Sign in to follow this  
Saalax

Maxaad ka taqanaa Bariga Somaliland iyo quruxda Ilahay ku maneysatay (DAAWO)

Recommended Posts

Saalax   

SANAAG(OWN)- Somaliland waa dal baaxad weyn oo xuduudo la leh dalal badan oo Afrika ah, waa dal qani ah oo ku wanaagsan xagwalba,sida Beeraha,iyo macdanta,sidasoo kale Somaliland waxa lama huraan ah in ay leedahay ilo dhaqaale oo ay ugu horeyso xoolaha nool oo dakhliga ugu badan ay ka soo gasho dalalka xoolaha loo dhoofiyo.

 

hadaynu soo qaadano markii dawladii kaligii taliyahii Maxamed Siyaad Bare jirtay meesha Somalia lacagta ugu badani ay kasoo xaroon jirtey waxa ay ahayd Gobolka Togdheer(Burco)oo qani ku ah xoolaha Nool, oo dhaqaalo badani kasoo gali jirey Xoolahii noolaa ee dalalka Carabta loo iib geyn jirey.

 

Sidasoo kale xaga sool iyo Sanaag ayaa xaga kale aad u qurux badan oo aad arkayso buuro,bari iyo bad oo aad garankarto meelaha ugu caansan Somaliland ay ka mid tahay buuraha quruxda badan ee DAALLO oo sida sawiradan aad ka dheehan karto kuu muujinaysa quruxda ay Somaliland leedahay dhinac walba iyo sida loo dayacaayo ee looga soo cararaayo.Hadii aad aragto Casimada Somaliland waxa ay la ciir ciiraysaa dad badan oo aad arkayso qaar badan oo xagaa iyo bari ka yimid soona degay Casimada iyaga oo ay u samixi weyday duruufaha ka jira iyo nolo malmeedkooda oo ku xidhnaaday casimada ama ay doonayaan inay ganacsigooda iyo hawlahooda ka fushadaan iyo qaar waxbarasho usoo doontay ka tayo wacan meesha ay joogaan.

 

Dadka reer Somaliland waxa muhiima inay fiiro gaara u yeeshaan in ay jiraan dad ama quruumo aynu dal isku hayno loona bahan yahay in aan la banayn ee bariga Somaliland la xoojiyo,dawlada Somalilandna ay dadka reer Somaliland ee bariga degan ay baahidooda wax ka qabato si dadku aanay usoo guurin.

 

Waxa aad daawataan bal sawiradan oo aad arki karto dalkeena sida Ilahay quruxda ugu manaystay iyo ka cago jiidka inaynu aamino ama ku nagaano meeshaa quruxda badan.

 

 

2rca6nn.png

 

 

4hr2iu.png

 

 

2j2dwuh.png

 

ipod54.jpg

 

35cmxhc.jpg

 

 

hvdq84.jpg

 

 

1j6jx3.jpg

 

 

rkvvia.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^our ancestorial land just amazing

 

Sheekhii maydh ku aasan sheekheni sheikh waliyulah.^Ilahoow ku naxariiso

 

Hee maxaad tidhi abti taleexi axad wanaagsan sido kale

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Someone please help me understand how this is a political. Libaahe, there are other sections in this forum bro, try utilizing those sections as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I wanted to post it in the General section but it instead ended up in here. Anyhow enjoy the pictures it's not much of a issue whether it is in the political or general section.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Originally posted by Suldaanka:

[QB]

Halkuu xaajigii xamaanta dhigtay iyo

Xajj-keenu Xiis iyo Maydh weeyaan :D

 

suldaanka,meelaha loo xajiyo waa bedenyehiin ee anigu sucuudigaan kugula talin lahaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this