Sign in to follow this  
dhulQarnayn

Kala japkii ururkii biliiliqada ee la magac baxay Al-shabab

Recommended Posts

Somaalidu waxay ku maahmaahdaa..."Labadii xaqdara isku raacda, xaqee ku diriraan".

 

Taas waxaan uga goleeyahay in maanta maxkamad kusheegi ee u kala jabeen ilaa sadex firqo:-

 

1) Maxkamadaha Asmara

2) Maxkamadaha Djibouti

3) Maxkamadaha Al-Shabab

 

Maxkamadihii Al-Shababkuna wuxuu usii kala jabay...

 

a) Al-Shababka ku dhuumaaleysta, bay iyo bakool uu Abuu Mansoor madaxda u yahay.

 

b)Al-Shababka u qaxay goballada dhexe oo ka amar qaata Caweys gar-cilaanle.

 

iyo

 

c)Al-Shababka isku magacaabay Halgamayaasha Ras Kambooni oo uu madax u yahay Xassan Turki.

 

Intaas oo firqa oo mid waliba mida kale mabda ahaan aan isku waaqfaqsanayn waxay kutusaysaa in awoodoodi ee wiiqmatay, oo hadana ukala bexeen qaar digirtoodi miista iyo qaar caano boorohoodi ee jiilka u qabeen ku qamaamah. :D

 

Tanah wax lala yaabo ma aha, waayo munaafiiqnimadoodi ayaa madaxa isku galisay. icon_razz.gif

 

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

quote:

"Labadii xaqdara isku raacda, xaqee ku diriraan".

So A/Y and Ethiopia must be qaar xaq isku raacay ,,,,
:D:DHa ha ha @ Jacaylabro

 

Ma waxaad ka wadaa... Somaliland iyo Ethiopia ayaa xaq isku raacay markii dakada barbara saldhigna laga siiyey, dakedana hubkooda iyo waxay rabaan kasoo dajistaan. Ma Kuwaas baa xaq isku raacay?

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Children get confused when things get intricate. What did Charles Dickens said about this? Bal noo sheeg yaa Dhul. Ileen waxaasay kuugu baxdaaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

Children get confused when things get intricate. What did Charles Dickens said about this? Bal noo sheeg yaa Dhul. Ileen waxaasay kuugu baxdaaye!

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^A&T

 

Hada waxaad keenteen inaad magacii Al-Shabab ahaa oo awalba wax lasoo dhoodhoobay oo runta kafog ahaa, ayaad waxaad damacdeen inaad magacii kabadalataan markii gunadii sheikh Caweys idin ka go'day inaad labaxdaan Halgamayaasha Ras Kambooni--waana idinka ka filayey. smile.gif Berinah waxaan ka baqayaa inaad labaxdaan Halgamyaasha Caana Booraha Dhiigooda ku shaqeeyo. Waayo Xassan Turki iyo wixii caano booraha la hal wadaaga waa mabda laawe yaal aana aqoon meel ay u socdaan!

 

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Anigu waxaa ila yaab noqotay, sow ninkagan maahayn hormuudka taageerayaasha Al Shabaab usbuuci hore markay Kisaayo gacanta ku dhigeen?

 

Goormaa durbadiiba honeymoonki laga baxay waa su'aale?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

quote:

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

Children get confused when things get intricate. What did Charles Dickens said about this? Bal noo sheeg yaa Dhul. Ileen waxaasay kuugu baxdaaye! [/qb]

:D

[/QB]
^^^

Aysh calaa naageys ma istiri.

 

Abaayo HornAfrique, walaaley A&T haku dabalug go'in! Khasaaro iyo caqli xumo socoto weeyaanee :D:D

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Aamiin yare, ka leexo eedadaa waryaa! Dadka waa weyn lama caayo! Howmany times Should I tell you. Must may name read Hugh Scofield or Giorgious Karamandiis to listen to me? Shakespeare iyo kuwa kaleba waad maqashayee imaqal yaa walad.

 

By the way, "fieyn baaabaa, hunnaa hoo, camu mi" yaan hawada kuu soo marinya as present for the ciid!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

Dee adigaa wax isku og hadaad maanta tiri laba xiniinyood aan hawaysto!

Ma buuraha Ras Kambooni oo lagu dhuumaaleesto miyuu laba xiniinyood ku noqonayaa? Mise caano booraha oo la badsado ayaa xiniintu ku weenatay?

 

Also, haduu geesi yahayna muu dhulkiisa xoreesto? Arima aan asaga quseenin ayuu caano boore ku miistaa ee. :D

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Aamiin yare, ka leexo eedadaa waryaa! Dadka waa weyn lama caayo! Howmany times Should I tell you. Must may name read Hugh Scofield or Giorgious Karamandiis to listen to me? Shakespeare iyo kuwa kaleba waad maqashayee imaqal yaa walad.

 

By the way, "fieyn baaabaa, hunnaa hoo, camu mi" yaan hawada kuu soo marinya as present for the ciid!

 

Horn

 

Ilma ha canaan adiguna. Kuwii ku yidhi Kismayo inagaa qabsanay unbaa hadana ku yidhi xanaaq! The boy knows nothing outside his room and Computer desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Waryaa A&T, miyaad asaasaqday, mise caana boorihi baa ku laab qaaday? Waa adiga sida ciyaalkii u hadaaqayee. Hadaadan meesha aad ka muuqaneyn ka maqnow saaxiib!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ show adigu xogaa yaroo caana booro ah ayuu odaygaan kugu laaluuushey? Naa bal inta wax iskula har-tid, beer jileec nimadanah yaraysid dhareerka iska tir walaaley, waayo calaacalkii Kismaayo waagi laqabsaday ayaad soo wadaa ee.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this