Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

737Jet Boing lands first time in cigal international airport hargeysa.

Recommended Posts

hadhwanaag 2009-06-07 (Hadhwanaagnews) Fadlan ka daawo halkan iyadoo video ah, oo ay diyaaradu soo fadhiisanayso Garoonka Egal Interanational Airport

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

Egal International?...wa cajiib that is siyad investment and u hargeisawis are now boasting about it...slave mentality wale...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji Xeyraan, iska celi ninka sxb, qoorta ka goo, waa Xeyraan kale laakin madaxa ku socda, adigu lugaha ayaad ku socotey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

nuune ninkan runta baan u sheegay...siyad baa dhisay airportka hargeisa..maa been baan sheegay, wa wax somalidaa dhan wada og....marka inu iska amuuso ayaa u sharaf badan.

 

 

Nuune, shacabka waxaa lagu karbasha runta iyo ayaga baa iska amuuseyo oo isku xishoonoeyo.

 

The truth HURTS buddy..hargeisa airport was never built by hargeisawi idea but was siyad idea and he built it for them and paid for it...

 

So u shouldn't talk about the airport or the port in berbera...those are government properties of somalia. Sheekadi snm haa illa imaan aniga, snm waxay yihin waan og ahay..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dude the topic is not about ciidii hargeysa airportkeeda dhiisay .. waxa laga hadlaya diyarad weyn oo soo fadhiistay hargeysa.. ciidii dhistay maxammad siyaad barre dee haduu dhisay dee madaxweyne somaliyeed buu aha qassab bay ku ahayd inu dhiiso .. lol imika laakin waxa ka masuul ah dawlada somaliland hargeisa wa inad la socotiid...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^I thinki he was referring to the name of the airport. Why change it from Ziyad to Egal? LOL Specially when Ziyad's employee is in charge of the place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol wallee rageedii baa helay xajiga, this is becoming the most intereting topic so far, hey XX the guy has a legitimte question, you admtted it was paid by and built by siyad government so logic says he should be the one named after the airport unless there is a clannish factor in this affair. Your X wife does not have the right to change your chilren's surnames to the new husband's.

Share this post


Link to post
Share on other sites

FUFU

mardhow waxaan kabaqaa xaarkiina xataa inaan news kaso dhigtaan

Your right the S& Planders are becoming too boastfulls about loughable matters, few days ago there was a topic about someone boasting about puntlanders being the fattest people in horn africa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Moonlight hadaan ku yidha Siyad barre haba dhisso cigaal international airport laakin wuxu aha isla ninki yidhi the same airport ka duula oo shacabka reer hargeisa diyaarad iyo madfac la dhac diyaarado airportka hargeysa ka kacaysa.. wa sabbabta aan lugu bixiin siyaad barre airport..waad ku qanacday baan fiilaya.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Moonlight hadaan ku yidha Siyad barre haba dhisso cigaal international airport laakin wuxu aha isla ninki yidhi the same airport ka duula oo shacabka reer hargeisa diyaarad iyo madfac la dhac diyaarado airportka hargeysa ka kacaysa.. wa sabbabta aan lugu bixiin siyaad barre airport..waad ku qanacday baan fiilaya..

Xaajigow your right, he ordered his MIGs to fly from hargeysa, but at the same time isn't Cigaal the one who distroyed BURCO in mid 1990s, if Siyaad distroyed Hargeysa then Cigal distroyed Burco and people are still suffering the mines he planted. or are you saying Cigaal was fighting rebels, So siyaad was. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this