Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Maxamed Dheere: Ciddaan cid toogan karin ciidanka (dowlad ku sheega) ha Iskaga baxdo

Recommended Posts

Maxamed Dheere: "
Cidaan Cid Toogan Karin Ciidanka Dowladda Ha Iskaga Baxdo ...
"

 

Muqdisho, Maajo 01, 2007 (Soomaalinews) - Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa markii ugu horeysay shalay khudbad u jeediyey Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG iyo Saraakiishii hore ee Xooga Dalka.

 

Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa waxa uu ku wargeliyey saraakiisha in Gobalka Banaadir laga bilaabo doono hawlgalo adag oo amniga Caasimadda lagu sugayo, islamarkaana xasiloonidii luntay loogu soo dabaalayo.

 

"Saraakiishiina waxaan idin sheegayaa in hawlgaladu ay bilaaban doonaan cidii Dowladda kasoo horjeesata waa in gacan bir ah lagu qabtaa" sidaana waxaa yiri Maxamed Dheere.

 

Sida ay ilo saraakiil ah ku waramayaan Maxamed Dheere ayaa intaasi sii raaciyey "Cidii aan Cid Toogan karin Ciidanka maxay ugu jirtaa ha iskaga baxdo".

 

R/wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa wareegto uusoo saaray dhawaan ku magacaabay Maxamed Dheere inuu noqdo Gudoomiyaha Gobalka,iyadoona xilkaasi uu horay u hayey Cadde Gaabow.

 

Maanta ayaa la filayaa in Xaflad xilka si rasmi ah uu kula wareegayo Maxamed Dheere ay ka dhacdo Xarunta Gobalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

 

Cidda uu ka hadlaayo in la toogto bari yaa waaye? Of course, maatida iyo masaakiinta. Waxaas ayaa nool, isla quman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Qof kasto caqligiisuu hadlaa saxib. Ninkaan would be diagnosed with mental retardness if he was tested for mental aptitude, wuxuu ku hadlaayo waa ka dhab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Isn't this the guy who insulted the so called warlord/president couple months ago, what changed now? All over sudden he is named mayor of the city, this is just pull.....they are all crimals who should be brought to justice...

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ Yesterday was a short time ago, good old, days , horse and buggy days, time immemorial.

 

 

To day is cutting edge, contemporaneous,coincidental :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxamed Awdheere: Qoyskii gurigiisa hortiisa laga soo tuuro hoobiye ama bambo, isagaa u qoolan, isagaana u qaban doonaa, haddii uusan ku dhiman

 

Munaasabad lagu caleemo saarayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, uuna ka qeyb galay duqii hore ee magaalada Muqdisho Dr. Maxamuud Xasan Cali Gaaboow Cadde ayaa ka dhacday xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

 

Xafladan lagu caleemo saarayay M/dheere ayaa waxaa ka soo qeyb mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, oo uu ka mid ahaa wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Maxamuud Sadiy Aadan, waxaana munaasabadan ka dhex muuqday Cadde gaaboow oo isagu ay wejigiisa ka muuqatay farxad aad u weyn isla markaana si kalsooni ay ku jirto ugu wareejiyay xilkiisa M/dheere.

 

Cadde gaaboow oo munaasabadasi ka hadlay ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu xilkiisa ku wareejiyo M/dheere oo uu tilmaamay inuu yahay ninkii laf dhabarta u soo ahaa dowladda federaalka isla markaana sabab u ahaa imaatinka ra’iisal wasaaraha xukuumada Prof. Cali Max’ed Geeddi oo uu sheegay inuu uga tanaasulay booskiisii xildhibaanimo "M/dheere waa nin u qalma xilkan maanta aniga la iga qaaday waana ku faraxsanahay, waxaana aaminsanahay inuu ka soo bixi karo xilkan, waxaana ku talin lahaa in M/dheere loo dhiso taalo taariikhi ah, dadka waxaa loo dhisaa taalada marka ay dhintaan, balse waxaan dhihi lahaa isagoo nool M/dheere waa in loo dhisaa Taalo" ayuu yiri Cadde oo sidoo kale sheegay in M/dheere uusan aheyn nin xaasid ah.

 

M/dheere oo isna halkaasi ka hadlay ayaa uga mahad celiyay Cadde gaaboow sida kalsoonida leh ee uu ugu wareejiyay xilkan, wuxuuna dhinaca kale ka hadlay qaabka uu maamulka gobolka Banaadir howlihiisa u bilaabi doono isagoo u digay dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho.

 

"Maamulka cusub ee gobolka Banaadir wuxuu isugu xirayaa magaalooyinka Muqdisho min waax, qeyb, xaafad, degmo illaa gobol" ayuu yiri M/dheere oo ku war geliyay dadka in gurigii hortiisa laga soo weeraro dowladda ay qoyska gurigaasi degan u qaban doonto, isagoo sheegay in qoyskaasi ku baxsan karo oo kaliya in kooxdaasi uu iska eryo, haddii uu awoodi waayona ay la soo xiriiraan ciidamada dowladda anaga ayaa iska qaban doonee, waxaan arrintaas aheyna kuma badbaadi karaan.

 

"
Qoyskii gurigiisa hortiisa laga soo tuuro hoobiye ama bambo, isagaa u qoolan, isagaana u qaban doonaa, haddii uusan ku dhiman, meesha ay geli doontona ALLAA og, ma cafin doono, haddii kale waxay nooga badbaadi karaan inay iska ceyriyaan kooxaha wax tuuraya
, ama ay ku soo war geliyaan ciidamada dowladda" ayuu yiri ugu dambeyntii Max’ed Cumar Xabeeb M/dheere oo dhowaan loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqidsho.

 

This is what "Radio Free Somalia" online site came up with, as poorly photoshopped as it is:

 

dhagaxtuur_dheere2.gif

 

Taaladdii heybadda lahayd ee Dhagaxtuur mee saas u ceebeyeen, Eebbe ha ceebeeye.

 

dhagaxtuur.jpg

 

dhagaxtuur.jpg

 

Very disturbing that Dhagaxtuur, which sybmolized -- and still is -- the fight against shisheeyaha iyo gumeysidoonkii in maanta sawir qaabdaran oo ah nin Xabasho dalka u horseeday lagu kor sawiro.

 

PS - "Radio Free Somalia" [very ironic, :D ] online editor is a guy by the name of Maxamed Daahir, a staunch pro-Stooge of Xabashadda, and also a distant cousin of his. He also edits, hosts and produces a one-hour radio show in Koronto, plus another hour of TV show, which was intended to be a community news, but lately solely devoted to the Frail Stooge of Xabashadda and the policies set by his occupying Masters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^^^^ So he's a collaborator? Well, in that case, invite (ok, lure) his dabodhilif behind to a coffee at the Jane and Finch donut shop and beat the xaar out of him. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ebyan   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

PS - "Radio Free Somalia" [very ironic,
:D
] online editor is a guy by the name of Maxamed Daahir, a staunch pro-Stooge of Xabashadda, and also a distant cousin of his. He also edits, hosts and produces a one-hour radio show in Koronto, plus another hour of TV show, which was intended to be a community news, but lately solely devoted to the Frail Stooge of Xabashadda and the policies set by his occupying Masters.

Maxamed Daahir and Abdullahi Yusuf are not relatives, but I'm sure you were trying to allude to his qabil. Yes, he is from Abdullahi Yusufs clan, but why is that important? Did you really need to mention that? :confused:

 

As for the TV and radio show, they reflect the opinion(s) of most Somali-Torontonians, if they didn't he wouldn't be hosting either show now would he be? Showing clips of Somali Torontonians celebrating the 'victory' of the TFG is community news. The show isn't "solely devoted to the Frail Stooge of Xabashadda and the policies set by his occupying Masters", it's just that the events back home are important to many people, so it only makes sense to devote most of the show to news from Somalia. They try to keep it as balanced as possible.

 

Maxamed Daahir has been receiving a lot of flack as of late from desperate people with much pent-up anger ( notably the editors of Waagacusub who went as far as to accuse him of being a pedophile), so give him a break.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Wiilo:

Isn't this the guy who insulted the so called warlord/president couple months ago, what changed now? All over sudden he is named mayor of the city, this is just pull.....they are all crimals who should be brought to justice...

 

 

Go figure:...............

Money talks, these men are puppets, the strings that are attached to them green. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Castro:

^^^^ So he's a collaborator? Well, in that case, invite (ok, lure) his dabodhilif behind to a coffee at the Jane and Finch donut shop and beat the xaar out of him.
:D

Miyaa? Maya naga dhaaf, no need to waxaas. I am not that violent person. Laakiin Jeen iyo Finj shimee kugu dambeysy? I don't know if there is or was a donut shop around on that intersection. Hmm....let's see, there is a couple of gas stations, two mid-based malls, hmm...oh, yeah, there is an old donut shop right next one of the gas stations, Country Style? Or was it Coffee Shop?

 

Maan, I hadn't been to that area since 2003, I think.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Ebyan:Maxamed Daahir and Abdullahi Yusuf are not relatives, but I'm sure you were trying to allude to his qabil. Yes, he is from Abdullahi Yusufs clan, but why is that important? Did you really need to mention that?

Dear Ebyan, it all makes sense to go around clan circles when one has no other point to make. It wonders me why the need to use an independent Somali news reporter none member of the TFG living in others corners of the world as an argument against the TFG, simply because of clan line thinking.

 

It's not a new trend it has been like this for a while and sadly employed by many members including SOL seniors, when one wants to score a politcal point and prove something against the TFG has to look for a person from this particular clan, whether he's member of the TFG or not matters less, all that matters is present them as strong and conclusive evidence against the TFG...

 

How irrational...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this