Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

President of Galmudug State flies out to Mogadishu for Talks.

Recommended Posts

Madaxweynaha DG Galmudug Mudane Ahmed Shariif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Maanta u ambabaxay caasimada dalka Somaaliya ee Moqdisha

 

Khamiis, Octoober 22, 2009

 

Madaxweynaha dawlad gobleedka oo maantay ka anbabaxay magaalada Gaalkacyo isgoo gaaray magaalada muqdisho ee caasimada Somalia.

Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Shariif Cali Hilolwle iyo waxafdi uu hogaaminayo ayaa maantay waxa ay ka anbabaxeen garoonka diyaaradaha magaalada gaalkacyo iyagoo gaaray magaalo madaxda Somalia ee muqdisho.

shah39

Safarka madaxweynaha uu ku tagay magaalada muqdisho waxaa ku wehliya Wasiirka qorshaynta iyo iskaashiga xiriirada caalamiga Cumar Maxamuud Rooble (cumar suuri) iyo wasiirka wasaarada waxbarashada iyo barbaarinta Xasan Jimcaale Googooje iyo xubno kale oo ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug.

 

Madaxweyne Dr.Axmed Shariif Cali Hilowle ayaa waxaa la filayaa in saacada soo socda uu kulamo la qaato mas’uuliyiinta ka soo jeeda Galmudug ee ku nool gobolka banaadir sida odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada, siyaasiyiinta, waxgaradka, dhalinyarada iyo hooyooyinka si uu uga dhaadhiciyo halka ay marayso horumarka Galmudug iyo khilaafaadka jira

sida lagu xalin karo.

 

Dhinaca kale wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta ahne afhyeenka dawladda galmudug Mudane Axmed Maxamuud (Baasto) oo saxaafadda la hadlaayay ka dib safarka madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in madaxweynuhu uu la kulmidoono mas’uuliyiinta sar sare ee dawladda federaalka iyagoo kala hadlaya arimaha Galmudug, dhibaatooyinka jira wax qabadkooda iyo waxa ay uga baahantahay dawlad goboleedka Galmudug dawladda federaalka ee KMG ah si ay ula jaanqaado dawladda Galmudug horumarka iyo dadaalada ka jira dalka soomaaliya.

 

Ugu danbayntii safarka uu ku tagay magaalada muqdisho madaxweynaha dawlad gobleedka galmudug Axmed shariif cali hilowle ayaa waxa uu googol xaar u yahay safaro la filayo in maalmaha soo socday qaar ka mid ah madaxda sar sare ee dawlad goboleedka galmudug ay ku tagidoonaan magaalada muqdisho kaasoo lagu xalinayo khilaafaadka

hareereeyay dawlad goboleedka galmudug state.

 

Wixii ku soo kordha safarka madaxweynaha Galmudug Axmed Shariif Cali Hilolwle iyo wafdiga uu hogaaminayo kala soco saacad walba mudug.com hadduu alle idmo.

shah14

shah17

shah23

shah31

shah33

shah7

Nuuradiin Cismaan Maxamed (abuuakram)

Nuuradiin5@hotmail.com ama abuuakram1@gmail.com

Galkacio-Galmudug State-Somalia :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Lol, The reality of the matter on the ground of galkacyo is the galmudug admin doesn't control the key areas of the airport or the down-town.

 

It shocks me to disbelief they prefer to make a capital from degans of galkacyo rather then shift operations to hobyo.

 

I think it is good indication of how weak the admin is and how they lack the resources to even built a port in hobyo.

 

Anyways, Galkacyo the admin is a guest due to their horrendous situation of losing mogadishu and now live in exile in and around the districts of galkacyo.

 

Very sad but the galmudug administration if they want to see glory again, they need to look to hobyo and start a port there. All the central regions would use that port for business activities and this will thus ensure the administration a good revenue raiser to accomplish social services for it's jurisdiction.

 

However I don't for-see that happening in the near future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Will someone give Cowke a coconut to chew on?

 

Cowke just put a sock in it, will ya?

 

Afkaagu afkuu eedi doona. Gal-mudug is an Admin that exists just like PL and SL so stop being so childishly negative.

Share this post


Link to post
Share on other sites

J11: Cowke spoke about the truth. Gaalkacyo waxaa xukuma Puntland marka laga reebo hal xaafad. Airportkana waxaa canshuurta qaada Puntland. Haseyeeshee Galmudug waa maamul hada la dhisayo, waana dhowri doonaa halkey gaarsiiyaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Sabriye & co.:

shah7

Alaabtan caadi ma ahan, Suhura airways bey u egtahay, mid aan ka soo raacey hargeisa illaa addis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by J11:

Will someone give Cowke a coconut to chew on?

 

Cowke just put a sock in it, will ya?

 

Afkaagu afkuu eedi doona. Gal-mudug is an Admin that exists just like PL and SL so stop being so childishly negative.

War maxaad u xagxaganeysa odeyga runta ayu shegayaye. Baraxley miyey so dhafsantahey Galmudug oo weliba laba madaxweyne isku heystaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^Is Col Calin not the one who replaced Kimiko and thus the true leader of Galmudug?

I think we should ask Cowke, adiga hada kadib asaga ku qabilsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by J11:

Will someone give Cowke a coconut to chew on?

 

Cowke just put a sock in it, will ya?

 

Afkaagu afkuu eedi doona. Gal-mudug is an Admin that exists just like PL and SL so stop being so childishly negative.

War maxaad u xagxaganeysa odeyga runta ayu shegayaye. Baraxley miyey so dhafsantahey Galmudug oo weliba laba madaxweyne isku heystaan.
lol...J11 and Juje...I think there is nothing wrong with dreaming ee adinka dhibka daaya nooh, intii civil war iyo is kalbakalbayn meeshan lagu hayn lahaa qofba wuxuu rabo ha iska dhaadhiciyo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by General Duke:

^^^Is Col Calin not the one who replaced Kimiko and thus the true leader of Galmudug?

I think we should ask Cowke, adiga hada kadib asaga ku qabilsan.
LOOL. Are you saying Cowke pretences of being from the "Kings" is like Suldan Kenadeed, thus owns the region of Galmudug and we should refer to him? :D

Adeer you are nieve.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

Are you saying Cowke pretences of being from the "Kings" is like Suldan Kenadeed, thus owns the region of Galmudug and we should refer to him?
:D

Adeer you are nieve.

Yes adeer yes, but on the condition he proofs he owns you first or are at least humble subordinates - as it always was. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^lool. The Umar & Osman are brothers,

Wallahi walagu tarbiyay... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this