaab-iyo-koka cabbay weyn

Riyaale la shawrayoo

Shirkii :D:D:D tegoo

Halkaa markaan marinayyo baan faraha ka qaaday!

 

ps waryaaya bahashu waa kaftan ee yaan la caroon sideedii :D ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Red sea,

Originally posted by Muj: Red Sea:

I am sadened to say not a single clan from our neighbors(somali waqooyi and Puntland)that sent an Ergo to sort of try to ease the tension.

 

whenever two sub clans from same clan in either sool or sanaag fight, ergo from somaliland is there instantly.

 

 

Above statement was directed to a specific regions/clans and not supporters of a particular political faction.

 

Therefore, I believe it was very important to highlight that people of somali woqooyiga dhexe and Bari (Puntland) have also helped their brothers from Somaliland in their time of need

 

Garaad Abduqani was one of the few people who publicly condemned the Siyaad government over the handling of northwest region; he even risked his life to meet with SNM leaders secretly.

 

As a Garaad Guud and a leader of Sool Sanaag, & Cayn he led peace delegations to mediate between Egal & Tuur to end the northwest (Somaliland) civil war of 1994-1996.

 

Somalis from Somaliland (Northwest) as well helped their bothers from Puntland & SSC, true it was Boqor Buurmadow who led peace delegation as well to mediate between Yusuf and Cadde and end the Puntland civil war of 2001.

 

There was elders from Buuhoodle and Puntland who went to Daroor to bring peace between the sub clans of Daroor, and there was as well elders from Daroor and Somaliland who went to Buuhoodle to bring peace between the sub clans of Buuhoodle.

 

Since time immorial, the elders of somali clans were known to help other clans solve their internal conflicts, waa dhaqan soomaaliyeed oo soo jireen ah, wax cusub maaha

 

Markaa Illaahay haa ka abaal mariyo qofkasta oo dad muslim ah oo walaalaa ah kala badbaadiya

 

(Buuhoodle, Feb 19 2007, Ceegaag Online)

 

Iyadoo labadii todobaad ee la soo dhaafay ay dagaalo xun labo beelood oo is baahaysi wada ah ku dhex marayeen deegaanka Daroor ee Kilinka Shanaad ee soomaalida Ethopia ayaa waxaa hadda halkaasi u ambabaxaya isimo iyo Odayaal reer Buuhoodle ah oo si weyn looga qadariyo deegaanda soomaalida, si ay waanwaan ugu dhex galaan labada dhinac.

 

Amababxa waxgaradkan oo la filayo inuu hirgalo maanta ilaa berrito ayaa ka dambeeyey dhowaan markii ay Isimada iyo odayaasha buuhoodle ay Baaq nabadeed u jeediyeen dhinacyada halkaasi ku dagaalamaya.

Waxa kale oo Dhowaan Buuhoodle soo gaadhay baaqyo ay soo direen dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka daroor, baaqyadas oo ay kaga dalbadeen waxgaradka Buuhoodle inuu soo kala gaadho si loo joojiyo Colaadda halkaasi ka holcaysa.

Maxamed Sulub Abyan Buuhoodle, Cayn

 

 

Dadkaas oo aan ku koobnayn Somaliland, balse, ay dhinac walba ka kal yimaadeen Jig-jiga, Bari, Buuhoodle, Somaliland-na, kuwaas oo u badheedhay dhibta iyo hawsha badan ee meesha ka jirtay.

Runtiina tallaabadii ay qaadeen guul bay kala kulmeen, waayo? Mar haddii xabbad-joojin iyo nabad labadii ay doonayeen la siiyay, wixii dambe ee wax qaba ahna, iyagaa laga sugayaa, waanan u mahad-celinaya ergada.”

….

Dhinaca kale, waxa suldaanka oo ka hadlayey xubniaha ergooyinka ah ee deegaanka Darroor tegay oo tiradood aad u badnayd, waxa uu tilmaamay in laga xuli doono tiro kooban, oo noqon doonta ta ka garnaqi doonta tabashooyinka labada dhinac iyo dhibaatada kala gaadhay. Waxaanu yidhi; “Ergada Buuhoodle Suldaan Siciid ayaa hoggaaminayey, qolada Jig-jigana waxa hoggaaminayey nin Sheekh ah oo ah madaxa golaha Islaamka ee Killka [killka 5-aad ee itoobiya], Sheekh Cumar baana la yidhaahdaa.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^You have a point there and i have to give you that. I have nothing to say to that.

 

 

But you have to agree with me when I say the TFG and its supporters who bare the somali flag should not accuse anyone of being anti somalinimo or any of that sort since they have done what any other somali could not think of.

 

Do you agree with me on that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Che and me,

 

dudes listen. Get reall yourselves. nationalism?

 

Stay up to date will ya? the world has moved on from the era of nationalistic crap. that was late 50s to early 60s when most of African nations were experiencing freedom from colonials. Today the world is alot different and the somali issue requires different and more complex solutions.

 

I think the reason you two are holding to this outdated ideas is because one of you has missed the booli qaran years aka caano boodhi times dearly and the other must have spent too much in the diapora.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

lol@jb and Aladiif.

 

Raggeedii. I am tempted, really
:D
!

 

wuxuu yiri:

 

 

Ragga SOL yimaadow adduun salalag weeyaanne'e

Ninkii sii jiraa ee naflahi wuu sajacayaaye'e

Saacad waliba khabar bay siddaa iyo saami gooniyah'e

Saakana waxaa SOL dul yimi saymo gabayeede'e

Waakaa ladiif soo tirshoo mariyey siinleeye'e

JB wakaa sacab tuntoo tuuray sadar weyne'e

Waakaa sibraha haysta siddii saajin fransiis'e

Ninkii sayn u muuqdaa waxbuu saadalayn jiraye

Inay xeradu saaqsantahay anigu saadaashay

In Ayyoubna soo tookhi rabo ayyana saadaashay
:D

Afarayda Duke soo wadana ayyana sii sheegay
:D

 

........

 

Saacaddii inay joogto oon helay sifaadkeedi

Oo salaadi nagu waajibtay koley anigu saadaashay
:D
!

 

:D:D walee waad tuuratay .....

 

 

Nimanyohow sidani xal maaha aynu saaka nahaye

Soomali hadii ay is dishay ama kala socdaalayso

Hadii suuqyadii xamar maantaba xabash salaaxaayo

Sowkuwaa jubbooyinkii socdee kala saglaynaaya

sowtaa goboladii dhexe gaalku salagleeyay

Sowtaa Buglaantii tagtee kala socdaalayso

Soomaali anigaa ka hadhay sida agoonkiiye

Somaliland hadaan la baxay dadkana ku sooryeeyay

Ma suubanaha Rasuulkiyo Seeryihii makaan gubay ?

 

 

Waxaan damcay inaan iraahdo:

 

Jay Bii yoo shaah ka baday

Shan kiiloo qaada cunay

Sharaab-iyo-koka cabbay weyn

Riyaale la shawrayoo

Shirkii tegoo

loooooooooooooool :D

 

 

Jay Bii yoo shaah kabbaday

Shan kiiloo qaada cunay

Sharaab iyo kooke ku daray

Rayaale la shawrayoo shirkii tegey

Inaan Rabbi Sheekh kaaga dhigin

Shaafiyoow ku ducayso :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this