Sign in to follow this  
Saalax

Breaking News!

Recommended Posts

Saalax   

68adlc.jpg

 

 

SUNDAY, 23 MAY 2010

 

Burco(Togdhnews)-Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta kaga dhigay Tiro badan oo maxaabiisa iyo hubka Qoryaha fudud ,ka dib markii shalay dagaal qaatay in ka badan laba

 

 

Ciidanka Qaranka Somaliland oo gacanta Ku dhigay Hub Iyo Mxaabiis Badan

 

 

 

saacadood uu ku dhexmarya Degaanka Widh-widh ee u dhaxeeyay Laascaanood iyo Buuhoodle ,Meeleeshiyo maalmihii u dambeeyay isku urursanayay Degaankaas.

 

Srakaal ka tirsan Ciidanka Qaranka e Gobolka Sool ayaa TogdheerNews u sheegay in dagaalkaasi Khaase Culus lagu gaadhsiiyay Maleeshiyaadkaas,Islamarkaana laga qabtay Maxaabiis badan iyo Qoryaha Fudud,Waxa Sarkaalkani intaas ku daray in Maleeshiyaadkan la kala Eryay,Firxadkoodiina ka baxay dhinaca Xaduudka ee ku Beegan Jiida Gaalkacayo.Waxaanu Xusay Sarkaalkani inay

dhinacooda ka dhaawacmeen Afar Askari,Isagoo tilmaamay in maleeshiyaadkaasi la gaadhsiyay khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ba leh.

 

 

Maleeshiyaadkan ayaa la sheegay in ahaayeen kuwo ay soo Ururiyeen Salaadiintii Ku shirtay Tuulada Buura wadal dhowaan,kuwaasoo la sheegay inay doonayeen in ay carqalado iyo dhibaato galiyeen Sanaaduuqda Doorashada ee yaala Degaankaas.

 

Ma jiraan warar laga helayo dhinaca maleeshiyaaskaas,madaama ay go,antahay Telifoonadaii Degaankaasi,mana jirto warar madaxbanaan oo si rasmi ah u xaqiijinaya khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

 

Waxaase wararku tibaaxayaan in ciidamada Qaranka ayaa wali ku sugaan yihiin degaankaas ,kana samaystay Fadhiisimo Cusub oo hor leh.

 

lama garanayo sababata xiligan keentay dagaaladan ka dhacay degaanka Buuhoodle,oo mudooyinkii u dambeeyay ahaa kuwo ,xasiloon,kana badbaaday dagaaladii sanadkii 2006-dii ka dhacay Gobolka Sool,una dhaxeeyay Maamulka Somaliland iyo Puntland.

 

 

TogdheerNews.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Oodweynenews.com

 

Dhaawaca soo gaadhay Affarta askari, ayaa waxa loola soo cararay dhinaca cisbitaalka magaalada Burco oo hadda lagu dawaynayo, waxaana ku jira Taliyihii guutadaas la soo weerary Axmed-Daahir Cali oo rasaasi kaga dhacday dhabarka, illaa hadana koomo ku jira.

Somalidiid Axmed-Daahir Cali oo rasaasi kaga dhacday dhabarka [ asagoo ka cararaya ciidamada SSC, orod ayuu naf ka dayey, waayo naftu orod ayee ku aamintaa, naftu waa macaantahay ], illaa hadana koomo ku jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taliyaha malayshiyada SNMta Ee qaybta 17aad Oo la dilay

 

 

Wararka ka imanaya jeeda hore ee widh-widh ayaa sheegaya in Col. Axmed Daahir (Doolaal) oo ah taliyaha malayshiyada qaybta 17aad oo ku qudhbaxay Widh-Widh waxa kale oo gacanta lagu dhigay maxaabiis farabadan iyo hub kan fudud ah....

 

Waxaa galabta lagu aasay Magaalada OOG, waxaya taasi keentay niyad jab aad u weyn oo ku dhacday Malayshiyaadkii SNM ee ku suganaa magaalada OOG.

 

 

Waxiii warar ah kala soco radiowidhwidh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^Ilaahay ha u naxaristo...inkasto uu jid qalada noloshisa ku dhameeyey. Hadana ilaahay wa naxariis badanyahay...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by *ANWAR*:

Somalilanddiid hard to say it loooool

Nabadiid will be crushed indeed and gobolaada bariga ee somaliland will once and for all prosper.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

^^

All these problems that are currently occuring in the SSC regions will be reversed once a Somalia state is restored.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by Hales:

^^

All these problems that are currently occuring in the SSC regions will be reversed once a Somalia state is restored.

I am afraid the somalia government is too weak for hundred of years to come to even get into issues like that they should worry about controlling the 1km block in mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this