Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Rumeyso ama ha rumeysan...

Recommended Posts

The farce from this dowlad ku sheeg entity is ever more getting ridiculous. Runtii.

 

You cannot believe this, nor would I. I finally realized beenta badan, aflagaadada badan, xumeynta badan, Soomaali kala dirka badan pays off.

 

Well, read on.

 

Afhayeenkii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo xilkii iska wareejiyay

 

Sabti, Febraayo 24, 2007 (HOL): Afhayeenkii hore ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ninka lagu magacaabo Yuusuf Ismaaciil Baribari ayaa maanta xilkii Afhayeennimada Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku wareejiyay Afhayeen cusub oo lagu magacaabo
Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuubsireed)
.

 

Yuusuf Baribari oo ka hadlay xafladdii uu xilkaas ku wareejinayay ayaa sheegay in uu si weyn ugu faraxsan yahay in uu xilkaas ku wareejiyo Afhayeenka cusub, wuxuuna u rajeeyay in uu xilka loo magacaabay alle la garab-galo.

 

Afhayeenka cusub ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa horay wuxuu u ahaa Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada
, wuxuuna sheegay in uu ku dadaali doono sidii uu uga soo dhalaali lahaa xilka loo magacaabay, isagoo warbaahintana ka codsaday in ay la shaqeeyaan.

 

Yuusuf Ismaaciil Baribari ayaa loo magacaabay wakiilka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub, sidaas darteed ayuuna xilkii afhayeennimada madaxweyne C/llaahi Yuusuf ugu wareejiyay Af-hayeenka cusub Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub Sireed), iyadoo xafladdii xil wareejintana ay ka dhacday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho.

 

No, the surprising news isn't about laba ilmoadeer eh xilka lagu kala wareejinaayo, since both Baribari and Xuubsireed ay isku jufo hooseed wadaagaan, along with the Father of Stooge, Cabdillaahi Yuusuf.

 

No, that isn't news oo ma nagu cusbo. Waxa unbelievable eh is who really Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed is. To those who don't know, he is the editor and owner of idamaale.com. Yep. Read on.

 

Tafatiraha Idamaale.com ma u qalmaa in uu noqdo afhayeenka Madaxtooyada Ummadda Soomaaliyeed!?

 

Febraayo 24, 2007 (Baydhabo) -- Waxaan ognahay in Xafiiska Madaxweynaha uu baahi weyn u qabo in lagu sameeyo dayactir xagga isgaarsiinta iyo xiriirka bulshadda Soomaaliyeed. Waxaase naxdin iyo murugoba leh in Xuseen Maxamed Maxamud Xuubsireed ahna tafatiraha iyo ninka iska leh shabakada Idamaale.com loo magacaabay in uu noqdo afhayeenka Madaxtooyada. Dad badan oo ka tirsan shacabka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay arinkan waxayna ku tilmaameen mid aan laga fiirsan oo ummadda Soomaaliyeedna sii kala fogaynaysa.

 

Tafatiraha Idamaale.com oo ku caanbaxay qoraaladda aan dhexdhexaadka ahayn oo xagjirka ah mararka qaarkoodna lagu aflagaadeeyo qabaailadda qaarkood ma noqon karo nin u qalma jagadaas ama nin ku hadli kara magaca aqalka Madaxtooyadda ama magaca Ummadda Soomaaliyeed.

 

Haddii ay magacaabidaas hirgasho waxay dhaawac culus gaarsiin doontaa ixtiraamka loo hayo xafiiska madaxwenaha iyo xiriirka la doonayo in la la sameeyo bulshadda soomaaliyeed sidoo kale waxay aad u fogaynaysaa dib u heshiisiinta la doonayey in lagaarsiiyo dalka oo dhan.

 

Tafatiraha idamaale.com kaa ogolaanmayno in aad ku hadasho magaca ummadda soomaaliyeed balse waxaan kaa codsaneynaa in aad ku laabato shabakadaada oo baryahaanba fadhiday adigoo wax ka badalaya qoraaladii aad soo qori jirtay.

 

Markaas ayee noo sheegayaan dowlad ayaa jirto meesha, oo meesha qashinka ee tahay la wada ogyahay.

 

Meeshiiba fadhi ilmoadeero ka dhigteen, hadana kii ugu xumaa oo ugu aflagaado xumaa, ugu been badnaa, ugu qaacin ahaa, ugu waxmagarad ahaa, isku dirka ugu weynaa, qabyaalad qurunkeeda ku dhex dhintay. If a person like that, along with his blatant lies and slanders, loogu mahadiyo jago, then wax aan dhaho maleh.

 

Xuubsireed, indeed. Balaayo aad sirtid, though, Eebbe hakuu sahlo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

beenhawaasiv7.jpg

 

The man who amateurishly posted this semi-photoshop image on his website is now afhayeenka of the Stoogeka. Very fitting, I guess.

 

Even Max'ed Siciid Alsaxaf, Baqdaad Bob, of Ciraaq never occured to himself to lie in this blatant manner aan loo aabo yeelin.

 

Heck, the legendary, mythical Beenhawaas wouldn't have dared to do this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

This is rather embarrassing and is showing Abdullahi Yusuf has not changed his ways. It is becoming more and more apparent that there is no plan at all except to continue to subjugate the masses using Ethiopian armour and brute force. Waxii lakala dheefo waa lakala arki, balse waxaa is waydiin mudan, how far does Abdulahi Yusuf and his supporters expect to go?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^Ooh My God, I know the owner of Idamaale.com, he is based in London and he is know to write lies on his website.

 

There was one incident where he had argument with another person about money issue, and the next day he posted a news article on his website dedicated to that individual in which he accused him as terrorist who funds AlQAIDA in Somalia....

 

That is his nature and everyone knows him in London.

 

It is shock news indeed redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

KKKKKKKK Its becoming more like MJ goverment, Baribari becomes ambassader to EU? I think no one will doubt any more the claim that C/yusuf is the wors qabyalist faar more than what Siyad Barre was. Does ina Yeey think the somali people are blind?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odeygaan Xabashada u shaqeeyo qofkii dowlad ka sugaayo awal asagaaba waalnaa.

 

Maalin caddeey ayuu rabaa in uu ilmoadeeradiis iyo kuwa uu adeero u yahay uu dhigto meel walba. Qaramada Midooway sadex ilmoadeeradiis ayaa u fadhiyo; yarka yar ee uu u magacaabay laakiin aanan la aqoonsan danjiraha Mareykanka waa mid uu adeer u yahay; same with C/rashiid Seef uu ula rabo danjiraha Ingiriiska; so is Baribari of Midowga Yurub in loo diro la rabo.

 

Intaas kaliya waa danjiraashii, oo waxaaba maqan ciidamadii, lataliyaashii, saraakiishii iyo shaqaalihii kale oo jufada hoose la isla ahaa uu magacaabay the Fool Stooge of Xabash.

 

Ma meesha mundul ilmoadeero ku shiro ayee moodeen?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Miskiin Macruuf :D ,

 

Saxiib Moderator-na waad noo tahay. Qabiil-na waad ka sheekayne waa sidee. Xoogaa haku yara fogaan. Xittaa, waxaad soo qortay haday jiraan. You should just be moderate and observe :D . I hope you will not abuse the power :D . Truth shines !!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I am still waiting a single day of a positive news from the TFG Warlords. It is always negative after negative. Could they not find anyone other than Mr IDAMAALE we who know does not qualify for this post? This clearly shows that all they care is Fill any blanks/posts as much die-hard Qabiil-u-dirir as you could get and the result will obviously be shame and destruction.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

wow, since Adeer Yusuf is giving away , positions like blank cheques, do you think he can appoint me as Foreign minister ? i just love the title of reeysal-wasaraha arimaha dibada ha. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this