Sign in to follow this  
Qudhac

Xildhibaan Sifir oo maanta la isugu tagay laguna garaacay Baydhabo

Recommended Posts

Qudhac   

Xildhibaan Maxamud C/llaahi Jaamac Sifir oo u ololaynaayay in la rido xukuumada Geedi iyo xildhibaan Xuseen Caraale oo difaacayay xukuumada Cali Maxamed Geedi. Dagaalka oo markii danbe isu rogay gacan ka hadal waxa uu dhex maray Xildhibaan Cabdillaahi Jamac Sifir oo dhalsho ahaan ka soo jeeda Somaliland iyo Xildhibaan Xuseen Caraale, dagaalka oo markii hore ku bilaabmay afka oo la iskaga tuur tuuro hadalo kul kulul oo loogu awood sheeganaayay Xildhibaan Sifir oo hortiisa lagaga cadeeyay in aanu waxba ka ahyn kooxda Imbigaat ee Somaliyai..

 

Arinta ayaa faraha ka baxday maanta markii dib loo soo doortay Raysal Wasaaraha kooxda Carta oo uu ka soo hor jeeday Xildhibaan Sifir, Xaga Xildhibaan Xuseen Caraale uu ka taageersanaa Mr Geedi in uu sii joogo jagadiisa isla markaasna laga gardaranyhay ayan khald tahy in loo qaado cod lagu ridaayo Cali Maxamed Geedi, hadaba waxa ay arintu faraha ka sii baxday markii labada xildhibaan ee erayda aflagaadada ah isku tuur tuuraaya mid difaaca iyo mid ka soo horjeeda Cali Maxamed Geedi, codkii loo qaaday uu ku guulaystay in uu Geedi sii joogo oo uu guulaystay ayaa Xuseen Caraale ku soo tuuray hadal ay intii Geedi taagersanyd oo dhami sacbka u tumeen, hadalkaasi oo uu ahaa''. Adiga oo aan Somaliland tagi karin isla markaana dadkaaga matalin ayaad doonaysaa in aad halkan anaga iska kaaya hor keento, Sifirow taasi kaa soconmayso meeshana waa Somaliya ee ma aha Somaliland taasi oo Xildhibaan Sifir dhiiga kicisay isla markaasna dhalisay in labda Xildhibaan dagaal isugu qaad qaadaan,xaga markii ay Booliskii meesha joogay markii ay kala kaxeeyeen Sifirna ku tuuray anigaa wax kaa dhigay ee maxaad tahy hadana car bal wax ha ka socdaan sheekadaa laalushka lagu soo doortay Geedi, angaa qudhunkiina soo doonanay, hadaldaasi oo kuwii Xuseen Caraale u sacabinaayay aamusiisay.

 

Labada xildhibaanba waxa wajiyadooda ka muuqaday xoogaa barar ah oo midba midka kale gaadhsiiyay waloo ay labdooduba dhiig tufaayeen lama garan karo waxa ay qabaan ee intaasi u sii dheer iyada oo la noo diiday in aanu wax hadal ah midkoodna la yeelano halkaasna mid walba lagaga qaaday baabuurkii uu la socday markii hore ee ay ku yimaadee madashii uu codku ka dhacaayay oo ahayd xarunta ADC ee magaalda Baydhabo.

 

Cali Maxamed Geedi oo isagu madasha ka hadlay ayaa u mahd naqay Xildhibaan Xuseen Caraale iyo dhamaan intii u codaysay maanta isla markaasna waxa uu u dhaartay isaga oo farata luxaaya intii hawshan ku soo kicisay iyo inta ka soo horjeedayba ee ka fooday isga oo sheegay in ayna dawladiisa ka mid noqon doonin oo aanu ku soo dari doonin wasiirada cusub ee uu soo dhisi doono.

 

Badiba xildhibaanada ka soo jeeday Somaliland ee sida tuugada ah u tagay shirki Kiinya isla markaasina jagooyin ka qabtay ama xilal sar sare dawlada Imbigaati ayaa badankooda waxa ay ka sii gurmayaan magaalda Baydhaba iyaga oo ka yaacaaya isla markaasna dareemaayay in aan qadarin iyo wax qiimo ah ayna ku haysanin Kooxdooda Imbigaati ay kala yimaadeen, iyada oo Cali Maxamed Geedina uu hore uguba cadeeyay in ayna kooxdan ka soo jeeda Somaliland ayna ahayn dad dadkooda matala isla markaasna isga kala midyihiin tagitaanka ay tagi karaan Somaliland, taasi oo soo shaac baxaysay bilihii ugu danbeeyayba, hada waxa ay u eegtay in labada garab ay soo kala taaganyihiin isla markaasna ay taabatay xaqiiqda dhabta ah ee meesha taala taasi oo ayna shicibka reer Somaliland sinaba uga mid noqon karin wxii lagu soo dhisay dalka Kiiniya.

 

Hadal iyo dhamaantii lama garan karo waxa uu yeeli doono ayaamaha soo socda Xildhibaan Cabdilahi Maxamuud Sifir iyo wax kale iyo waliba waxa dhaawacii gaadhay maanta inta uu leegyahay

 

 

A.M.Musa

Qarannews24

Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

He deserves I gues. Kolay 'gaw' 'naw' baw' jaw' iyo 'gaw' ayuu ka yidhi Baidhabo isaga oo jooga, Hargeysana wuu ka tagay, so yes dhabiga haloo qoree daa baajuunta. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Red Sea:

He deserves I gues. Kolay 'gaw' 'naw' baw' jaw' iyo 'gaw' ayuu ka yidhi Baidhabo isaga oo jooga, Hargeysana wuu ka tagay, so yes dhabiga haloo qoree daa baajuunta.
:D

Baajuuna maxaa keenay mahaan, duqa? :D

 

NB, this article is as donkeyshid as the other article posted by Qarannews24.com and forwarded by this same forumer. Read on.

 

Fuxux oo wareysi siiyay Idaacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho wuxuu dhanka kale ka hadlay gacan ka hadal dhexmaray Xildhibaan Xuseen Carraale iyo isaga markii xukuumadda codka kalsoonida loo qaadayay, wuxuuna carrabka ku dhuftay in aaney haatan jirin wax dhibaato ah oo u dhaxeeya isaga iyo Xildhibaankaas,falkii ka dhex dhacayna uu ahaa mid ka dhaca Baarlamaannada Caalamka.

 

So the fist fight was between Furux iyo Caraale, not Sifir.

 

Another misguided attempt to fabricate bullxaar from net-ku-dirir, unreliable reports of Qarannews24.com, whose very 'reporter' cannot even dare to list his full name. [This site isn't alone. Allpuntland.com, Dayniile.com, Idamaale.com, Waagacusub.com and other outcast, Enquirer-style shabako-ku-dirir sites, have plenty of 'reporters' magacyada qarsado while listing outlandish, exaggerated unsubstantiated stories and reports.]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Originally posted by Mr. Red Sea:

He deserves I gues. Kolay 'gaw' 'naw' baw' jaw' iyo 'gaw' ayuu ka yidhi Baidhabo isaga oo jooga, Hargeysana wuu ka tagay, so yes dhabiga haloo qoree daa baajuunta. :D

 

With all due respect if what Somaliland stands for is democracy, indeed democracy is a choice, it's not necessary that we have to be all Udubians, or Ucudians or in Kulmiye party, I can be a Somalilander by birth and cast my vote for Somali Wayne, am not a friend of Sifir or his cousin but I do agree he have a choice and voice as he born free, and the important question here is how long this collective policy of either be "with us or against us" is imposed to the community from the North Somalia.

 

or is't the overused and abused phrase of "Tolka wa la qab" a primitive tribalism at it's best.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

So what’s the point in this article? Is it to show if you leave 'Tolkaaga' you won't be worth anything? Mr. Red Sea, you are worse then the likes of Qudac. If Qudac is like Naxar Nugaaleed, you Mr. Red Sea are like General Duke.

 

Kab iyo xaarkeed ma kala hadhaan.

 

Qarannews is rubbish and those who take that kind of news serious or base their opinions on this rubbish are no better.

 

 

A question though, why is there no pro-unity parties in the secessionist entity? Are they outlawed?

 

And why are all pro-unionist people in the North West either jailed or their characters assassinated by rubbish articles like this?

 

The immorality of the secession continues.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Sharmarke, MMA and Me relax gentelman, mararka qaar, it doesn't hurt to make jokes. So I am merely making jokes here and nothing serious, for I have absulately no idea of who Sifir is except that he was from somewhere Hargeysa and he got into some sort of scuffle lately in Baidhabo.

 

Mr. Me, brother, do you have some sort of blood pressure, relax I say and don't compare me to anyone especially Mr. Duke, we have totally two different personalities, cyber personalities that is.

 

Mr. Me said "Kab iyo Xaarkeed makala hadhaan"

 

Acuudu bilaah, oo kaalay inadeer, anigii reer Hargeysa kula ahaa ayaad ii qarinaysaa xabad xune? waa cajiib eh, I wonder which one is which, am I the shoe or the other brown stuff? :eek:

 

Tan kale, hore ayuu nabigu iyo aayada badan uu Qaraanka ka mid ah inoo cadee yeen, in aanu Allah umad hagaajin, ilaa qof kasta uu naftiisa hagaajiyo, markaa qof isagii qabiil iyo uur xumo hayso in uu aniga "qabilist" igu sheego waa wax layaab leh. maahmaah baa tidhaa "maroodigu takarta ku taagan ma arkee, ka kale ta kutaagan ayuu arkaa". This is perfect phrase for our situation, so yeah, I don't mind being called a "tribilist, knowing that this whole generation of Somalis are doomed into the same category. Keep entertaining us all, for you are among us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Labada xildhibaanba waxa wajiyadooda ka muuqaday xoogaa barar ah oo midba midka kale gaadhsiiyay waloo ay labdooduba dhiig tufaayeen lama garan karo waxa ay qabaan ee intaasi u sii dheer

^ :D You gotta love Somali xildhibaano!

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Mr. Red Sea

 

Originally posted by Mr. Red Sea: I don't mind being called a "tribilist, knowing that this whole generation of Somalis are doomed into the same category. [/QB]

I haven't called you a clannist Mr. Red Sea; you called your self that smile.gif and don’t justify your actions by saying that we are all the same, we are not and I am certainly not like you.

 

I said that you and Qudhac are kab iyo xaarkeed, just like General Duke & Naxar Nugaaleed.

 

The difference is that Naxar Nugaaleed and Qudac are not ashamed for what they stand for. Wey u badheedheen smile.gif

 

General Duke’s stand point is also clear, he is consistent and you know what you can expect of him.

 

You on the other hand are using many faces. I would like to advice you to be a man and make a stand for what you believe in.

 

I do not agree with Naxar Nugaaleed, Qudhac or General Duke, but I respect their points of views because there is nothing hypocritical about it. They are straight forward.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Dear Mr. Me

 

It's really hard to have any sort of discussion with you since you seem to be overheated over the smallest of things. What ignited you to insult me, be a man yourself and know when to be serious and when not to be serious. Have fun, enjoy and think outwordly instead of making false assumption all over the place.

 

In addition, I think you are the only one who isn't aware of my position of the so call somali politics. My position has been clear, so let me repeat it one more time for your benefit sir.

 

As far as Somaliland goes, I don't see anything wrong if Somaliland seceded today from the rest, and thereafter recognized as a nation of its own. You must understand onething fellow, and that is Somaliweyne will not work as advertized, because all parties concern aren't willing to join. Both Somaliland and Djabuti aren't willing to be part of Somaliweyne, so what is your suggestion of how to take care of this "issue" to force them back into the mix perhaps?

 

Will you continue to live in a fantasy world by calling that all Somali occupied regions must unify, when in reality both Somaliland and Djabuti don't want to have anything to do with such thing.I think you know what I am talking, and yes most of those living in the northwest of the Somali republic do actually support seccession, and that is just pure fact that I have provided nothing else. But will you then junt, that Northwester Somalis are held "hostage" by few, I expect that from you so.

 

I am only speaking of the reality and facts that are occuring right now. So I would like to suggest to you to come up with something factual and attainable for the time being, instead of bragging about something that isn't viable nor attainable for the short term;Somaliweyne.

 

If you want to address me or someone else, have constructive argument that is respectable by the readers and stop acting childish. Maybe you are getting caught about the comments made about you my some nomads here, refering you as "toddler", when according to you, you remember the '77' air bombardment of Hargeysa by the Ethiopians, isn't that right honestly mudane?

 

Finally, my friend, when someone is kind and gentle with you, do all they get from you is comments such as the ones that you made about me, I am being gentle and kind towards you, but it seems all I get back is comparison to warlord cheerleaders such as Duke and Qabiil cheerleaders such as Qudhac. If you respect them, do so in your part, but further restraint in puting MR. RED SEA in the same sentence as them and that is a caution for you realize.

 

Have a nice day.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

mr red

 

to be honest i dont like spineless wetbacks that creep and crawl from one position to another.

 

be a man and have solid opinions, stop always attempting to appease people by pretending to be moderate.

 

just because i defend my home country from these somaliweyne and sayadist zealots i become a clan chear leader, well mr would you like to divulge with us which clan i have ever mention on these forums since i dont remember somaliland being a tribe.

 

stop trying to appease these sons of xaraan-ku-naax because that makes you a spineless coward.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Qudhac

 

Just because Red sea is from Hergeysa and disagree with your all out hate against all somali people expect your clan, you shouldn’t hate as well

 

 

Red sea has something to contribute in this forum because he speaks for he expresses his own opinions, as well Red sea uses reason and logic for expamle respects the will of his people northwest to secede if they will, respects the of north central (ssc) to stay as an integral part of Somalia

 

On the other hand Qudhac you have to much hate (cuqdad) inside you, you accusing everyone all Somali people excluding your clan “sayadist zealots†and “xaraan-ku-naaxâ€

 

If there is anyone who is sayadist(I don’t know what you mean) its your leader fomer spy of Siyaad Bare Daahir Riyoode because he was working for Siyad Bare regime during civil war of 1988, and left his spy work in 1991 when Siyad was overthrown. If there is any the first war criminal in connection with the northern Civil war of 1988 is Daahir Riyaale, although Abdulaahi Yusuf is another war criminal at least he was not involved the northern civil war of 1988.

 

Qudhac, do you know that speaker of parliament of your Somaliland was working for the embassy of Somalia (Siyaad Barre regime) up until 1996 even after Siyad Barre passed away and Somaliland was formed???

 

Do you know that Ahmed Qaybe was also working for Siyaad Barre, and was Somalia’s last foreign minister before the somali government was overthrown???

 

Do you know that Egal was also working for siyaad barre regime, Egal after he was released from prison in 1975, he became Somalia ambassador in India and number of other countries, and the end he became the director of Somalia chamber of commerce up until the siyaad bare regime collapsed???

 

Qudhac so stop calling all somali people “sayadist†when most of Somaliland leaders were ex-officials in Siyaad Barre regime? Dont the secessionists have real leaders with caliber who believed secession during socalled the war of liberation, like other insurgents across the world, instead of the fake leaders, because presently the leaders of somaliland are just same old guard of Siyaad Bare!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Mr. Red Sea,

 

I have been observing you for some time now. At first I truly thought that you were a man of your word. Now all I see in you are contradictions. Be a man and stand for what you believe in. Do not try to play both sides and if you’re playing both sides be like Ngonge collect all the flags and wave the winner.

 

You have also said that Somaliweyn will not work since two of its parts don't want to be a part of Somaliweyn. You are wrong on that one too.

 

First: Jabuuti, we will find a creative solution for the union of Jabuuti and Somaliweyn so we do not need to worry about Jabuuti and don’t loose sleep over it.

 

Secondly: Since when is 'Somaliland' a country? And what is 'Somaliland' actually? I only see 'Somaliland' as the name that the British colonials gave to the Northern part of today’s Somalia.

 

I also see 'Somaliland' as the name that a secessionist minority has opted for in order to get historical legitimacy. The name 'Somaliland' encompasses many things. One of which is that it was the name of a vast territory in Northern Somalia. Do the secessionists control all this land? The answer is NO. So why are they using a name of a territory that is from the past and a territory that they do not control? Has anyone recognized the secessionists? Hmmm so why are you making them seem like an obstacle to Somaliweyn? They are no more an obstacle to Somaliweyn then the defeated warlords of Mogadishu.

 

 

The Somaliweyn ideology is neither dead nor discredited no matter how much your treasonous lot try it.

 

Take my advice Mr. Red Sea, choose a side. Choose between the sick clannish individuals like Qudac, Naxar Nugaaleed, Oodweyne etc. etc. and the ones that stand for Unity, Brotherhood and Islam of all the Somali people no matter where they are.

 

Choose between Unity and disunity.

Choose between brotherhood and hate.

Choose for a bright future not a dark past.

Choose for Somaliweyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Frankly, dilapiding such intellectual energy on this recurrent issue reflects a misconceived sense of priority.

 

As a matter of facts, transcending atrocities-trigered resentment for the average Somalilanders is mainly a matter of time coupled with high-level diplomacy skills from the Courts.

 

How could one expect a traumatized Hargeysa lay man, with the Somalis inflated sense of pride, to admit that secessionism is not in his best interest when you have this kind of provocation from the other side?

 

Moreover, a cabinet packed until quite recently with warlords who have no qualm in annihilating their own kinsmen is hardly a panacea for credibility, specially under a Tigre-hired pseudo-government headed by Abdullahi Yusuf.

 

Having said that, Islamic brotherhood is definitely the only coherent framework within which unity could be promoted again.

 

Im indeed looking forward to the moment when UCID's leader Faysal Ali Warabe will "xisaabtam" with the TPLF clique as promised, after realizing in a surprising moment of lucidity, that his expectations are hardly conciliable with Ethiopian need to accomodate their stooges in Baidoa among other things...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this