Sign in to follow this  
7_steps_2_Heaven

DUGSI

Recommended Posts

salam caleykum walaalayaal,

 

waxaan umaleenaa quf kastoo naga mid eh inuu soo dhigday dugsi Quraan yaraantoodi markii dalka la joogay ama wadanada qurbada'ba.

 

aniga alxamdu lillaah, dugsi waxaan ku soo dhigday xamar, anigoo juska sadaxaad maraya baan ka soo tagnay. ula jeedada topic kaan waxaa waaye, waxaan jecleystay inaan wada qeybsanno xasuusaha aan ka haysanno dugsiga.

tusaale ahaan; weligaa malaguu duubay, cabaar ma laguugu haayay dugsiga cashirka aad ka bixi waysay daraadeed, iyo wixii la mid ah.

 

aniga hadaan idinla qebsado xasuusteyda, maalinbaa waxaa igu adkeed suurada qul yaa ayyuhal kaafiruun aad iyo aad ee igu adkeed markaas aa in la ii duubay aa tiirka la igu xiray, laakiin ma la i bacaarinin (alxamdu lillaah) laakiin inaan quraac aado waa la iidii'day. mid kale aan xasuusto waxaa waaye, markii casharada laga baxo subixi oo waqtiga quraacda soo dhawdahay iney dugsileeyda dhan ku heesi jireen

"gaajo waa cuduree, caloosheey mud'mudaa

macalinow na kala daa, kabiirow na kala

aftax"

 

xasuusahan wexey ka mid yihiin kuwa ugu dhaw qalbigeyga.

 

PS, wadanki waxa aan ka haysanno waa un xasuus (sadly), sidaas daraadeed aan wada qeybsanno xasuusta.

 

s/a wm wb

is maqal damboo xiisa leh smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Walaashiis mawduuc fiican ayaa noo furtay, dugsi. allaaah, hadda soo xasuusto, xasuusahaygii, horta duu duub iyo, indha xiris iyo waxaas caadi bay iska ahaan jirtay.

 

laakiin waxaa ugu qosli badnaan jirtay, markuu macalinka yiraahdo orda oo baxaa isoo gooya ulo mareeray, oo ula midda ugu kul kulul ka mid ahayd markii lagu gu dhufto, markaa macalinka u keentid, aduuba kaa bilaabi kan ugu horeeyo oo lagu garaaco. laakiinse it doesn't matter how many times uu macalinkayga Quraanka iga raacay, i have at most respect for him, because if he didn't do that to me, i would know no quran now. jazakallah khayran. i also think, exprience starts from dugsi, if u didn't go through that system u will always be lacking, big thing in your life.... laakiin markii danbe dugsi akhwaan muslimiin ah, ayaa lani geeyay, thank god, ushii badnaydna waa la naga daayay... because ppl who know the religion became teachers now... and realized by beating up students, will memorize the quran through love, but they'll memorize it through fear, which would not stay for a long time. that's why most of the samalies forget their quran when they get older....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ alla maxasuusataa ulihi....those were the days walaahi...

 

Quraanka ma dhameesay, mase washamsi aad u baahan tahay in laguugu aqriyo.

Dugsi aqwaan muslimiin waligey ma soo dhiganin, towjiid maan ka baxaa ilaah aa ila'hee.

macallinki quraanka i soo baray ilaah haka abaal mariyo...Qac Qaac can u believe intaan Europe joogay 13-14yrs sadax jus lee bartay...alla maxaa la igu qasaaray redface.gif , juska lixaad lee maraa tanii tii. oh my god....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waxaad istaahishaa in lagu garaaco again loooool. anyways sis, usoo jeedso quranka, waa waxa kaliya aduunkaan naga baadinkara iyo aakhiraba... let's be serious about it.

 

and good memories. yes i finish the quran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Ilaahey aa mahad leh maxaa yeeley waligeey Washamsi ma la igu qaadin--aabaheey aa Quraanka noo dhigi jiray.

 

We younger boys ma naloo ogoleyn dugsi Quraan because--and this was alleged--when the older sisters and brothers used to go to this particular dugsi Quraan an unfortunate incident happened.

 

This macalin dugsi refused to allow this kid to go to musqul; he suspected the kid was lying and wanted to skip that day's dugsi. Unfortunately, the kid really needed a relief. Cunugii kaadida uu isku celiye and for the fear of macalinka, dugsiga dhexdiid maku dhex kaadin karin. Markuu dugsigii dhamaaday waxaa la arkay cunugii oo dhidid miiran. Ileen siduu kaadida iskugu celinaaye ayaa kaadida ku dhagtay. Dhakab. :mad: Cunugii isbitaal aa loola orday, saas uuna ku fakaday.

 

When my aabo heard the episode, he really got enraged and vowed never to allow his children to attend any dugsi--he would instead be the macalin himself at home.

 

Macsalaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waaaw,dugsi loox, that is what i call xasuus, back home, quraanka waxan ku gaaray suuratu yaasiin,that is about 10 jus camal miyaa and i was 9 or something like that, wax yaala badan aan xasuustaa,one time,ani iyo kuwa kale aa waxan go'aansannay in sabtida aan ka baaqano dugsiga anagoo magaala kale aadnay edeb darro, maalintii danbaan imaanay dugsiga, hal todobaad aa nalagu haayay dugsiga oo cuntada naloo gu keenayay,sidii naloo tumaayay hee maxaa kaa galay, biya xattaa waa nalagu rusheenayay, sabti sabti qooqan macalin careesan arda naxsan loox gariiray usha washdhac washdhac ma xasuusataa

 

qixii kadibna dugsi akhwaan aan galay halkaas oon maxaan ku dhahaa wax ka badan toban jeer camal ku dhameeyay quraanka, akhwaan muslimiin arooskiisa eeyaa laqalaaaan dhihi jirnay lol maxasuusataana, laakinse hada thumma nathara thuma cabasa wa basara kuma dari karo hal aayad, dammiin dabshid aan noqday

 

last year,baa mar aaday nairobi, asxaabtii aan is naqaanay qaarkood aan arkay, one guy said to me, "waxaan ku ogaa adoo toban daqiiqo jus dhan ku dhammeen jiray oo dusha waliba ka akhrinayo, hada wax maka heesaa", i said to him,"kumi iyo taano ma kasaayi"

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lool nuune, il adeegaaga dugsi aadba goosay, walle waa istaahishay. just kiddin

 

annaka macalin qabiid eh aan noo dhigi jiray marka maba haweesaneesit inaat goysit.

marku na tumaayo wuxuu dhihi jiray "bush hele marli hele kattag adoo waaba. caloosha ku wareegatay" looooool whatever that means. it sounds like habaar though isn't? laakiin macalin qatar oo ahaay.

 

Miskiin mac aqa> bissinka iyo burdaha, macalin qeyreysan uu ahaay :confused: jaasiinkoow tabaarikoow, thank god it wasnt u.

 

aqayaarta ii baashaala.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thnk god I wasn't traumatized by the dugsi I attended. By beating the children to get them to memorize is just a cruel system that Somalis created. It goes against the Sunnah walaahi. I hope religion teachers realize that its more important to teach the kids to love the Quran, the Prophet, and the Sunnah than to instill fear when ever they think of Islam. I will never forget the day the kabo macalin beat this little 3 or 4 yr. old for not knowing suras, when infact she only came to visit with her older siblings.

 

Also, muslim parents need to know that the system they grew up in will not work for their kids here. I see somali parents dumping their kids to the local dugsi, hoping that their kids deen is taken care of by another. Dugsi's purpose is to get the kids memorize the Quran, but it will not teach your children the correct Islamic principles & values they need to be a successful muslim. They need to be taught everything, from stories of the prophet to why it's important to pray. Parents sometimes neglect their duties when it comes to this area.

 

Just my 2 cents.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

opinionated, forgive him. and let's give him 72 excuses as the hadith of the prophet scw says...

 

Kaha sister, well said, i couldn't agree with you any more than this...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dugsi is a place where you memorize koran in Somalia. You either went during the morning and had your regular schooling in the afternoon, or vice versa. Some of the Dugsi were alright. But I've heard of horrible ones where if you don't memorize the koran, you would get ants down your pants (Literally!).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaabir   

Originally posted by OG_Girl:

WhaT DUGSI is :confused: ?

comeon now.. u dont know what Dugsii is? ====> Madrasat Ta7fiiz Al Qura'an

 

 

Caramel your topic reminds me with an incident that happened last year, a cousin of mine who never been to Somalia went there last summer to check on family and stuff.. he was staying with my uncle who had bunch of 5-14 year old kids.. now my good ol uncle had a macalin who taught his kids Quraan .. so every evening he shows up with his whip and starts a beating session on the kids till sun down..

so on his second day in Xamar cadeey homeboy walked in on the Macaliin beating the crap out of our 8 year old cousin.. ninkii odagahaa intii oo yiri macalinkii an tumayaa oo laftii oo qado ka jabshay lol… then kicked him out of the house… saxibkeen was later told the excessive beating is the norms of the Dugsi education every Somali kid has to go thru… and was asked by my uncle to apologize to the wadaad…. he never did..

and I think he is right.. I mean how could you beat up the kids like that and expect them to love diinta and quran?

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Thanx Opinionated and Darman , i never heard that name wallahi and i never been in that place people memorize Quraan , i just learned from school and dad helps us at home .

 

salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this