Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

5 Somali Ethiopians jailed in Boosaaso puntland.

Recommended Posts

Shan dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka ******ya ee Itoobiya gumeysato ayaa lagu xidhay magaalada Boosaaso.

Written by Jidbaale

Saturday, 24 October 2009 17:07

Wararka naga soo gaadhaya magaala madaxda Gobolka Puntland ee Somaliya ayaa shee...a in 5 dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka ******ya ee Itoobiya gumeysato ayaa lagu xidhay magaalada Boosaaso.Dhalin yaradaas oo ah qaxooti ka soo laabtay dalka Yemen ayuu Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxman Faroole, ku tilmaamey inay argagixiso yihiin.

 

 

Waxaa kale oo uu Faroole shee... inuusan shacabka ******ya xaq u lahayn in la siiyo waraaqda safarka Somaliya isaga oo ku dhaliilayey Safiirka Somaliyeed ee u fadhiya dalka Yemen oo soo siiyey waraaqda soo noqoshada. Madaxweynaha Puntland, waa masuulkii Somaliyeed ee ugu horeeyey ee si rasmi ah ugu dhawaaqa arrintaas.

 

 

Waxaa kale oo warku shee...aa in saraakiil Itoobiyaan ah loogu yeedhay ooy dhaliyaradii midkasta intay qol keligii la galeen ay habeen dhan handadaad iyo su'aalo waydiinayeen isla markaasna ay intay qaawiyeen sawiro badan ka qaateen, taas oo sharciga caalamka ee ilaalinta maxaabiista sharafteeda ka baxsan.

 

ONA

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Che, I think Xaaji didn't see or read the first sentence of the article so he could use it as a title!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa kale oo warku shee...aa in saraakiil Itoobiyaan ah loogu yeedhay ooy dhaliyaradii midkasta intay qol keligii la galeen ay habeen dhan handadaad iyo su'aalo waydiinayeen isla markaasna ay intay qaawiyeen sawiro badan ka qaateen, taas oo sharciga caalamka ee ilaalinta maxaabiista sharafteeda ka baxsan.

Intaas iyaguba miyay samayn kari waayeen xataa haday samaynayaan ???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

quote: Waxaa kale oo warku shee...aa in saraakiil Itoobiyaan ah loogu yeedhay ooy dhaliyaradii midkasta intay qol keligii la galeen ay habeen dhan handadaad iyo su'aalo waydiinayeen isla markaasna ay intay qaawiyeen sawiro badan ka qaateen, taas oo sharciga caalamka ee ilaalinta maxaabiista sharafteeda ka baxsan.

Intaas iyaguba miyay samayn kari waayeen xataa haday samaynayaan ???
Is there any humanrights activists in Puntland? :confused:

 

PS

Is Faroole trying to prove something? The pace of these arrests and this level of humiliation is very unsettling to anyone leave those being targetted.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this