Sign in to follow this  
dhulQarnayn

Kala japkii ururkii biliiliqada ee la magac baxay Al-shabab

Recommended Posts

^^^Hey Bililiqo supporter, MOVE OVER for more news about the beef brewing between the nut-case religionists.

 

----------------------------------------------------------------

 

Somalia: Uproar as Islamic Courts faction appoints 'new chairman'

 

MOGADISHU, Somalia Oct 12 - Political infighting within the Islamic Courts movement deepened on Sunday when the Eritrea-based faction announced the election of a new chairman.

 

An Islamic Courts delegation from Eritrea now visiting the Somali capital Mogadishu told a press conference that the group elected Sheikh Omar Iman as the new chairman, replacing Sheikh Sharif Sheikh Ahmed at the top.

 

The visiting delegation's spokesman, Ismail Haji Addow, told reporters that the new executive council chairman will hold office "until the next gathering."

 

Sheikh Omar Iman, the chairman-elect, lives in Eritrea and was deputy of the Islamic Courts' legislative council (Shura) since 2006.

 

Mr. Haji Addow had strong words for Djiboutian President Ismail Omar Ghelle, saying that Ghelle's recent comments were "unexpected" from a Djiboutian leader.

 

He accused UN Special Envoy to Somalia, Mr. Ahmedou Ould-Abdallah, of being an "American agent" who is working to divide up the anti-Ethiopia insurgency.

 

The Special Envoy was instrumental in facilitating the Somali peace talks in Djibouti, which led to the signing of a peace agreement last June between Sharif Sharif and interim Prime Minister Nur "Adde" Hassan Hussein.

 

Challenge

 

Some Islamic Courts commanders have publicly come out and rejected Sheikh Omar Iman's ascension to the group's top.

 

A group of Islamist officials on the ground, including the official spokesman Abdirahim Isse Addow, argued that a Shura Council meeting must be held to vote out the executive chairman.

 

Sheikh Mohamud Jim'ale was quoted by local media in Mogadishu, saying: "The Asmara [Eritrea] meeting was attended by only three members of the Shura Council and the remaining 88 members were not present."

 

Another senior official, Sheikh Abdulkadir Ali Omar, told reporters that "fighters on the ground are neutral" about the growing political dispute among Islamic Courts leaders.

 

Both Islamic Courts officers extended support to Sheikh Sharif's leadership "until a Shura Council conference is held" to elect a new chairman.

 

Since June, the Islamic Courts fractured into two major camps based in Djibouti and Eritrea, led by Sheikh Sharif and Sheikh Hassan Dahir Aweys, respectively.

 

Islamist rebels are leading an anti-Ethiopia insurgency in parts of Somalia, which has killed at least 9,500 people so far and contributed negatively to the humanitarian crisis in the country.

 

-----------------------------------------------

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

I see you are fasting becoming another PR nutjob like Duke.

 

You are a complete joke runtii and you will never find an ounce of respect in this corner as long as you radically talk nonsense.

 

Nevertheless, it's your space you may express yourself as you like.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

boy it's good to have the assurance that this is a virtual world in which a dire consequence can't result from our constant nac nac. smile.gif

 

 

caawa hadad dhimato, raganimo kuguma ogi. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Sax, I'm glad you caught the aforesaid for-your-eyes-ONLY item. Marka, hada maxaan kuu qabtaa oo kale oo aad weli lasoo jeedaa.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^Maybe it's the 'caano boori' that is keeping me up tonight. :D

 

Speaking of bililiqo, you have become virtual budhcad. Stop plagiarizing other pple's work as your own. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Mujahid: Red Sea:

Speaking of bililiqo, you have become virtual budhcad. Stop plagiarizing other pple's work as your own.
icon_razz.gif

When I labelled him 'a pirate kid', I had no idea of what he was capable of. It was just a joke. How prescient I was!

 

Now, I think this creature is a forgery himself. I suspect even his posts are done by someone else. The amount of pilagarism is disconcerting!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^A&T, you of all people should have known the side effects a lil caano boore can have on a poor pirate such as myself. When I first picked up this evil vice from you--you forgot to include the instruction manual for the stuff. You know-- the do's and dont's. ;)

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hey Cyber deviants-- bililiqo&Co are in the market for new recruits. So get off ya a$$es and head to Xamar to help the hell hounds. I mean what's all this about... :D:D:D

 

Maliishiyooyin fara badan oo ka goostay ururka maxkamadaha {Afhayeenkooda oo qirtya}

 

Afhayeenka maliishiyada ururka Maxkamadaha cabdi raxiin Ciise cadow ayaa sheegay in ay jiraan maliishiyooyin aad u farabadan oo ka baxay ururkooda kuwaas oo uu sheegay in dhaq dhaqaaqyadooda aanay wax saameyn ah ku yeelan doonin,inkastoo uu hadana yidhi “Waa awood naga baxday”.

 

Afhayeenka ayaa sheegay in maliishiyooyinkaasi ay shalay ka goosteen ururkooda waxaana uu ka gaabsaday in uu sheego hadii ay jirto cid kale oo ay maliishiyooyinkaasi u galeen.

 

Dhanka kale afhayeenka ayaa ku gacan seyray war ay taageerayaasha xasan Daahir Shalay Muqdisho kasoo saareen oo ay ku sheegeen in guddoomiyaha uruka maxkamadaha laga qaaday Sh Shariif waxaana uu sheegay in wali uu shariifku yahay guddoomiyohooda dhabta ah.

 

“Maxkamadaha hadii ay gudaha joogaan iyo hadii ay dibada jiraanba waxaa guddoomiye u ah Sh shariif mana jirto cid ka qaaday anaguna ma ogin meel xilkaa looga qaaday”ayuu warkiisa kusoo gaabiyay afhayeenka maliishiyada maxaakimtu.

 

-----------------------------------------------

 

LOL...At this rate, the TFG won't have much of an opposition to speak of.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xarakada Al-shabaab Maliishiyaadkii Gobalada Soomaliya ay ka keeneen oo Bilaabay in ay ka Qaxaan Magaalada Muqdisho

 

Kadib markii dadweynaha Muqdisho ay u adkaysan waayeen falalkii isa soo tarayay ee ay samaynayeen dagaalyahanada Al-Shabaab, ayna bilaabeen dadweynuhu inay la dagaalamaan dhalinta Al-Shabaab ayaa waxa soo baxaya warar sheegaya in xoogagaasi ay bilaabeen inay iskaga baxaan Muqdisho.

 

Bishan bilowgeedii ayay ahayd markii dadweynaha xaafadda Madiina ay dagaal kala hortageen dhaliyaro damacsanayd inay hoobiye ka dhex tuuraan xaafadaas.

 

Dagaalkas ayaa sababay dhimasho 16 dagaalyahan oo Al-Shabaab ka tirsan, waxana la xaqiijiyay in dhalinyaradii halkaas ku geeriyootay ay badankood u dhasheen beelaha *****, ***** iyo ******
(caano boorayaal)
, halka 3 ka mid ah ay u dhasheen beesha *****.

 

Waxaa kaloo iyaduna jirta xaafada Kaaraan ee waqooyiga magaalada Muqdisho in lagu dilay shan ka mid ah Alshaab dhalinyaradooda lagana keenay gobolada soomaaliya gaar ahaan gobolka Jubada Hoose waxaana hal mar kusoo xoomay dadka xaafada kaaraan oo dil u geystay ka dib markii ay rakibteen hoobiye ay damacsanaayeen in ay xaafadaasi ka tuuraan.

 

Waxaa kaloo taas ka sii daaran dhalintaan laga keenay gobolada dalka oo aan aqoon u laheen magaalada Muqdisho xaafadaheeda ayaa mar waliba oo ay dagaal galaan waxaa la arkaa ayagoo habqan ah oo qoryihii ay ku dagaalayeen wali sita oo meel ay jihadu ka jirto aanan garaneyn , shacabkii Muqdishona ay bilaabeen in ay ilbaabada ka xirtaan ,markaasaa ileeyn waa furin dagaalee ciidamada dowlada iyo kuwa Etopia Uganda meel cidla ah ka helaan ayagoo habqan ah ka dibna xabado la dhacaan oo qaarkooda si foolxun ku nafwaayaan.
<---
(bloody clowns)

 

Dhacdooyinkaas kadib waxay go'aan ku gaareen ururka Al-Shabaab inay ka laabtaan go'aankii ay ku xireen garoonka Aadan Cadde, waxana dadweynaha Soomaliyeed dhagahooda ku soo dhacayay mudadaas kadib
hadalo jilicsan oo aan horay looga baran ururka Al-Shabaab.
<---pussies

 

Naceybka dadweynaha Muqdisho ay u qabaan ururka Al-Shabaab ayaa gaaray heerkii ugu sareeyay kadib markii ay u adkaysan waayeen falalka dilka iyo dhicidda gawaarida ah ee ay gaysanayaan Shabaabku.
<--
(So I aint the only who can't stand these sonsofb*tches)

 

Waxa si joogto ah looga dhici jiray Muqdisho gawaarida dadweynaha oo loo iibgayn jiray xuduuda Kenya.

 

Waxana intaas ka darnaa falalka dilka ah ee aan loo aabayeelayn dadka loo yaqaan Biri-Magaydo sida haweenka, odayaasha, culumaa'u diinka iyo caruurta.

:D:D:D

 

The people of Xamar have kicked out the Askar-Jinni that worked for the Shabab deviants.

 

Woe to Riyaale's secessionist clique. Bet yo a$$es these guys will return home to Hargeisa with their newly acquired bomb making skills. I don't think your coveted marfashyo will no longer be safe zones for marqaan iyo xidigaha anymore! aad baan ugu walwalsanahay for northern amigos JB&Co. :D:D:D

 

I'll try to put in a good word for you guys with Mr Yey--maybe he can re-open your old Qat house in Xamar for y'all. ;)

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

 

[ October 14, 2008, 02:50 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^You coward those young men died for a cause and you are here making fun of them. What a bloody coward you are! You will never ever be on their level. All you are good for are disrespecting other nomads, plagiarizing other people's work and talking constant nonsense. :rolleyes:

 

AT&T,

 

Adeer that is exactly what he is. He is cyber pirate. :D Luckily we have people like Nephs that can dig up anything instantly and leave an egg on his face.

 

Dhulqarnayna: gacaliye aftahanimadu waa udhalasho maaahan wax aad copy and paste kusamayn kartid. maybe take a lesson or two from the man himself; AT&T. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Again Red Sea, you reply to my posts without seriously addressing ANY of the Shabab misfortunes raised in 'em. Instead, you have taken to caano boore a$$-kissing (oh, how romantic?) and are thus reduced to turning the subject of this thread into a sordid caano boore contest, for all your like minded dullards on SOL.

 

Originally posted by Mujahid: Red Sea:

^^You coward those young men died for a cause and you are here making fun of them. What a bloody coward you are! You will never ever be on their level...

Whenever I see such shrill and unhinged attacks from deviant supporters, I think they really must NOT be doing too well back home. Sir, you're a sheep. Those Shabab men died as munaafiqiin and will all BURN in hell for that. Besides, why are you mad at me? It aint like The TFG did them in. It was the local population that revolted against them, and b*tch slapped them into the hereafter.

 

I know it's sad to see that the deviant card house is fast crumbling around you. ;)

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Wararka aduunka waad kadhacsantahay ee wakanee iska qabo yaa tanag xashiish. ;)

 

VILLA SOMALIA UNDER ATTACK.

 

 

Xoogag Al Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Xarunta madax tooyada ee Villa Soomaaliya

 

Dagaal u dhaxeeyey ururka Al Shabaab iyo ciidmada dowlada ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo fariisimo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin isgooysyada Falorenza iyo Zayidka ee magaalada Muqdisho.

 

Dagaalka ayaa waxaa uu bilowday abaaro 2-dii saqda dhexe ee xalay kadib markii ay xoogaga Al Shabaab weerar qorsheeynsan ku qaadeen fariisimo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin isgoyska Florenza,Zayidka iyo xarunta madaxtooyda ee Villa Soomaaliya,waxaana weerarkaasi ka dib goobahaas ka qarxay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo xoogag Al Shabaab ee weerarka soo qaaday.

 

Dagaalka ayaa waxaa uu ahaa mid la isku weeydaarsaday madaafiicda fara badan kuwaasi oo aan si rasmi ah loo ogeeyn khasaaraha uu u geeystay kooxihii dagaalamayay iyo dadka rayidka ah,waxaana dagaalku inta uu socday sedax Madfac ay ku dul habsadeen guryo ku yaalay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir kuwaasi oo xiligaas dad rayid ah ay jiifeen walow aysan qofna ku waxyeeloobin madaafiicdu.

 

Saraakiil u hadashay ururka Al Shabaab oo la soo xariirtay idaacada Shabelle ayaa waxaa ay sheegteen in dagaalkii xalay ay ciidamada dowlada ka dileen askara fara badan islamarkaana ay ka riixeen fariisimihii ay ku sugnaayeen walow aysan jirin war badax banaan oo arintaasi cadeeynaya.

 

Xaalada goobihii ay dagaaladu xalay saqda dhexe ka dhaceen ayaa saakay degen inkastoo la maqlayo risaas ay ciidamada dowlada jihooyin kaladuwan u ridayaan kuwaasi oo aan la’ogeeyn hadii ay khasaare geeysteen,waxaana weerarka Al Shabaab ay xalay ku qaadeen fariisimaha ciidamada dowlada ay leeyihiin uu qeeyb ka noqonayaa weerarda xoogaga hubeeysan ay ku qaadaan goobaha ay deganyihiin ciidamada dowlada iyo kuwa shisheeye ee ku sugan gudaha wadanka Soomaaliya.

 

 

Shabelle.net

 

-------------------------------------

 

Which freaking so call government that claims the name of government gets bombed the living day light out of and still insist to be in control.I gues people like Dhulqarnaynfall for that shid; though reality has it different.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Don't worry about my government! Worry about the deviants(Al Shabab) who're getting their a$$es handed to them by locals wherever they are. icon_razz.gif

 

************************************************

 

Dagaal xoogan oo maliishiyada maxaakimta iyo shabaabiyiinta ku dhex maray Balcad (Shabaabiyiinta oo jab xun loo geystay).

 

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in maanta ilaa iyo caawa uu halkaa ka dhacay dagaal aad u qaraar oo dhex maray maliishiyda shabaabiyiinta iyo kuwa maxkamadaha beelaha midoobay.

 

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in maanta ilaa iyo caawa uu halkaa ka dhacay dagaal aad u qaraar oo dhex maray maliishiyda shabaabiyiinta iyo kuwa maxkamadaha beelaha midoobay.

 

Dagaalka oo la isu adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka ayaa waxaa uu bilowday barqanimadii maanta waxaana uu socdaa ilaa iyo xiligan oo la joogo habeen,iyadoona wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in 3 gaari oo kuwa dagaalka ah laga qabsaday maliishiyada shabaabiyiinta.

 

Gurmad ka tagay magaalada Jowhar oo xoojin u ah maxaakimta ayaa gaadhay Balcad,halka gurmad ka tagay Bakaaraha oo shabaabiyiinta xoojin u ahna uu gaadhey Balcad,waxaana laga cabsi qabaa in uu dagaalku sii socdo ilaa iyo maalmaha soo socda.

 

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in magaalada lagasoo saaray maliishiyada shabaabiyiinta uuna haatan dagaalku ka soconay cirifka koofureed ee magaalada Balcad.

 

*********************************************

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this