Sign in to follow this  
SOO MAAL

Dagaalku wuxuu la istaagay kooxaha wax iska caabinta oo qaabka wax ka bedela

Recommended Posts

SOO MAAL   

Dr Cali Khalif Galaydh: Dagaalku wuxuu la istaagay kooxaha wax iska caabinta oo qaabka wax ka bedela

 

Warkii 30-Apr-2007 iyo Qormadii: afnugaal.com

Dr Cali Khaliif Galaydh oo horey u soo qaabtay xaafiiska Ra`iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Teleefinska Aljazeera barnaamijkiisa Muntasiful-yowm waxaa uu ku sheegay in

 

 

Dagaalka Muqdisho ee istaagay aysan macnaheeda aheyn muqaawamadii ayaa dhamaatay, wuxuuna ku tilmaamay dagaalka mid ay kooxihii muqaawadu u joojiyeen sababo la xiriira ayagoo doonaya inay qaabkii dagaalku ku socdey wax ka badalaan lana yimaadaan tab cusub.

 

 

Dr Cali Khaliif ayaa ku sheegay in kooxaha Muqaawamadu ay ka shaqeynayaan istiraatijiyad ka duwan midii ay hadda ku dagaalamayeen kana wax tar badan oo ay ku xanuujinayaan cadowgoooda, asagoo meesha ka saaray in muqaawamadu ku eg tahay Muqidisho oo kaliya, hase ahaatee wuxuu ku sheegay wax iska caaibta looga soo horjeedo joogi taanka Itooobiya inay tahay mid gobolo iyo deegano badan gaarsiisan siina socon doonta inta ay joogaan ciidamada Itoobiya gudaha Soomaaliya.

 

 

Haddalkaan kasoo yeeray siyaasiga Dr Cali Khaliif oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee sida weyn uga soo horjeeda ciidamada Itoobiya ee xoogga ku haysta Soomaaliya, ayaa waxaa qaba dad badan oo xog-ogaal u ah sababihii ay kooxihii Muqaawamadu ujoojiyeen dagaalka, waxama soo baxaya warar tibaaxaya in kooxihii wax iska caabinta ee xaq u dirirku ay mar dhaw bilaabi doon nooc dagaal oo ka duwan midkii dhawaanahan socdey.

 

afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Galayr wali Buufiiskii ma laga daaween. Nimankii maamulayay qolooyinka dagaalamayaa la soo taagan waa nalaga adkaaday waa maxay wuxuu sheegayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Originally posted by Geel_Jire12:

Adaa arki doona..........

LOL Ciyaalkaa sidaan isu waabsan jiree sidee wax idinka noqdeen. Waa la is diriray waa la kala adkaaday haddana heshiis bay qolooyinkii is dirirayay isu hor fadhiyeen dadkiinaan qurbaha ku nool maxaad colaada ka faa'iidaan? Galeer la garay waa nin Buufis qabee adna maxaa si kaa ah ina eedo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Adigu maxaad uu maagaysa niin dhaan oo mutcalim Somaliyeed ah? Madaa bhaadhay maskaxdisa iin uu buufis qabo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Big up to Professor Galayr.

 

To mr. Biix, adeer you are in no position to refer someone as insane, a Doctor in this matter, specially when you are advancing dark idealogy that people oughta be government by Tigray founded government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Dad is diriray oo haddana heshiis u fadhiya ninkii leh wali wey is dirirayaan hadduusan Buufis qabin maxuu qabaa? Buufiska mutacalim iyo midaan loox waligii aragba wuu ku dhacaa.

 

Badacas adeeroow sidee wax kaa noqdeen "dark ideology" aad sheegeyso waa maxay. Qolooyin is diriray baa doonaya iney heshiiyaanee maxaa loo diidan yahay in la heshiiyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

mr. Biixi,

 

Abti, waxad moodaa in aad xooga ka yar dhacsantay marxaladaha somaliya kasocda. Laakin Xabashi waa qoladee iyadu, xagay baasee nooga timid?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Bixi, notice how some want the battles in Mogadishu to continue. In this case I mean brother Red Sea.

 

What does he gain? No Somali flag in Awdal & Burco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Bada Cas!Wax kalab ka soo tag Shaydaankoo hor taagan, dad muslin ah oo heshiinaya lama yiraahdo ma heshiinayaanee waa ay diriranayaan. LOL @ "waxaad modaa" hadaayayna "dark ideology" ileen wixii niyadaada ku soo dhaco adoon ka fiirsan baad iska soo qortaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Geelooooow xabishida adigaa keensaday Gurigaada. Maxaa yeelay soomaali waa hishiin diiday

 

Dadbaana mooday dad xoolihiis in JANADA lagu galaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this