Sign in to follow this  
dhulQarnayn

Kala japkii ururkii biliiliqada ee la magac baxay Al-shabab

Recommended Posts

Abtigiis   

HornAfrique

 

Hadalkaaga uma qalmee waxan ha u jawaabin. Anigaa la yar qasan just so that I teach him how he should give people a break.

 

Duliqarneyn-Alexander Dumas says an impolite kid is most likely a carzy one too! Or does he? Google and tell me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D

 

Hey Smart A$$, Need I remind you that Monsieur Alexandre Dumas also once said..."How is it that little children are so intelligent and men so stuppidd? It must be education that does it."Also waxaa laga hayaa inuu yiri.."I prefer rogues to imbeciles, because they sometimes take a rest."

 

Need I say,A&T,sir, you're very relentless when it comes to abject Mediocrity, which rather amuses me saaxiib- So please, do go on entertaining me. I will be much obliged.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Enjineer Mahdi used to say "waa lala yaabay warbixintaydii. Afka unbaa la qabsaday". No body knew whether it was in awe of appreciation or incrudility of its Stu.pid.ity. But for him, it was clear: "Mutacalimnimadaan eeday" he used to say! Maybe, why I am after the kid is because of that prized "mutacalimnimo". Who knows!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Dhulqarneyn

your attitude will cause you more trouble than you will want or need..Insulting people WILL NOT be of any advantage to you it will only bring further problems

 

Ninyoho isku xishoo waa iga waano walaal tinimo sida tan si ma ahane bisha ramadaan xataa waad ceytameesa

Share this post


Link to post
Share on other sites

A&T, just shut up.

 

You are trying to find a decent comeback because you got slapped down numerous times for the lame shill you are. Adiga waxa kuwaalaya ayaan garan la'ahay... :confused:

 

I simply posted a thread about the breakup and impending demise of the Al-Shabab hell hounds. That's allowable, right? Mise, only el presidente bashing dimwits can post their drivel on SOL?

 

Personally, I do not care about the natural malignity of the anti-TFG dolts on these threads; because one way or the other-- Naysayers will always be naysayers, but don't you ever try to hush my thoughts saaxiib!

 

And why is it that every time you open your mouth lately, you sound more and more shrill A&T? More imprudent. More retarded. :rolleyes:

 

Give it up saaxiib. You will not convert anyone with your drivel.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Afr0 GirL:

Dhulqarneyn

your attitude will cause you more trouble than you will want or need..Insulting people WILL NOT be of any advantage to you it will only bring further problems

 

Ninyoho isku xishoo waa iga waano walaal tinimo sida tan si ma ahane bisha ramadaan xataa waad ceytameesa

Oo abaayo yaan caayey? Meeshaan dad aana kaftan aana aqoon haday ka buuxaan, ma xaa anigu sameeyaa?

 

Anigu waxaan dhaho wax xumaan ah ka ma wado, hadii qar dadkaan ka mid ahna iga caroodeen, waxaan rabaa inaan raali galiyo.

 

Marka, qofkii aniga iga cabanaya, cafis iyo masaamax walaalayaal.

 

Like my auntie says...I VERY SOOORY!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Wow!!

 

I didn't know I had it in me. To be quoted by you my dear friend. I think I should take the advice you proffered upon Ngonge, when you told him to copyright the phrase,"Stuff and Nonsense".

 

I think I will do the same, and from henceforth waa dambe ma dhihi kartid..."Naysayers will always be naysayers"--it belongs to I.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

 

p.s

A&T, saaxiib ha iga xanaaqin...Anigu walaalkaa baan ahay ee. Just Jiiiill and don't take this sh*t personal...Kapish!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I digrace!

ANYWAY, the whole purpose I started this thread was to highlight the tension brewing amongst the Al-Shabab... I found the following press statement:

----------------------------------------------

 

Muqidhso: Kooxo la magac baxay Mujaahidiinta Raaskambooni ayaa sheegtay weeraradii xalay ka dhacay Muqdisho & Koox kale oo beenisay hadalkaasi.

 

Afhayeen u hadlay Kooxo cusub oo la magac baxay Mujaahidiinta Raaskambooni ayaa shaaca ka qaaday in weeraradii xalay ka dhacay Isgoyska Km-4 ee magaalada Muqdisho in ay iyaga ka danbeeyeen isla markaana ay khasaare xoogan u geysteen ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda KMG.

 

Afhayeenkan oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Dulyadeyn ayaa wuxuu sheegay in kooxdan cusub ay yihiin kuwo ku xeran Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee dagaalada ka wada dalka, wuxuuna intaa raaciyay in uu Madax u yahay Wadaadka lagu magacaabo Sh. Xasan Turki.

 

Afhayeenkan u hadlay Kooxdan cusub ayaa sidoo kale ka hadlay aragtida kala qeybsanaanta soo kala dhexgashay kooxaha ka dagaalamaya Muqdisho, wuxuuna sheegay in xiligan aysan jirin Maxkamaddo mideysan balse ay burbureen waa sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna intaa raaciyay in ay Maxkamaddaha u kala jabeen Garabyada Jabuuti iyo Asmara.

 

Laakiin waxaa hadalkan si kulul ugu jawaabay Sh. C/raxiin Ciise Caddow oo ah afhayeenka dhinaca howlgalada ee Maxkamaddaha la dagaalama Dowladda KMG, isagoo sheegay in wax lala yaabo ay tahay hadalka ka soo yeeray afhayeenka u hadlay Kooxda Raaskambooni ee uu hoggaamiye Sh. Xasan Turki, isla markaana cid kasta ay u madax bannaan tahay fikradeeda, balse wuxuu diiday hadalka sheegayey burburka ku yimid maxkamaddaha.

 

Afhayeenka Maxkamaddaha ayaa wuxuuna tilmaamay in dagaalkii xalay ay awoodiisa lahaayeen Ciidamada Maxkamaddaha oo 80% ay iyagu ahaayeen, inkastoo uusan meesha ka saarin iney gacan ka helayeen kooxaha kale ee dagaalada ka wada Muqdisho, sidoo kalena ay dhinaca saadka ay ka taageeraan kooxaha kale ee ka mideysan dagaalada ka socda Muqdisho.

 

Waxaa soo kordhaya kooxaha dagaalada kula jira Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Africaanka ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo koox walba ay ku dhawaaqeyso Urur gaar ah, balse xaqiiqda marka loo eego ay hoos tegayaan meel qura.

-------------------------------------------------

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

And then His Royal Shallowness,Mr Indhacadde had this to say...

-----------------------------------------

 

Iyadoo uu sii laba kacleynayo khilaafka daran ee u dhexeeya kooxaha islaamiyiinta ee ka dagaalama dalka Soomaaliya,ayaa jaale Indhacadde oo ah xoghayahya dagaalka ee maliishiyada maxaakimta waxaa uu si kulul u weeraray nin magiciisa ku sheegay Dulyadeyn oo sheegtay in uu yahay taliyaha maliishiyada Al Turki,kuna tilmaamay ururka maxkamadaha in uu goor hore baaba’ay.

 

Jaale Indhacadde oo saxaafada Muqdisho la hadlay waxaa uu sheegay in uu ugu baaqayo Dul yadeyn in uu soo wareejiyo hubka iyo qalabka uu maxaakimta u hayo,hadii uu amarkaa ka dhaga adeygana ay talaabo ka qaadi doonaan.

 

“Anagu ma ogin meel uu maxaakimta kaga baxay,waxaanu ognahay in dagaalkii xalay uu ka qeyb galay aanu maalgelinta iyo hubkaba lahayn,hadii uu maxaakimta ka baxayana ma ahan in uu idaacadaha ka sheegto, ee waa in uu nalasoo socodsiiyo, Dulyadeyn waa in uu soo wareejiyo hubka iyo qalabka uu inoo hayo”.ayuu yidhi Jaale Indhacadde.

 

Hadalka Jaale Indhacade ayaa si weyn looga dareemi karayay khilaafka aadka u daran ee soo kala dhex galay kooxaha islaamiyiinta ee dhibaatada coaladeed ka wada dalka Soomaaliya, kuwaas oo khilaafkoodu uu haatan ku dhowyahay heer ay xabad iskala hor yimaadaan.

----------------------------------------------

 

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this