Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Ciidamadii daraawishta Puntland ee Sanaag oo gaaray Buuraha Calmadow [Daawo Sawirada)

Recommended Posts

 

Manta oo ay taariikhdu tahay 24/06/08 ayaa waxaa ciidan ka baxay xerada ciidanka Puntaland ee Sanaag ee Badhan Cidamadaa waxaa hogaamiyo G/le Sare C/laahi Cumar Cashuur ciidankan oo ka baxay magaalada Badhan saaka markay ahay 6:am ciidanakaas oo tiradiisu dhantahay 200.

 

PICT0271.JPG

ciidankii.jpg

 

ciidddd.jpg

PICT0713.JPG

PICT0297.JPG

PICT0325_1.JPG
G/sare Cabdilahi Cumar Cashuur

 

PICT0318.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Pirates demand $1M ransom for 4 Europeans

11 hours ago

 

MOGADISHU, Somalia (AP) — A government minister says Somali gunmen have demanded $1 million for the release of a German couple, their young son and a French boat captain.

 

The Europeans were seized Monday from a yacht off the Gulf of Aden and taken to Puntland, a semiautonomous region of northern Somalia.

 

Jama Hirsi Farah, minister of state for security in the region, said Thursday that the kidnappers have demanded $1 million.

 

The condition of the captives is not clear. A clan elder who is helping negotiate says the boy is suffering from a fever and needs medical help.

 

Kidnappings and piracy are on the rise in Somalia, where hijackers demand — and often receive — huge ransoms. The 1,880-mile-long coast is overrun with pirates.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peaceful demonstrations were held in the towns of Dhahar and Badhan, Sanaag region against Piracy.

 

Banaanbax looga soo horjeedo burcad badeeda oo ka dhacay magaalada Dhahar.

Dhahar: Labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa maamulka Puntland kusoo batey burcad badeed qorsheysan kuwaasoo lagu eedeeyo qaar ka mid ah in ay ka dambeeyaan masuuliyiin ka mid ah maamulada Puntland iyo Somaliland. Dhacdadii hada ugu dambeysay oo waliba taagan ayaa ah mid dadka reer Sanaag kicisay.

 

Hadaba magaalada Dhaha ayaa waxaa ka dhacay maanta banaanbax weyn oo ay soo qorsheeyeen ardeydeyda iyo ururada bulshada gaar ahaan waxaa soo abaabulay ururka KEPO iyo ardeyda PYL iyo ururo kale.

 

Waxaa goobtaasi baaq kasoo saarey odayaasha iyo waxgaradka degmada waxay sheegeen in sida loo joojiyey dhuxulaysatada, in hal meel looga soo wada jeesto burcad badeeda dhibka ka wada xeebaha ku teedsan gobolka Sanaag iyo gobolka Bari. Odayaasha ayaa sheegay in hada raga buurta ajanabiga lasoo galay in ay si shuruud la’aan ah kusii daayaan, hadii kalena talaaba adag laga qaadaa.

 

Sidoo kale waxaa mudaaharoodyo kasocdaan magaalooyinka waaweyn ee gobolka Sanaag sida Badhan Ceerigaabo, Laasqoray, Xingalool iyo Hadaaftimo.

 

waa%20maalintii.jpg

 

3600.jpg

 

IMG_0013_1.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

LoooooooL@first guy with AK-47

 

Wher's Maakhir Admin or does it just exist in name?

 

Both Puntland and Maakhir are historic names and both refer to these peoples' local administrations.

 

(see "On the neighborhoods of Bandar Murayah (1872)

 

Read the historical terms and see whom they refer to:

makharzi7.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saxid you do not know the consequences of sea piracy. First it is illegal in Islam and in any other system. Second the ones who do the piracy are the worst low life dibjir in the society and the money will go toward distructive warlordism. Third because of the piracy, the average Farax and Xalimo will have to pay extra for anything imported because of the extra insurance and security. Few will benefit, but the rest will suffer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Adeer sawiradaad na daawadsiisay waa Badhane iyo boodhkeediiye maye nimankoo buuraha Cal Madow jooga?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Mayee, waa niman la garanayo oo dhulka u dhashay. Laba Xiniiyood, Badhan boodh maleh. Waa dhagax iyo dhadhaab. Laakiin, hadaan suaal ku waydiiyo. Magaalada miyaad u guur tagtay. Oo waa lagaasoo caydhsady smile.gif . Sibaad meesha uga cabanaysaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Hunguri, Xaasha ina-adeer Badhan waygu tolantahaye sidaa haw hadlin.

 

btw - gabdhaha Badhan jooga waa Mukhabadooyin. Dereshadahey kaa daawadaan goor ay casar-gaab tahay galab walba! Adaa iga badiya degaankaase bal amarkaa iiga waran Hunguriyow?

 

Raggan dadka qafaasheyna waa rag la garanayo oo macruuf ah, haddana Mashaxaleed ama Marcin ayaa loo filayaa iney joogaan - the problem is Cashaa nimaan marriinkeed aqoon kama baxo, ee sidee loosoo qabanayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Koora Tuunshe,

 

You call yourself to be from Sanag and yet you can't tell the beauty of Caal Madow mountain range from deserted areas like these. Waar ninyow isku xishood meesha rag rer sanaga ayaa kula jooga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this