Sign in to follow this  
Juje

Breaking News......Derow Murdered.!

Recommended Posts

Dibadbax looga soo hor jeedo dilkii Deerow oo ka dhacay Baydhabo

 

Baydhabo - 28.July.2006 Bannaanbax ballaaran oo saamayn ku yeeshay guud ahaan dhaqdhaqaaqa iyo amniga magaalada Baydhabo ayaa galabta ka dhacay

xarunta dawladda federaalka kumeel gaadhka ah ee magaalada Baydhabo.

 

Bannaanbaxan ayaa lagu cambaaraynayey isla markaasna ay oogeen dadweyne si weyn uga caraysan dilkii loo geystey maxrxuum Cabdalla Deerow ***** oo kamid ahaa golaha xukuumadda dawladda federaalka Soomaaliya.

 

Dad caraysan ayaa ku yaacay guriga uu magaalada Baydhabo ka deggan yahay guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, Shariif Xasan Shiikh Aadan hase yeeshee waxaa dadkaasi dib u celiyey ilaalada guddoomiyaha baarlamanka oo xabbado cirka u ridey.

 

Dadka isu soo baxay ayaa ku dhawaaqayey ‘Doolar Qaate Dooni Mayno’ waxana ay khasab ka dhigeen in albaabada loo laabo goobaha ganacsiga ee magaalada Baydhabo.

 

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

^^I think this sort of killing has the imprints of A/Y brutalities as well as the warlords he harbored in Baydhabo, like Qeybdiid and Qanyare.

 

Who else could go and do such things with sane mind?

I dont want to go down that line with your malnourished mind, but since you are at it ponder whether it could have been done by those who are very skillful in individual assasination, like those of the numerous Somali army and police officers and intellectuals in Xamar. You think dadka in ay dhohan yihiin warya, just dont talk about political assasination while u support the ICU..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Juje, dont mind this dude he forgets the assasination of A/Qadir Yahye, and all the officers..

 

BAYDHABO: Ugu yaraan hal ruux ayaa loo qabtay dilkii Marxuum C/lla Deeroow oo maanta lagu toogtay Baydhabo

 

Posted to the Web Jul 28, 16:53

 

 

Baydhabo (PP) - Hal qof ayaa loo qabtay dilkii ALLAHA u naxariisteen maanta loogu geytay Baydhabo Marxuum Cabdalla Deeroow ***** oo ahaa Wasiirkii dastuurka iyo arrimaha Federaalka laguna toogtay maanta Baydhabo xilli uu ka soo baxay Masjid u ku tukaday salaaddii Jimcaha ahayd.

 

Qofkaan oo ay qabashadiisa iska kaashadeen ciidammada Madaxtooyada Somalia iyo kuwa boliiska ayaanu u xaqiijin saxaafadda Taliyaha saldhigga Degmada Baydhabo Aadan Biid, waxaana uu sheegay in qofkaan baaritaan lagu sameyn doono isla markanaa sharciga la marsiin doono haddii ay ku caddaato inuu geystay falka dilka Marxuum C/lla Deeroow.

 

Ma sheegin taliyuhu inuu yahay qofka ay qabteen kii geystay dilkaas iyo inuusan ahayn, balse warar hoose oo ay Puntlandpost ka helayso Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in qofka la qabtay uu yahay kii dhowrka xabbadood ku dhuftay Marxuum Deeroow.

 

ALLAHA u raxmadeen C/lla Deeroow ayaa dhowr xabbadood laga dhuftay laabta iyadoo mid ka mid ah rasaastaas oo ka haleeshay wadnaha uu u dhintay marxuumku, waxaana la sheegay inuu shalay uun ka yimid magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Could you please name one simple incident or statistic soon after those criminal warlords were ousted from Mogadishu? Just tell us one killing deliberate or not that took place in Mogadishu after their departure.

 

Don't worry about my tribe,or if I support ICU for tribal reasons, because I am Ajuuraan, a historical tribe that doesn't exist now in Somalia and its territories. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Juje, dont mind this dude he forgets the assasination of A/Qadir Yahye, and all the officers..

 

Saaxiib you don't know what you are talking about. Abdulkadir Yahye was slained during the heydays of the warlords in Mogadishu and not after they were uprooted from the Capital by the Islamic Courts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ninkaa masaakiinka ah ciddii dishay waa la helidoonaa, waana la ogaan doonaa... could it be Amxaaro? We shall see......

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Allah ha unaxariisto, danbigiisana Allah ha dhaafo.

He and few others were the only non criminal members in the TFG.

 

However, a full investigation has to be taken on why he was murdered and who has murdered him, whoever commited this act has to be brought to justice and I wouldn't be suprised if this act is committed within the corrupt and nonfunctioning TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this