Sign in to follow this  
General Duke

Garowe Hargaysa begin informal talks

Recommended Posts

Wasiir Puntland Ka Tirsan: “Puntland iyo Somaliland Wadahadal Dadban Ayaa u Socda”

 

September 25, 201010

Share Wafdi balaaran oo isuguWasiiro,Xildhibaano iyo Isimo ayaa socdaal ay ugu kuur galayeen xaalada gobolka Sool ku tagay deegaano hoostaga gobolka Sool oo ah gobol ay si weyn ugu muransan yihiin maamulada Puntland iyo Somaliland.

 

Wafdigaas ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Daa’uud Maxamed Cumar,Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Eng.Saciid Maxamed Raage,Wasiir ku xigeenka Maaliyada Cabdi Qaydhan,La taliyaha dhanka amaanka Madaxweynaha Puntland Gen.Cabdillaahi Cali Mire “Carays”,Wasiiru Dawlaha Maamul Wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashaan iyo mas’uuliyiin kale.

 

Maxamed Faarax Ciise Gaashaan ayaa sheegay in ay jiraan wadahadalo dadban oo u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Somalilad oo ku saabsan aayaha degmada Laascaanood ee gobolka Sool.

 

“…..Ma Jiraan wadahal toos ah oo bilowday,waxaase jira wadahadal dadban oo u dhaxeeya maamulada Somaliland iyo Puntland oo ay dhex dhexaad ka tahay beesha Caalamka…”ayuu yiri

 

Mar Horseed Media ay weydiisay Maxamed Faarax Ciise Gaashaan xiliga wadahalkaasi dadban uu bilowday ayaa ka gaabsaday in uu faafaahin ka bixiyo,hase yeeshee wuxuu xusay in degmada Laascaanood ay ku soo celin doonaan qaab dagaal ama qaab nabadeed.

 

Inta uu soconayey kormeerka wafdigaasi ay ku tageen gobolka Sool ayaa waxay booqasho ku tageen deegaanada Buurawadal,Tukaraq,Higlan iyo Falayraale oo hoostaga gobolka Sool.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Those that fail to adopt, change or evolve will perish. Both Puntland and Somaliland need paradigm shift as the current status will run its natural course soon or later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What is there to talk to with the secessionist? :confused:

 

Puntland has no problem with Hargeisa, they just need to give up the failed idea of secession and vacate LA peacefully.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland has no problem with Hargeisa, they just need to give up the failed idea of secession and vacate LA peacefully.

If the answer is NO do Pontland has problem :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

These talks are unnecessary. Hargaisa is not the problem...the problem is the apparent split and disagreement in the SSC community; some of whom would rather take their bribes from Hargaisa, whilst the others have opted to take theirs from Garowe. If any talks are warranted, then these talks ought to be between the SSC community members who seem to enjoy having misplaced loyalties for these two separate autonomous Somali states.

 

Where the heck is Liibaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

What loyalty?. SSC communtity careless neither somaliland or puntland . they neither indepedent or autonomuos. They fear other somalis and ask favor and protection for others.

 

disgracefull to somali race.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Arrintan yaa meesah ka saaraysa in labada maamul ay dhex taalo wax colaad ah, waaana markii labaad ee labada maamul is dhaafsdaan maxaabiis ay kala haysteen.

 

Waxaa iyana xusid mudan in Xabsiga Mandheera ya ka buuxaan dhalinyaro iyo shacab reer Laascaanood ah, cidina ayan kaga jirin maxaabiistan maanta lasoo daayey.

 

 

- - - -

 

Maamulada Somaliland Iyo Puntland Oo Is Dhaafsaday Maxaabiis Iyo Gaadiid

 

Garoowe,(lasanod Online)- Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa isweydaarsaday Maxaabiis iyo gaadiid ay labada maamul kala haysteen,

 

Kadib munaasabad ka dhacday meel u dhaxaysa Garoowe iyo Laascaanood.

 

Puntland waxaa ay maamulka Somaliland ku wareejisay 7-gaadhi oo nooca xamuulka qaada, iyo shan qof ahaa dareewalada gaadiidkaas oo mudo badan afduub loogu haystay gobolka Mudug.

 

Somaliland ayaa waxaa ay xorriyadooda dib ugu soo celisay 11-nin oo ay xabsi ku xukuntay dhowr bilood ka hor oo ay kasoo qabatay badda kuna soo eedeysay in ay yihin Burcadbadeed,waxaana lagu xidhay xabsiga Mandheere kadib markii maxkamad ay xukun ku riday.

 

Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybgalay madax ,Odayaal, iyo Waxgarad ka kala socoda labadda dhinac,wuxuuna kusoo dhamaaday jawi wanaagsan iyo is afgarad.

Arrintan yaa meesah ka saaraysa in labada maamul ay dhex taalo wax colaad ah, waaana markii labaad ee labada maamul is dhaafsdaan maxaabiis ay kala haysteen.

 

Waxaa iyana xusid mudan in Xabsiga Mandheera ya ka buuxaan dhalinyaro iyo shacab reer Laascaanood ah, cidina ayan kaga jirin maxaabiistan maanta lasoo daayey.

 

 

Xafiiska Wararka Lasanod Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Allsanaag.com

 

Garoowe iyo Hargaysa yeey u heshiiyeen?

 

 

GAROOWE: Diyaarada ay shirkada ku yihiin Qoyska Reer Faroole iyo Itoobiyaanku ayaa hada waxay bilaabaysa duulimaadyo joogto ah oo ay u kala gooshayso Asbuucii dhowr jeer magaalooyinka Axis of evil oo kala ah Garoowe Hargaysa iyo Addis ababa.[/b]

 

Maalmahan danbe waxa socda xiriir aad u wanaagsan oo ka dhaxeeya labada Beelood oo kal degta Gobolada Waqooyi bari iyo Gobolda waqooyi galbeed waxaana ugu danbeeyey heshiiskii ay ku kal galeen magaalada Laascaanood oo ay isku waydaarsadeen Gawaarida iyo Ragii ka soo jeeday Beesha Faroole oo horay loogu haystay xabsiyada waqooyiga in ay yihiin Budhcad badeed,halka wiilashii laga afduubay Xeebaha Laasqorey wali xabsiga ugu jiraan maamulka SNM

 

Sidoo kale waxa xabsiyada Mandheera iyo kuwa kale oo gobolada waqooyi galbeed ka buuxa dhalinyaro laga afduubay Magaalada Laascaanooda oo shalay labada Beelood ********** iyo SNM isku dhaafsadeen ragii ay iska haysteen oo qaarkood ahaayeen Budhcad badeed hase ahaatee uuna ka mid ahayn hal qof oo ka soo jeeda Gobolka Sool.

 

Ugu danbayntii maatadan is mahadisay oo in badan magacyo maamul goboleed oo wada shaqayni ka dhaxayso ku dhibaataynayey Bulshada ku nool Sool iyo Sanaag ayaa arintani waxay noqonaysaa mid la soo afjarayo dhowaan ka dib markii bulshadii goboladaas ku nooli ay intoodii badanayd ay hada la socdaan waxa dhacaya

 

Allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

this will be first meeting of many.. puntland has agreed in principle to formally give up any claim to sool or sanaag region.... :D

 

because to be honest they not in posion for bargaining :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

this will be first meeting of many.. puntland has agreed in principle to formally give up any claim to sool or sanaag region.... :D

 

because to be honest they not in posion for bargaining :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this