Sign in to follow this  
Gabbal

Gudoomiyahii Degmada Caabudwaaq oo Geeriyooday

Recommended Posts

Gabbal   

Gudoomiyahii Degmada Caabudwaaq “Caaqil Warsame Diiriye (Caaqil Jiifaa) Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaaladda Caabudwaaq

 

 

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaheyhu Raajicuun, waxaa xalay fiidnimaddii ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq “Axmed Diiriye Warsame’ oo ku magac dheeraa “Caaqil Jiifaa†allaha unaxariisto Caaqil ayaa waxaa uu ahaa Gudoomiyii degmeda Caabudwaaq waxaana Xilka gudoomiyaha degmeda Caabudwaaq umacawday Xukuumaddii Lagu soo dhisay Magaaladda Carta ee Dalka Jibuuti.

 

Marxuumka ayaa waxaa uu xanuunsanay ilaa sanadkii 2004 waxaana hayay Cudurka Soomaalidu utaqaan “Dhiig-karka†hase hatee waxaa uu Axmed Warasme aad usii xanuunsaday Maalinimadii shalay xiligaas oo uu galay Koomo ilaa uu xalay fiidnimadii haleelay Mawdkii Xaqa ahaa.

 

Waxaa saakay subaxnimaddii lagu aasay qabuuraha dayacan ee magaaladda Caabudwaaq. Aaska Axmed Warsame ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad ufaro badan waxaana ay ilaahay uga barayayeen inuu janadii Firdawsa hoy uga yeelo.

 

Aamiin Aamiin Aamiin

 

Said Mohamed ali

Gedonet- Caabudwaaq

Qodax@gedonet.com

 

 

01010004%5B2%5D.JPG

 

01010006%5B1%5D.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ilaahow u naxariiso marxuumka. A man greatly responsible for the peace Cabudwaq City and district has enjoyed since the state's collapse.

 

Ilaahow janatul firdowsa ku waraabi. Samir iyo iimaan eheladiisa, asxaabtisa, iyo dhamaan dadkuu ka tagay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Innaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun

Allaha unaxariisto marxuumka samir iyo iimaan allaha ka siiyo faamilkiisa

 

waa un lakala horeeyaa geeridu waa xaq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Originally posted by Ay Kutubeey:

Innaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun

Allaha unaxariisto marxuumka samir iyo iimaan allaha ka siiyo faamilkiisa

 

waa un lakala horeeyaa geeridu waa xaq

Aamiin. Allah yarxama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Ilaahey haa uu naxariisto

 

ps. why did you add pics of the puntland delegation to the tacsi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this