Sign in to follow this  
Duufaan

Sheikh Sharif government sign a new invasion of Somalia.

Recommended Posts

Duufaan   

It was not long time ago when Shariif Government sign a Memoradum of understanding with Kenya. Today Sharif signed even more damaging protocols prepared west and UN. The details will come soon but what we know so far includes.

 

No fly zone and No commercial ships for most of country, especially South/West

 

NATO forces were given the right to enter Somalia and bomb anywhere in Somalia

 

More Amison forces

 

Ethiopia and Kenyan was consulted and their forces will enter Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This proves the shariif and his team are hired and working somebody else not Somali people. the whole thing will be failor but somali people will pay the price

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Duufaan, Looks like you've just woke up niyow ,,,,

No he has not woken up yet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Madaxweyne Sheikh Shariif oo saxiixay warqadii dalka Soomaaliya u fasaxeysay ciidama shisheye in ay soo galaan iyo warqadaas oo isla markii uuq aadaay

 

Madaxweynaha Dowlada midnimada qaran ayaa maanta saxiixa ku duugay war qad uu siday Wakiilka Xogahaya guud ee QM ee arimaha Soomaaliya u qaabisan Axmed Walad Cabadala taa oo ku qorneed in ciidamo ka socdo wadanka Aafrika ay deg deg ku soo galaan Soomaliya

 

Warqadaan uu saxiixay Sheikh Shariif ee ah in ciidamo deg deg ah la geeyo Soomaliya ayaa durubaba ciidamad ogolaaday in ay galaan Soomalaiya ayaa ah

 

1 Dalalka masar .Aljeeriya,Nayjeeriy a.Sinigaal.Ruwaanda iyo dalka kale oo aan la shaacin waxaase kulankaan lagu saxiixay ciidamasa goob joog ka ahaa Wasiirka gashaandhiga iyo Wakiilka Xogahaya guud ee QM ee arimaha Soomaaliya u qaabisan Axmed Walad Cabadala.

 

Wakiilka Xogahaya guud ee QM ee arimaha Soomaaliya u qaabisan Axmed Walad Cabadala ayaa markiiba ka duulay garoonka markuu helay saxiixa ogolanaayo in ciidamo deg deg ah soo galin karaan Soomaaliya waxuuna dhawaan geeyn doona Xafiiska Qaramada Midoobay .

 

Waxaa kale xusud mudan in Ciidamada Mareykanka iyo Yurub loo fasaxay in ay Soomalaiya cirka ka duqeen karaa taa oo ka mid aheyd saxiixa uus axiixay madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed

 

Xalka Soomaliya ayaa xiligaan ku jira qatar iyadoona aad moodid xiligaan in Soomalaiya ay ku soo jeeda indhaha beesha caalamka

 

isku soo wada duubee dalka Soomalida ayaan xiligaan kala jeceleen cid walbaa oo xoog ku gashaa Soomaliya madaama dadkii ay arxanka ka sugayeen ay xasuuaqayaan taa oo ah laba cadow wax iskuma kaa dhamaanee ee ilaahoow wax halaaga u keen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Wakiilka gaarka ah ee QM ugu qaabilsan arrimaha dalka Somaliya oo maanta socdaal aan hore loo sii ogeysiin dawladda ku yimid Muqdisho ayaa usoo gacan galiyay madaxweyne Shariif warqad ka socotay Golaha Amaanka ee QM.

 

Cabdalla waxaa la sheegay in muddo 30 daqiiqadood ah kaliya uu shir albaabada u xiran yahay kula jiray madaxtooyada Sheekh Shariif iyo R/Wasaarihiisa isagoona halkaasi ugu dhiibay warqad ku aadan xaalada dalka iyo sida laga yeelayo iyo dalabaadka QM eek u wajahan xukuumadda.

 

Inkastoo ay adagtahay in la helo wali xogta rasmiga ah ee warqadda loo dhiibay madaxweynaha ay xanbaarsaneyd hadane ilo wareedyo ku sugan madaxtooyada waxay sheegayaan in sidoo kale ay warqaddaasi ku qoran yihiin waxyaabihii uu Axmed Walad Cabdalla kula hadli lahaa madaxda maadaama uusan shir waqti dheer halkaasi ku gali Karin arrimo amaan dartood.

 

Waxaa sidoo kale warar aan heleyno ay sheegayaan in warqadda ay ku qoran tahay faah faahin dheeraad ah oo ku aadan shirar maalmihii lasoo dhaafay ay lahaayeen xubnaha Golaha Ammaanka iyo jawaabaha dalabaad ay hore u jeedisay xukuumadda KMG ah oo aan la dooneyn in warbaahintu ogaato.

 

Hey’adda QM ayaa dawladda Federaalka waxay u taageerta in ka badan sidii ay u taageeri jirtay xukuumaddii C/laahi Yuusuf iyadoona u aragta xukuumaddan fursaddii ugu danbeysay ee lagu raadin karayo dawlad ka hirgasha Somaliya oo xiriir toos ah la leh beesha Caalamka.

 

Markacadey.net,Muqdi sho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Indeed,Sh/shariif and his PM waalaba doqon. Any Army and any foreign support will change their circumstances

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Shariifka iyo Riyaale toona waxba masoo wadaan.

Isku dad ayayna ushaqeeyaan.

 

Alshabaab iyo muslimiinta kale ee lamid ka ah iyo reer galbeedka dagaal aan dhamaan doonin ayaa kadhexeeya,haduu xitaa kan soomaaliya dhamaado.

 

Soomaaliya hada waxay noqotey meeshii lagu dagaalamayey, waxaana dad ugu liita kii gaalada lasafta, waayo dantooda ayuun bay kufushanayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this