Sign in to follow this  
Naxar Nugaaleed

Somaliland parliament gets a new building

Recommended Posts

Barlamaanka_SL_2.jpg

Somali News

 

Wararkii ugu danbeeyey

 

Somaliweyn - Hargeys - 29/11/06

 

M/weyne Rayaale oo xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay Baarlamaanka Somaliland

 

M/weynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay Baarlamaanka Somaliland, kaasi oo ka kooban laba dabaq.

 

dhismahan oo ah mid ay maalgeliyeen midowga Yurub isla markaana ah lacagtii ka soo hadhay doorashooyinkii Baarlamaanka Somaliland ayaa la isla gartay in lagu dhiso gurigan oo aad u qurux badan isla markaana u badan xafiisyo ay ku shaqayn doonaan gudi Hoosaadyada Baarlamaanku.

 

Xaflad aad u balaadhan ayaa galabta loogu sameeyay xarunta hoolka shirarka ee Baarlamaanka kaasi oo ay ka soo qayb galeen M/weynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin,Gudoomiyayaasha labada Aqal ee Wakiilada iyo Guurtida,wasiiro,xildhibaano iyo marti sharaf kale oo badan,

 

hadal kooban oo uu halkaasi ka jeediyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Md C/raxmaan Maxed C/laahi ayaa waxa uu kaga hadlay sida ay ugu faraxsan yihiin dhismahan aadka u quruxda badan ee ay la kowsadeen isla markaana ay gudi kastaaba leedahay meel u gaara iyo xafiis gabi ahaanba qalabaysan.

 

Waxa kale oo uu Gudoomiyuhu ka hadlay xaalada haatan ee Baarlamaanka oo uu sheegay in ay meel fiican marayso isla markaana ay hada gacanta ku hayaan Barnaamijyo badan oo tababaro ah oo la siinaayo Xildhibaanada iyo Mudanayaasha.

 

Waxa dabadeed halkaasi hadal isna ka jeediyay M/weynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin. M/weyne Rayaale waxa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu xadhiga ka jaro dhismahan aadka u quruxda badan leh, waxa kale oo uu sheegay in loo baahan yahay in xildhibaanadu ka faa`iidaystaan Barnaamijyada iyo tababarada loo soo wado ee uu sheegay Gudoomiyuhu in ay u furi doonaan Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliland.

 

Intaasi ka dib waxa uu M/weyne Rayaale soo kormeeray dhamaan xafiisyada cusub ee loo dhisay Baarlamaanka Somaliland.

 

 

 

 

Abdirahman Mahamed Hassan

(Xudeyfi)

Somaliweyn Media Center

 

JAMAAL IBRAHIM MAXED

HARGAYA

tel 002522-405388 mobile

Google

 

Web You Domainame

November 29, 2006

Somalia

Somalia US masks ’invasion’ of Somalia with peacekeeping plan- Eritrea

Somalia U.S. may be heading for new setback in Somalia

Women fighters at the Mogadishu rally Somali Islamists claim clash with Ethiopian troops

Somalia Ethnic Somalis Threaten to Destabilize Eastern Ethiopia

Somali Islamists: We will bring in foreign help

Somalia Somali Islamist Leaders Warns Against African Peacekeepers

Women fighters at the Mogadishu rally Ethiopian ‘clash’ with Islamists

Sending African troops into Somalia ‘would trigger war’

Somalia Kenya’s Muslim Leaders Will Not Cooperate in War Against Somalia

Somalia US eyes regional peacekeepers for chaotic Somalia

powered by

more news >>

 

Somaliweyn Media Center (SMC)

 

Barlamaanka_SL_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

If only hospitals and schools were built in place,we would have something to be proud of.This isn't bad development at all,however,they need to work on the more important infestructures such as schools and medical institutions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Red Sea:

If only hospitals and schools were built in place,we would have something to be proud of.This isn't bad development at all,however,they need to work on the more important infestructures such as schools and medical institutions.

Lol, redea. Stop being a spoiler man, just enjoy the aesthetics (or shall I say the beauty) of the architecture! ah! Royal-ly done!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^dont' get me wrong,I think the building looks good and everything,but would have been better if we were looking at newly built hospital,school,or something in urgent need right now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Actually the members of the Parliament consist of highly educated and motivated individuals.They are mostly young who were free of the qabiil and with clean record,they were voted in by the people.

 

However,they can't seem to get anything done right now,any law they try to pass never seems to go into effect,because Riyale and the house of elders are in the way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this