Sign in to follow this  
MoonLight1

Abdiqasim Speaks out.

Recommended Posts

Dr. C/qaasim Salaad Xasan: “Caalamka iyo gudahaba si wadajir ayaan uga hortageynaa kuwa dagaalka ka magaalada Muqdisho”

 

 

Mugadishu hamiis, 14May 2009 SMC

 

Ex-Madaxweynihii Dowladdii TNG-da Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ku sugan dalka Masar magaaladiisa Qaahira ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho, isagoona sheegay inaan xilligan loo dulqaadan karin dagaallo mar kale ka dhaca Muqdisho xilli ay dalka ka baxeen ciidamada Dowladda Itoobiya.

 

Waxa uu sheegay Dr. C/qaadir Salaad Xasan inuu xiriiro la sameeyay Dowladda iyo kooxaha mucaaradka oo uu ka mid yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys, isagoona sheegay inuu kala hadlay sidii looga shaqeyn lahaa nabadda iyo dib u heshiisiinta, hase yeeshee C/qaasim waxa uu sheegay in dagaalkan Muqdisho ka bilowday aanu garaneyn in shisheeye ka dambeeyo.

 

“Waa la ogaan doonaa kooxaha la dagaalamaya Dowladda Madaxweyne Sheekh Shariif inay ka amar qaataan shisheeye iyo in kale” ayuu yiri C/qaasim Salaad Xasan oo sheegay in isaga qudhiisa uu dadaal u galay sidii ciidamada Itoobiya dalka looga saari lahaa, wuxuuna caddeeyay in arrintaasi uu geeyay Q/Midoobay sidii ay gacan uga geysan lahayd.

 

Dhinaca Dr.C/qaasim Salaad Xasan ayaa ugu baaqay Dowladda iyo kooxaha mucaaradka ah inay joojiyaan dagaalka, wuxuuna sheegay in wixii khilaaf ah ee u dhaxeeya ay ku dhameystaan wadahadal.

 

Mudadii ay dagaalada Muqdisho socdeen, ayuu Dr. C/qaasim tacsi u diray dhammaanba eheladii ku waxyeelowday dagaalada, wuxuuna ka dalabaday dhinacyada iska horjeed inay shascabka dushiisa ka baxdo.

 

 

somaliweyn.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is not the time to hold the stick in the middle, it is about time he tells his cousin Xasan Dahir Aweys to stop the death and distruction of Mogadishu. Why speak when you do not condemn the aggressor?

Share this post


Link to post
Share on other sites

thats exactly what I was thinking about, the guy is playing "Lugtana jecli, lagana jecli". Or in muqdishani term "Calina gar leh, Caydiidna jid leh"

Its very hypocritical language he is using.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Too little too late, he should have came out long time ago if he really means what he saying now. " waxaa la ogaan doonaa" ku yeh. It's all known who these misguided guys take their orders from, who is he kidding..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this