Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Garowe: The New Capital City for Somalia ? ?

Recommended Posts

Siyaasiyiin,Diblomaa siyiin iyo Maalqabeeno u dhashay Maamul goboleedka Puntland ayaa guluf ugu jiro qorshe ay beesha Caalamka uga dhaadhicinayaan in Caasimadda Somalia si ku meel gaara looga dhigo Magaaladda Garow ee gobolka Nugaal.sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen ila wareedyo lagu kalsoon yahay xogtooda.

Xafiisyadda reer galbeedka ee Geeska Africa ayaa lagu arkay siyaasiyiinta Puntland iyo kuwa reer Mogadishu oo isku garbinayo.

Siyaasiyiinta Puntland oo ay ka mid yihiin Abdi rahmaan Faroole,Abdi Risak Juriile,Hassan Abshir Farah waxay beesha Caalamka ka dhaadhacsiinayaan in Magaaladda Mogadishu loo caalwaayay xaqiijinta amaankeeda sidaas darteedna ay ku talinayaan in Garowe laga dhigo Caasimada Somalia si dowladda Federalka u hesho magaalo ay ku meel gaar uga hoowlgasho.

Ra'isulwasaaraha Xukumadda Federalka Somalia Omar Abdi Rashiid Sharmaarke ayey ila wareedyo muhiima Waagacusub.com ugu xog warameen inuu todobaadkaan gudahiisa maalinta Jimcaha safar ku saabsan qorshaha socda ku tegayo Magaalada lala doonayo in loo wareejiyo Caasimadda ee Garowe.

Cali Yare oo ka mida qurba jooga saameeynta ku leh siyaasada gudaha Somalia ayaa qorshaha Madaxda Puntland ku sifeeyay mid aan sina lagu aqbali karin.

"Caasimadda Somalia waa Mogadishu,sina laguma aqbali karo in Garowe laga dhigo caasimad"ayuu yiri Cali yare oo beesha Caalamka uga digay waxa uu ku sheegay afgambiga ay reer Puntland maleegayaan.

"Hadii arinku yahay Mogadishu qas baa ka socda Gaalkacyo ayaa ah maamulka Koofur ugu xooga iyo tayada badan marka riyo maalmeedka ha joojiyaan reer Puntlanad waxaan leeyahay raga Juriile,Hassan Abshir iyo faroole ka mid yihiin get up sleep"ayuu si adag ugu celcelshay Cali yare

Warar hoose oo laga helay dhinaca Puntland ayaa sheegay inay socdaan olole lagu dhisaa Isbaheysi siyaasiya oo ay ku jiraan siyaasiyiin u dhashay Koofurta Somalia sida Mohamed Mohamud Gacmodheere.

Isbaheysiga ayaa lagu waramay in marka la dhiso uu gogol xaar u noqon doono hindisaha lagu doonayo in Somalia caasimad looga dhigo Garowe.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

This is also a problem for koonfurians how they abuse the Somali language its gogol xaadh not gogal xaar if you don’t use the dh, it will have totally a different meaning gogol xaar , Suldaanki gogasha dhigay baad kaga xaartay . So use dh in this case pronounce it good and say Gogal xaadh.

Waligiin afsomaliga manu idin sixii uun.

Share this post

Link to post
Share on other sites

If Garowe becomes the capital of Somalia the war will end, that’s my prediction, but the article above as posted by the secessionist JB and authored by the confused Waagacusub is just trying to preempt something that is not yet in the works. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

This kid make me laugh?

Walahi he make me laugh.

General Dick Van Dike. the funniest Somali to walk the earth, this little village that has a lower population than borama is a big deal to him. He actually believes the war will be over which is non-sence. The islamic fighters are battling for control of Somalia they have control of southern somalia and as soon as thats over, puntland is next. Thats why puntland recently been working with the ahlul sunna wal jamaca the liberal islamic movement to combat alshabab but that not going to work as well. This is what will probably happen.

1. months to year - the alshabab will take over southern Somalia including mugdisho sparadic fighting will still continue

2. The TFG will fall and shariff will go back to yemen as a refugee

3.The alshabab will increase their influence in southern galkacyo, while puntland will imbrace the ahlul sunna wal jamaca the liberal of the groups who will hold more influence in bosaso,garowe and northern galkacyo.

4. The number of rival groups will increase and what you will get is an afghan style jihad on jihad - jihadist elements locked in permanent struggle with one another with no concrete winner,

5. leading to a continuation of the somali problem for another few decades.

All the signs are there.

Good luck.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Juje   

Garowe can become and deserves to be the capital of Somalia if agreed among the legislators and there is nothing barring it from - at moment there no such discussion in the horizon.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by GAAROODI:

1. months to year - the alshabab will take over southern Somalia including mugdisho sparadic fighting will still continue

2. The TFG will fall and shariff will go back to yemen as a refugee

3.The alshabab will increase their influence in southern galkacyo, while puntland will imbrace the ahlul sunna wal jamaca the liberal of the groups who will hold more influence in bosaso,garowe and northern galkacyo.

4. The number of rival groups will increase and what you will get is an afghan style jihad on jihad - jihadist elements locked in permanent struggle with one another with no concrete winner,

5. leading to a continuation of the somali problem for another few decades.

All the signs are there.

Good luck.

Garoodi's recipe of recognition of SL :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^Waa ka dhammaatay nimankan yar yar dadkii SL na ceebeeyye, maantoo dhan waxay ku ducaysanayyaan allow somali ha dejin inta nalaka aqoonsanayyo

balo idin aqoonsatay

Share this post

Link to post
Share on other sites
Thankful   

This article is from a typical NW Somali who makes sure he excludes the link so we don't know the source and the title of the article.

There is already an admin in Garowe that is running a state. It is impossible to have two different governments running their affairs in the same city. It will never happen! If it were to ever happen in Puntland (which is highly unlikely), it would happen in Gaalkayo where two major clans live peacefully side by side.

NW Somalia

This is how ridiculous some of the news from Hargeysa and Boorama is!!!

Both Mr. Oomar and Mr. Dualeh rejected to participate in meeting along with Faroole due to Faroole’s illegal support to piracy. Moreover,
Faroole owns money-making machines, and produces fake currencies like US Dollar, Ethiopian Birr and others.
Faroole held meeting with pirate gang leaders in many occasions at Garowe City – Capital of Puntland. The question is why he did not arrest the pirates?!

These guys are high on khat and I think the drug has entered their blood stream! They actually write that there are money making machines printing U.S dollars. This is why Mr. JB sometimes (like this thread) hides the source.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   
Garoodi failed miserably to provide substantive response regarding how/why SL fortunately is immune from his well articulated, grim recipe for Somali’s political discourse. Gaaroodi has yet to smell the coffee smile.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xiin The older generation though the wrong are more versed and appreciative what went in Somalia as whole-these younger kids grew with different viewpoint where Somalia is big bad wolf.

Mansa Munsa You haven't heard Oodweyne saying "we are ready for them once they are done with south including Puntland". Somehow, people are dreaming of this epic between the might Sland army and who takes total control of the south.Oodweyne wishes Al-Shabaab to be that foe. Perplexing why anyone should be itching for war.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this