Sign in to follow this  
Gar-haye

ONLA Gains Control Of shilabo and jeexdiin OIL Fields.

Recommended Posts

Gar-haye   

****** National liberation forces have gained control of shilabo city after heavy fighting took place on the outskirts of the city yesterday morning. these latest developments follows previouse setbacks suffered by ethiopian forces in Dhagaxmadow and dundumow cadka on june 10. 2008 in jerrar district. similarly ONLA units were able to penetrate and rest control of dhobawayne city from ethiopia forces on jan 13.

 

the gu' offensive seems to be going great so far with three major setbacks suffered by the ethiopians and many more IA on the way, its suffice to say that zenewi's call of neutralizing ONLA has ended in abject failure. furthermore the political wing(onlf), humanitarian and rights groups all seem to be taking great strides in exposing the Human rights violations and breaking the mold of silence that has griped the region in its most defficult times.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

JWXO iyo Ciidamada Tigreega ayaa dagaal xoogan ku dhex maray deegaanka Shilaabo.

 

 

25.June.2008 Wararka naga soo gaadhaya *******ya ayaa waxa ay sheegayaan in Dagaalo xoogan ay Tigreegu iyo Jwxo ku dhex mareen deegaanka shilaabo waxaana wararka ay sheegayaan in JWXO ay la wareegtay gacan ku heynta deegaankaasi.

 

Sidoo kale waxaa ay wararka shegayaan in shalay subaxnimo uu dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka Culculus uu ku dhex maray deegaanka Shilaabo Xoogaga hubeysan ee JWXO iyo Tigreegu.

 

Shalay niskii danbe ayaa waxaa magaaladasi isaga tagay maamulkii dhiigyacabka ahaa iyadoo lagu arkayay Xoogaga JWXO oo ku hubeeysan hubka noocyadiisa kala duwan kuwaasi oo dhex lugeeynaya Magaalada Shilaabo.

 

Wararka ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in wax shaqo ah aysan kajirin garoonka diyaaradaha ee magaalada shilaabo sida ay ******post u xaqiijiyeen dad ka tagay qaar ka mid ah deegaanada ******ia iyo Gobolka Galgaduud si ay halkasi diyaarado uga raacaan.

waxaa ay wararka intaa ku darayaan in ay degantahay xaalada maagaaladaasi mana jiraan wax rasaas ah oo laga maqlayay gudaha magaalada.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in JWXO ay magaalada Shilaabo ka soo gashay dhulka howdka ah ee galbeedka iyo Konfurta halkasi oo dhawaanahan ay dagaalo xoogan kula galayeen ciidamada Tigreega kuwaasi oo isku dayay in ay meesha ka saaraan dhaqdhaqaaqa Xoogaga JWXO.

 

Waxaa Naloo Xaqiijiyay In Ciidanka Xoreynta Ee Geesiyada ah Ee Jwxo [Jamhada Xoreynta ******ya ] Ay magaalaada Maamulkeeda Gacantaa ku hayaan Halkaas Dadwaynaha Shilaabo ku nool dabaal Dag ku Jiraan, Ilaa xalay, Waxaa Shilaabo ka Mid tahay Gobalka Qoraxay waxayna u Dhowdahay Ceelasha Jeexdin ee Shidaalka.

 

source:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

ONLF oo la wareegtay Degmada Shilaabo

By Somalimirror on 25 Jun, 2008 5:01 PM in Main, Wararka

 

Gelinkii danbe ee habeen hore, waxa uu dagaal culus ka dhacey degmada shilaabo ee dhulka soomaali galbeed, kaas oo dhex marey ciidanka gumeysiga itoobiya ee halkaa saldhigayada ciidan ku leh iyo xoogaga ONLF oo weerarka dagaal soo qaadey. Dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaa yimid ka dib markii xoogaga ONLF oo hubka noocyadiisa kala duwan ku hubeysan magaalada shilaabo ka soo galeen dhowr jiho oo kala duwan, ka dibna uu halkaa ka bilowdey dagaal aad u qaraar oo in muddo ah socdey. Wararka laga helayo shibaalo waxa ay intaa kudarayaan in xoogaga ONLF si rasmi ah ula wareegeen dhamaan xarumihii ciidan ee halkaa ay ku lahaayeen ciidanka gumeysiga itoobitya, iyada oo sidoo kale dagaalkaas uu ciidanka gumeysiga itoobiya ka soo gaarey khasaare xoogan oo naf iyo maalba leh inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn inta uu leegyahey khasaaruhu inta uu leeg yahey. Dagaalka ka dhacey shilaabo ayaa ahaa mid ilaa maalintii danbe sii socdey, waana markii ugu horey ee xoogaga ONLF si rasmi ah in muddo ah ula wareegaan gacan ku heyta degmada shilaabo.iyaga oo magaalada 2 maalin oo danbe gacan ku heyteeda ku sii hayey. Magaalada shilaabo ayaa ah xarun ciidanka gumeysiga itoobiya u ah mid istaratiji oo howlo badan oo ay ka fuliyaan dhulka soomaali galbeen ka soo abaabulaan.taas oo sidoo kale ay ku leeyihin xarumo ciidan oo waaweyn. Waxa sidoo kale shilaabo ku yaal airoport shaqeeya, waxaana uu hakad ku yimid howlihii duulimaad ee halkaa ka jirey. Dhanka kale maamulkii shibaalo ee hoos taga kan dowlada itoobiya ayaa halkaa isaga baxey kadib markii xoogaga ONLF si rasmi ah ula wada wareegeen magaalada shibaalo, waxaana la arkayey iyaga oo magaalada dhex deeda marba dhan u gaaf wareegaya.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Testimony to the new twist in the struggle. From ambushes to raids on towns. Next, it will total liberation. I smell victory!MMAAAAAAASHAAAALLLLLLAH!!!!

 

The internal decay in the Tigray regime, and resolve of the young ONLF and Alshabaab fighters brings the days of joy ever closer. It will not be far when being a Somali will be something that evokes envy in others! It will not be far!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^ONLF is defeating decisively the Tigray soldiers and making a lot of noise on the ground nowadays. I wonder if the deployed a new tactic that they haven’t used before?

 

Perhaps we should learn from them.....they surely know how hit the Ethiopian army where it hurts.

 

Abtigiis, the day of joy will come sooner than we thought inshallah!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Observer, Dhubad, Abtigiis, Garhaye, Nephthys, Haneefah, and the rest of ONLF members, I wish you the best of luck in your struggle for freedom and an independent state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

^^^ thank you for the kind words, but i am not a member of onlf, just a supporter for a just struggle. may I kindly ask why the change of openion? you've been known to be a stunch anti-strugle, anti-onlf fella.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qabiil-wise ula jeeda ninkaas kaa koreeyo, Garhayoow. I don't know how he got to this conclusion.

 

N.B. -- This is a Soomaali struggle, not a particular qabiil's struggle. Soomaali Galbeedna Soomaali dhan ayaa wada degan. Do you believe in Soomaali Galbeed xoog lagu heysto by Xabashi, Koora?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Do you have something against ONLF, they are the majority there, and have write to call it what ever they want.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dabshid, Thats so true. Majority decides what the name should be. I was asking myself why this site censors the name of that region when all local and international sites use that name.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Saxb Nimankaas cid walba u aqoonsatay in ay yihiin dhul, Dhaafay qabiil, Ayaa waxa la diidan Soomaali? Waa mucjiso, waxna la isuma ogala, O_G_A_D_E_N Waa dhul aduunku yaqaan, bal cidda mamnuucday waxa ay ku mamnuuceen hala waydiiyo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dabshid, Waa cajiib wallaahi, maamulka SOL markii la weydiiyay su'ashaas waxey ka bixi waayeen magaca waa qabiil ama gumeysi baa bixiyay, waxaanse u sheegeynaa maamulka SOL waddan kasta dadkiisa go'aankiisa gaadha magaca uu wadanayo, magacanna dadkii lahaa baa ku wata. We all know every single qabiil of Somali has part of 'em living in that region but the majority wants that name, atleast for now, and this name has nothing to do with qabiil. Caqli kastoo saliim ah baa garanaya ineysan cidna magacaas qabiil ahaan u wadin. I think the SOL admin should review their position on that matter! Its very disapponting to see when someone posts a reuters article on here and you see the name that reuters didn't censor has been censored by SOL. Doesn't that make us, Somalis, dad low level ah oo si aan muhiim aheyn wax u fiiriya. Let's look at the big picture. We don't carry that name because we have love for specific qabiil.

 

P.S. Dabshidow sidaad sheegtayba Somalidu baanba waxba isu ogoleyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this