Sign in to follow this  
Aaliyyah

SSC waa Hanaqaaday hanbalyo yaanu leenahay - Saado Cali Warsame

Recommended Posts

SOO MAAL   

Waa xaqiiq SSC waa Hanaqaaday hanbalyo yaanu leenahay

 

Mahadsanid Xidigta Somaliweyn Saado Cali, waa hees wadani ah, oo aad qiimo badan oo lagu xusayo Sanad Guuradii kowaad ee kasoo wareegtay aasaskii Maamulka SSC

 

 

Happy Birthday SSC

 

 

Hambalyo Hambalyo Dhamaan Shacabka SSC Sanad Guuro wacan, Kulu caam wa antum bil khayr

 

 

Waxaan Allah weyn ka baryanaa kna rajeenanaa in sanadkan sanadkiisa aynu ku gaadhno Guul, Gobanimo, xoriyad, nabad, horumar, bashbash iyo barwaaqo,

 

Waxaynu Allah uga mahad celinaynaa midnimada aynu haysano.

 

Long Live SSC

 

Long Live United Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

somali_flag.jpg

ssc.jpeg

getPid.php?pid=22

ssc-somind00.jpg

 

Thank you Aaliya for this amazing thread,

 

October 16, 2010 is a great day, SSC freedom movement is one year old alxamdulilah

 

We celebrate the good work and the sacrifices of the SSC freedom fighters

 

 

T o all SSC people, Have a blessed and happy SSC DAY OCT 16th

 

SSC WAA SOOMAALINIMO, SINNAAN IYO CADAALAD

 

Halagankii shacabka SSC ugu jiray midnimada iyo xoraynta dhulka la haysto bishan Oktoobar 2010 ayuu sanad jirsday.

 

Waxaa laga soo gudbay ama la soo maray marxalad aad u adag iyo carqalado iyo caqabado iyo jillaafooyin lagu kufo.

 

Waxaa dhibaatooyinkaa lagaga soo gudbay dadaal badan iyo hawl karnimo iyo isku – duubni.

Waxaa la dhisay ciidan xorriyad doon ah, waxaa la qoray axdi ama dastuur (constitution) qeexaya ama caddaynaya awoodda, xilka iyo waajibaatka madaxda hoggaanka iyo khusuusiga iyo laama ama qaybaha kale ee hoggaanku ka kooban yahay.

 

Shacabka SSC hadday yihiin kuwa dalkii jooga iyo hadday yihiin kuwa qurba joogta ah way wada ayidsan yihiin oo garab taagan yihiin hogggaanka loo diray midnimada shacabka SSC iyo xoraynta dhulka SSC laga haysto.

 

 

Sanad guuradii dhalashada ururka SSC waxay ku soo beegantay 16 bishan Oktoobar, sanadka 2010. Maalintaasina waa maalin wayn oo taariikhi ah oo mudan in si wayn loo xuso oo loo dabaaldego oo loo damaashaado si taxadar leh gaar ahaan gudaha.

 

 

dsc00175.jpg

wp_fireworks_dual3.jpg

58258288-sool-sanaag.jpg

cidanssc1.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Nabad-flag.jpg

ssc1.jpg

0.jpg

 

 

Soo dhawaynta Xuska Hogaanka SSC iyo Ujeedada loo unkay

 

Oct 14, 2010

 

UK(Riinji.com)Qormada manta waxa ku bilabayaa marka hore magaca Alle ee naxariista guud iyo mida garka ah ba naxariista ,an u soo noqdo su'aasha ah maxaa kenay SSC.....

 

SSC waxa ka dhalatay kacdoon ka yimi shacabka deegaanka Gobolada SSC oo ku jiray dhibato an kala go'o lahayn labatankii sannadood ee ugu danbeyey iyaga oo loo kala qaybiyey hab beelaysan oo ay ku heshiiyen labada maamul ku sheeg ee dhinacyada ka xiga deeganka beeshu degto iyadda oo hayadaha caalamka iyo dawladaha deeqda bixiya ay u gudbiyen in aney deeganadasi nabad ahayn oo an la tegi karin. Akhristow waxad ogata in ay mar walba ay adeegsadaan kuwo u dhashey deeganka laga hor joogo horumarka iyo nolosha ay ku haystan deeganadoda mid la mida ah in ay gadhaan lagana sameyo been abuurka an radka lahayn marmarka qar waxaba dhacda in kuwa u dhashey deeganka la yirahdo dhib ka abura deeganka oo ay isku layaan wiilasha da'a yarta ah hab beelaysan si loo kala dhex dhigo utun beeesha SSC dhexdoda oo aynan talo isugu imaan waxayse meesha ka saren in Allaha awooda leh u isagu konka xukumo iyo dad u dhashay dhulkana aysan ahayn afarta iyaga ag jogta ee ay leyihiin qaybah bulshada oo dhan ayna keentay in la sameyo Hogaan ay u dhantahay beesh SSC inteda cafimaadka qabta. SSC yey dan u tahay SSC waxay dan u tahay qof kasta oo ka mid ah beesha degta deganka ha ahado Siyasiyiin ,SHacab,DHalinyaro , Caruur ' Jilasha inaga denbeya oo ay noqoneyso beer an u aburney iyo Deganka laftigisa oo ad modid in ay faro ba'an ku hayaan beelaha derisyada ah oo manta aysan jirin wanag iyo walaalow idaa lakiin ay jirto in la isku tix geliyo awooda ad ledahay iyo midnimadada . SSC yaa tagera 80% waa dhalinyo da'adodu ka yartahay 1960 oo ku dhalatay xoriyad oo aminsan Dadkoda iyo Dalkood oo ay hogaminayaan Alla ha xafido labo Garaad Jamac oo labadu ay isku darsaden aqoon Maadiya iyo mid Diniya labadaba waxana u dheer wayo Aragnimo iyo DHul marnimo oo iyada laftedu ah aqoon. Waxan u hambalyeynaya una mahad celinaya dhalinyarada SSc ee isu tagey ka dhabeynta soo celinta karamadii ay beeshu ku lahayd Somalida dhexdeda waxan idin sheegaya waxa wax badela ama kacdoon sameeya waa dhaliyarada waxana loo bahanyahay in an tagerno cidkasta oo dhalinyaro ama wayel ah oo wada danta SSC waxan idinka codsanaya in an ka hor tagno cid kasta oo ka soo hor jeeda wax noqoshada dadkena iyo degankena haddu dono ha u dhasho SSC. Waxa jira akhiyaar badan oo leh isimo iyo aqonyahano ah da'ada ka weyn 1960 oo wada dadaal la mid ah midka dhalinyarada oo an marnaba la ilawi kari ,waxa iyana jira dad dhibato ku haya shacabkoda oo aminsan in aysan ku nolan karin caro SSC oo ku qanacsan in ay ka tugsadaan beelaha kale ee la midka ah waxana halqabsi u ah rer Ssc keligood ma istagi karan waxan u shegaya war waxa la baryaa Galada ee majiro labada beelod ee ad hos jogtan mid ay beeri u godo ama batrool haysata ee dhibatada ka daya dadkina iyo mamulkiina lama huran waa cawska jilal. wa bilahi tawfiiq.

--------

 

ssc-london1.jpg

 

 

Ogaysiis:- Xuska sanadGuurada SSC . Columbos,San Jose CA, Phenix Arisona,Sweden,Seatle,Nederland,Sandiago

 

 

Ogaysiin, Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus , Ohio inay ka soo qaybgalaan xaflada damaashaadka sanad guradii kowaad ee Hogaanka SSC ee somaliya

 

 

Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus, OHIO waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan xaflada damaashaadka sanada guradii koowaad ee hogaanka Midnimada iyo badbaadda SSC ee Somaaliya . halkaas oo lagu soo bandhigi doono taariikhdii SSC , cayaarihii hidaha iyo dhaqankeena ahaa iyo fanaanii aad looga yaqaan magaalada Columbus, Ohio oo heeso loogu talagay xuska iyo damaashaadka sanad gurada SSC halkaa idiinku soo bandhigi doona. waxaa idiin diyaara soo dhawayn wacan iyo damaashaadka oo aad nagala qayb qaadataan . tariikhdu marka tahay 10/16/2010 oo ah malin Sabti ah

 

 

Location : Comfort INN 161

1213 E. Dublin Granville Rd

Columbus, Ohio 43229

 

TIME: 10/16/2010

Sabti. 6:00 PM ilaa 2:00 AM

 

La xidhiidh : folantiirka SSC ee columbus ,OH.

 

 

Sanad Guura wacan iyo Guul SSC

 

———————————————-

 

 

Ogeysiis waxaa dhammaan jaaliyadda SSC ee ku dhaqan San Jose, CA iyo dhammaan The Bay Area

 

la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflad lagu xusayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtey asaaskii Hoggaanka Minimada iyo Badbaadada ee SSC. Taasoo lagu qaban doono:

639 Tully Road

San Jose, CA USA

Waa Sabtida, 16ka October

6da galabnimo

 

Kasoo qayb bal wacan

 

Jaaliyadda SSC ee San Jose, CA

 

————————————

 

 

Xuska Sanadguurada SSC oo lagadhigayo Phenix arisona.

 

saturaday 10/17/10

4:00pm 11:00pm

122 North Second Street

Phoenix, Arizona, USA

85004 hyad hotel

hosted by dhaliyarada sool sanaag iyo cayn somalia

labis quruxoon.. iyo heeso cusub iyo fanaan cusub oo heer ssc waa abdirisak mohamud hassan cawil

 

dhagto way dhimadow

dhaawac baa gaadhee

ceebta lagu dhaashtay

dheygay ugu reebtay….

dhalad miyaa dhalasho ku noqon wayday

dharag miyaa dhowrto kuu noqoday

dhaama sidan dhaamaaaaa……………….fanaanka heesdan soo wada waa wiil dhaliyara dad diiso waa 20 danjir kana soo jeeda ssc waa fanaan cusub..sawirkiisa waa kuu soodiri……

 

—————————————————————————-

 

 

Jaaliyada SSC ee Stockholm/Sweden

 

 

Dhamaan waxa la ogeysiinayaa jaaliyada SSC ee ku nool wadanka Sweden in maalinta sabtida ee bishu tahay 16 oktober 2010 in la qaban doono sanad guuradii kowaad

ee ka soo wareegtay Aasaaskii shirkii Horseed ee lagu dhisay Hogaanka Midnimada & Badbaadinta SSC. Xafladaas oo si aad ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb gelayaan

marti sharaf badan oo ay ka mid tahay Fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Saado Ali Warsame iyo Abwaano soomaliyeed.

DJ: Hassan Waqooyi

Ka soo qaybgal wacan dhamaan jaaliyada iyo marti sharafta soomaaliyeed

 

MEESHA: VEDDESTA CENTRUM

SAACADA: 17:00- 24:00

 

 

—————————————————————————

 

 

Jaaliyada SSC ee Seatle

 

Waxaa lala socodsiinayaa dhamaan jaaliyada SSC ee Seattle in la qabandoono xuskii sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay aasaaskii Hogaanka Midnimda & Badbaadada SSC. Munaasabada xuska waxaa lagu qabanayaa hotel Comfort Suites ee Tukwila, waa hotelka caanka a ku dhegan Family Fun Center.

 

Taariikhduna waa October 16keeda 2010 oo ku beegan sabtida soo socota saacadu markay tahay 4:30PM. Addresska hotelka oo dhamaystirani waa kan hoos ku qoran;

 

7200 Fun Center Way Tukwila, WA 98188

 

Ka soo qaybgal wanaagsan dhamaantiin.

 

 

————————————————————————–

 

 

Jaaliyada SSC ee Nederland

 

 

Waxaa lagu war gelinayaa dhammaan jaalliyadda SSC ee ku nool waddankan Nederland Iyo Nawaaxigiisa in ay ka soo qayb galaan shir loo qabanayo xuska sannad-guurada Curashadii SSC, shirkaas oo la qabanayo Maalinka Sabtida ee taariikhdu tahay 16/10/2010 saacaddu markay tahay 12:00 duhurnimo illaa 20:00 fiidnimo, shirkaas oo ka dhici doona magaalo madaxda Nederland ee Amsterdam. Ciwaanka meesha uu shirka dhacayaana waa sidan:

 

Waxaad imaanaysaa Amistel trein station, kadib waxaad u soconaysaa 5 ilaa 6 daqiiqo ciwaankaan hoos ku qoran.

 

Wibautstraat 150, 1091 GR Amsterdam.

 

Haddaba waxaa laga codsanayaa dhammaan dadweynaha reer SSC ee ku nool waddankan Nederland iyo agagaarkiisa in ay kasoo qayb galaan, shirkaas oo ah mid aad u muhiim ah, isla markaasna ay dhawraan wakhtiga.

 

Xafladdaas oo lagu soo bandhigi doono barnaamijyo aad u muhiim ah una xiisa badan, oo weliba ay ka soo qayb gelayaan dad aad u u muhiim ah oo ka mid ah reer SSC, kuwaas oo isugu jira Abwaaniin iyo Prof. caanka ah Maxamuud Cali Jaamac ee dadka reer SSC.

 

Waxaa si gaara loogu baraarujinayaa dhalinyarta udhalatay deegaamada SSC in ay kasoo qayb galaan shirkaan, oo aad arrimo muhiim u ah looga hadli doono.

 

 

Qiimaha lagu gelayo xafladdu waa 20-Euro 18 jir (siddeed iyo toban) iyo wixii ka weyn.

 

 

————————————————————–

Jaaliyada SSC ee Sandiago iyo Orange

 

 

Waxaa la ogaysiinayaa Jaaliyada Sandiago iyo Orange ee dalka Maraykanka in ay ka soo qayb galn Xafladii sanad guurada SSC oo la qaban doono maalinimada Jimcaha habeenkeeda, oo ah habeen sabti soo galayso Jimcene baxayo.

 

Jaaliyada sharafta wxaa laga codsnayaa in ay soo camiraan xafldas, waxayna waxii faah faahin ah kala xidhiidhi karaan. Xaali Dhoodi iyo Yaasmiin Maxamed Xassan oo qaban qaabinaya Xafladan.

 

 

Ka Soo qayb galkiinu Waa Muhiim.

lol2.jpg

 

 

top_bar.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

"Our ultimate goal is to make this area peaceful and prosperous and also seek a united Somalia," Ali Sabarey, the deputy leader of SSC, told Al Jazeera.

 

hogaanka1.jpg

 

hogaanka7.jpg

 

 

SSC achieved so much more people of SSC are proud of SSC Freedom Movement & Freedom Fighters

 

 

In 12 short months:

 

- A new freedom movement born inside Somalia, with millions of supporters

 

- A Leader/President was elected, Deputy Leader was elected,

- A parliament/Khusuusi was formed,

- A Council of Cabinet Ministers appointed,

 

- A new Strong SSC Army was build, in additions to thousands of SSC volunteers, and those left Puntland/Somaland to the new movement

 

- SSC people have raised millions of dollars to support SSC movement

 

- SSC movement established good relations with TFG Government, Djibouti, Kenya, UN, AU, AL and EU

 

- and most importantly the SSC Freedom Movement gained the support of the vast majority of SSC people both inside Somalia and worldwide, Thousands participated in demonstrations were held inside SSC Somalia in towns like Buhoodle, Laascaanood, Widhwidh, Horufadhi, Yagoori, Xudun, Talaah, Boocame, Buurawadal, Tukaraq, Kalabaydh, Saxdheer, Dharkeyn, Holhol, and Balcad to support SSC Movement

 

- Thousands more participated in conferences held in Minneapolis, Seattle, Los Angles, Columbus, Washington, Virgina, Atlanta, Toronto, Ottawa , Edmonton, London , Manchester, Amsterdam, Stockholm, Copenhagen, Oslo, Helsinki, Riyadh, Damascus, Cairo, Khartoum, Dubai, Doha, Kuwait, New Delhi, Islamabad, Kuala Lumpur, Sydney, Melbourne, Nairobe, Djibouti, Kampala, and Johannesburg

 

 

So much progress has been achieved, and a lot to be done

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

^"Golden Rule # 5 - Trolling:  don't make posts that are inflammatory just to annoy people."

 

 

DSC03875.JPG

Well-dressed & beautiful.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this