Sign in to follow this  
Aaliyyah

SSC waa Hanaqaaday hanbalyo yaanu leenahay - Saado Cali Warsame

Recommended Posts

Taleexi   

Buraanburku wuu fiicnaa balse waxa iga qosliyey uun baan sheegay. Waxaan is idhi haddii habar waliba Quresh baan galaa tidhaahdo, tolow yaa bantu gala smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Weynakaa hadaba weynakaa smile.gif anoo more bantu ah haddii la yidhi quresh baa gashaa, Allow Alle.

 

Aliyah: ta buraanburka waan sii wadi karayey balse inaan xas iyo reero muskood kala dhaco baan ka baqay:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Che -Guevara:

quote:Originally posted by Taleexi:

Thanks guys.... One question though, I watched the buraanburka from the lady in Boston event. Daa..roo.. d.ku ma quraysh buu galaa?.... Runtii way iga
smile.gif

There was a Boston event?
That is what she said smile.gif . Refer to the above links.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Somaliland has copyright terms to: Way duushay, way dalacday, way dhaqaqdaay, way tagtay, cirkaasay aaday, way dabalaatay, bus ayey raacday, dayaxay ka cawaysay. I suggest the Saado Cali brigade get their own battle cry theme. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^saado miyey aheen qoftii somaliland u haysasay oo u hadlasay markay heestay landcruiser gado oo ay ka hadlasay ilaahay ha u naxaristo siyad barre iyo dawladiisa oo ay magasay oo nafteeda halis galisay...saas miya maanta ugu abaalgudasa????? simply because she is pro SSC???...she is not even per say anti somaliland..merely she is singing on behalf of reer SSC just like she sang for reer O-gadenia/reer somaliland and anyone who she thought injustice was being done on them ...waa iska aduun.

 

Taleexi lol hadad buraanburi kartid waad ii buraanburi kartaa...waan iskaga baahna xoga amaan iyo buraanbur :D

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

RedSea@lol Saado ali miyayna ahayn reer somaliland? even her kids are from Reerka. so i am not surprised the themes of somaliland are copied.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Libaah,

Imisa ciyaal ah bay inoo leeday sxb? smile.gif

Originally posted by Aaliyyah:

^saado miyey aheen qoftii somaliland u haysasay oo u hadlasay markay heestay landcruiser gado oo ay ka hadlasay ilaahay ha u naxaristo siyad barre iyo dawladiisa oo ay magasay oo nafteeda halis galisay...saas miya maanta ugu abaalgudasa????? simply because she is pro SSC???...she is not even per say anti somaliland..merely she is singing on behalf of reer SSC just like she sang for reer O-gadenia/reer somaliland and anyone who she thought injustice was being done on them ...waa iska aduun.

 

Taleexi lol hadad buraanburi kartid waad ii buraanburi kartaa...waan iskaga baahna xoga amaan iyo buraanbur
:D

 

salaam

I'm not against "SSC" future aspirations or Saado Ali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Aaliyah: You can only reason with those who are fair, just and rational. Walaalaheena reer Hargeiysa iyo Buroa markay soo miyirsadaan, cagahana dhulka dhigaan, oo weliba iimaansadaan waxay xaq u leeyihiin markaas hadal waa la furi karaa. Wixii intaa ka soo hadha waa I jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Redsea. She has 1 daughter like Xaji said never seen how she looks like though not sure if she is that one in the Guleed ahmed "Dhahar" song video.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Beautiful anniversary. Keep it coming guys.

 

Saado Ali Warsame is the heroine of our people just like Asha A. Abdalla & Fatima Jibrell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this