Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Fuleysanaa the Xabashi stooge

Recommended Posts

Xaflad Balaaran oo si weyn loo soo agaasimay oo lagu weyneynayo munaasabadda 1da Luuliyo oo qudbad uu ka jeediyay Madaxweynaha dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf ayaa xalay ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho,
iyadoo xafladdaasi dadkii ka qeybgalay ay u badnaayeen ehelada madaxweynaha
.

 

SNIP

 

Wariye Shabelle ka tirsan oo joogey munaasabaddaasi xaley, ayaa waxaa uu sheegey in munaasabadaasi loo diidey in wax dhaq dhaqaaq ah sameeyaan dadkii ka soo qeyb galey oo ay ku jiraan wariyayaashii ka soo qeyb galey munaasabaddaas.

 

Markii la gaarey saqdii dhexe ee xaley, xilliga calan saarka ayuu ku waramey wariyahaasi in madaxda qaar ay sheegeen in uu keliya dibadda u baxaayo madaxweyne Yuusuf si uu u soo saaro calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya,
dadkii kalena loo diidey in ay dhaqaaq sameeyaan oo ay xitaa istaagaan, arrimahaasi ayaa waxaa u cuntami waayey guddoomiyaha G/ka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere oo markiiba istaagey misena ku amrey dadkii ka soo qeyb galey in ay wada istaagaan calankuna uu yahay mid Soomaali oo idil ka dhexeeyo hasa yeeshee aan la heyn dad gaar ah, hadalkaasoo wariyahayaga uu soo sheegey in dadkii ay la riyaaqeen islamarkaasina ay u istaageen iyagoo mashxaradaya
.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is not surprise to me and many other nomads here. Mr M Dhere threats were/is imminent. He was/is on the old man's throat all the time and many believed that this is what forced AY to send his militants to regain control over the port city Kismayo so he can relocate himself there just in case MD's tornado turns ugly & destructive. What would he do? only time will tell. The current situation is like jini jini saaran jini kala saaran sort of you know.. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

thats not an opinion, its a personal attack.

damn! that is serious..someone should kick this MMA's butt....

wait a minute..personal attack on who? Oh..I c..he called the President a 'xabashi stooge'...that is a serious crime?....lool..!

muxu yirri ninki odeyga aha, Allah uu naxariste, 'mandhay abbahana afku na xirey adna ma dabada aya na xireysa' or something like that.

:D:D:D

 

Allamagan :

The current situation is like jini jini saaran jini kala saaran

Sxb this guys have yet to admit, or should I say 'admit' that there is a serious inner conflict.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by Naxar Nugaaleed:

thats not an opinion, its a personal attack.

damn! that is serious..someone should kick this MMA's butt....

wait a minute..personal attack on who? Oh..I c..he called the President a 'xabashi stooge'...that is a serious crime?....lool..!

muxu yirri ninki odeyga aha, Allah uu naxariste, 'mandhay abbahana afku na xirey adna ma dabada aya na xireysa' or something like that.
:D:D:D

 

abti adiga cuqdad baa kugu jirto kaa ma ahan Amxaaro naceeb ee waa shaqsi Naceeb sxb MM sidaas baalooyir opionio ma ahan ee waa shaqsi naceeb. nin yahoow somali oo dhan baay maanta dhibka wada heesataa. ma ahan kaliya muqdisho in lagu garaacay tangi C30 ee samirka badi calool xumo yeeysan kuqaadin adkeeso.

 

 

Cudurka sokoroowga iyo dhiig karka wuxuu dadku uugu dhacaa maahan oo kaliya mac macaanka ee halayska ilaaliyo ciilka badan hada sheekada waxeey mareeysaa in layiraaho reer kii YeeY kaliya ayaa loo ogal yahay in aay Koowda luulya i dabaal dagaan cajiiiiiiiib!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Garyaqaan*:

hada sheekada waxeey mareeysaa in layiraaho reer kii YeeY kaliya ayaa loo ogal yahay in aay Koowda luulya i dabaal dagaan cajiiiiiiiib!
[/i]

Adna yusan qalbi camo kugu dhiciin sxb. Horta anigu hadalka ma dhihiin , ee waxaa yirri Maxamed Dhere, waxana kaso tebiyay saxafdada.

Mida kale 1da Luuliyo waxay astaan uu tahey malinti xurnimada la qatey, madama hada wadanki gumeyste madow gacanta ugu jiro waxay damashadku u banana tahey inta guneysigu dani ugu jirto , haba ugu horeye ina Yeey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xilliga calan saarka ayuu ku waramey wariyahaasi in madaxda qaar ay sheegeen in uu keliya dibadda u baxaayo madaxweyne Yuusuf si uu u soo saaro calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya"

 

That is as dumb as Shabelle gets. A bunch of women bombers talking about cowardice. :D

 

Why would the President be afraid of people being outside with him when they are already inside with him and can kill him if they want. looooooooool. Or maybe his security can't go outside because they are tied up by Maxamed Dheere inside the building. ;)

 

The logic of the brainless. I am enjoying the hilarious stories of the Women Bombers. looool.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this