Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Omar Jamal Rejected by the UN

Recommended Posts

Cumar Jamaal oo DKMG u magacawday inuu ka mid noqdo ergada dowlada Somalia ee UN-ka ayaa loo diiday aqoonsigii diblomaasiyadeed

 

Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa heshay farriin xagga emailka ah oo caddeynaysa diidmada Cumar Jamal, iyo waliba shuruudaha lagu xiray. Farriitan ayaan ka timid sarkaal sare oo ka tirsan safaaradda Mareykanka ee ku taalla xarunta Qaramada Midoobay, safaaraddaas oo ah midda bixisa aqoonsiga diblomaasiyadeed ee dhammaan diblomaasiyiinta ajnabiga ah ee ka howlgala Qaramada Midoobay.

 

Farrintaas email-ka ayaa waxaa ku cad in Cumar Jamaal uusan soo dhameystirin shuruudihii laga rabay diblomaasiyiinta Qaramada Midoobay.

 

Bartamihii bishii lasoo dhaafay ee November, ayay DKMG ah u magacowday Cumar Jamal inuu noqda xoghayaha koobaad ee ergada Somalia u fadhida Qaramada Midoobay.

 

Sidoo kale, danjire ku xigeenka Somalia u fadhiya Qaramada Midoobay, Ciid Beddel, ayaa isna xaqiijiyay in Cumar Jamaal la soo diiday, sidaas daraaddeed-na uusan Cumar Jamaal ka tirsaneyn ergada Somalia u fadhida Qaramada Midoobay.

 

Soo diidista ka sokow, Ciid Beddel ayaa sidoo kale qaba in soo magacaabista Cumar Jamal oo uu ka danbeeyo Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Somalia Cali Jaamac Jangeli ay markii horeba aheyd tallaabo sharci darro ah.

 

Laakiin hadalka Ciid Beddel waxaa gaashaanka u daruuray danjiraha Somalia u fadhiya Qaramada Midoobay, Dr. Cilmi Ducaale, oo isagu sheegay in Cumar Jamal uu yahay diblomaasi sharci ah.

 

Dr. Du’ale oo la weydiiyey waxa uu kaga jawaabayo caddeynta ay VOA-du heshay, ee muujineysa in Cumar Jamaal lasoo diiday, wuxuu xusay inaanu arrintaasi wali la socon.

 

Maxkamad Mareykan ah ay sanadkii 2005-ta ku heshay Cumar Jamaal inuu dambi xagga socdaalka ah galay. Xeer beegti qaran oo arrintaas maxkamaddu u xil-saartay, ayaa go’aankaas ansixiyey.

 

Cumar Jamaal oo aan isku daynay inaan la xariirno, ayaa ka gaabsaday inuu wax faallo ah ka bixiyo arrintan. Laakiin wuxuu sheegay inuu yahay diblomaasi sharci ah oo ka tirsan ergada Somalia u fadhida Qaramada Midoobay.

 

Cumar Jamal, oo muddo dheer ahaa firfircoone ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota, ayay magacaabistiisu timid bil ka yar markii uu halkaas booqasho ku tagay madaxweyne Sharif Sh. Axmed.

 

Mr. Jamal ayaa lagu tiriyaa inuu yahay nin aad ugu ololeeya xuquuqda jaaliyadda Soomaalida ee gobolkaas, ha yeeshee hadallo badan oo uu jeediyey ayaa muran badan dhaliyey.

 

Warbixinta arrintaasi ku saabsan midigta sare ee boggan ka dhagayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

it is sii soco soo soco thing .... I thought the guy is kinda heavy weight as some were putting it here on SOL ,,,,,,

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB –

Once you have seen the following line by Dr. Elmi, you should abandoned the whole saga, but then again that is not your nature, is it?

 

”Dr. Cilmi Ducaale, oo isagu sheegay in Cumar Jamal uu yahay diblomaasi sharci ah.”

 

If the Ambassador, who is the true authority at the UN Somali detail, says Omar Jamal is legit, then it does matter what Ciid or anyone else with a grudge says, doe it now? Or is it a slow news day in your usual haunts?

 

Tata …

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Omar Jamal is not worth of being talked about this much. He is an illegal immigrant that uses the Somali name to pay his bills.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hamse   

The onlf boys comes out of the woodwork to badmouth omar jamel in a day where the whole nation is mourning the mayhem created by onlf boy oo ***** ahe. that is all zack and at&t are good for. clan motivated assaults.

 

 

Originally posted by The Zack:

He is an illegal immigrant

qaxooti oo somali kale ku caayayo illegal immigrant weligiin ma aragteen. caqli xumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

War Jacayl, Cumar Jamal kan ina qabsaday armuu Cowke of SOL yahay? Si bay isugu eg yihiin! Indhuhuu taagayaa sow ma aragtid?

:D

 

Waa wax dhici kara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I thought the guy is kinda heavy weight as some were putting it here on SOL

He is not only a heavy weight but a man with authority as both the US media and politicians listen to him, he may be staying in the US illegally, he may be a self made and self promoted individual but the young man is the most famous Somali individual in the US and has acted thus far as the Somali community advocate and leader of choice, most of reer minnosota from mosques, communities to fadhi-kudiri and marfishes are crying, no, he is not :D , but who will listen?

 

The boy suprised me when he said he would hire attorney for the US captored pirate boy and represent him against the US government, he did speak to his father in Harardhere and was giving interveiw to the CNN about that issue, now you wouldn't see many Somalis doing that, self promotion of different style.

 

Let the young man be, ubaneeya leerta ninka ha idinka shaqaystee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa:

I he did speak to his father in Harardhere and was giving interview to the CNN about that issue

It was not Xaraardhere , if the boy was from that area Omar Jamal would have steered away from it miles, and instead of advocating for it he would have condemned it.

I agree with Ciid Bedel in here , if the guy has a criminal record then it is not wise to grant him diplomatic status. However I strongly differ with and reject Ciid's tirade against the well reputed FM, Jengeli, on public Radio.

Share this post


Link to post
Share on other sites

inny.jpg

Are you saying this boy is not from Harardheere or its sarounding area?

 

And this is Omar Jamaal's take during that events

His worried family asked the Minneapolis-based Somali Justice Advocacy Center to help get him a lawyer, said the organization's executive director, Omar Jamal.

 

'What we have is a confused teenager, overnight thrown into the highest level of the criminal justice system in the United States out of a country where there's no law at all,' Jamal said.

 

Source

 

Stop the envy Juje, the self made young man is not clanist as you put it, he was the one that welcomed Sheikh Shariif to the US and opened many doors for him. Sheikh Shariif realised his influence, hence the appointment. Mr. Shariif's entire delegation were under the supervision and guidance of Mr. Jamal during their visit in the US :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Omar Jamal is so important secessionists dedicate whole topics to him and the confused ONLF boys keep crying about the man. Juje is he is a clanist why did your Dharif Hotel offer him this post?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this