Sign in to follow this  
Abwaan

Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo booqasho ku tegey qaybo ka tirsan jiidaha hore.....

Recommended Posts

Abwaan   

source

 

Bravo, Mudane Farmaajo and I hope that it does not end here.

 

Ciidammada Soomaalida waa la dayacay that is why qarankeennu u dayacmay. Koox maanifeesto la dhaho ayaa dadka ka dhaadhicisay in early 90s in dhibaatada Soomaaliya oo dhami ay askartu mas'uul ka tahay taasoo ahayd marin habaabin ay iyagu xukun ku raadinayeen, in kastoo la dhihi karo ciidammadu qayb lixaad leh bay ka qaateen burburka dalka, balse keligood dalka ma burburin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Ducaysane:

Waa is burinaysaa ninyohow.

Duceysane, ma waxaa kaa dhaadhacsan inaad Farmaajo aniga iyo Soomaalida kale ka xigtid? Oo dowladdaan aad waayahan dalka ka xigtid? Tolow markii jagada laga beddelo maxaad samayn doontaa?

Wixii wanaagsan oo Soomaali loo sameeyo waan taageeri wixii khaldanna waan tusaalayn. Haddii aad taas ka xun tahay ha kugu taagnaato !

FYI, I was one of the very 1st people who welcomed Farmaajo and I still do.

Ninyahow intaas waad igala qiimo weyn tahay ee danaanada qabyaaladda ku dhisan ee aad Gabbal la safatay naga daa...Mise Gabbal waaba mid ka mid ah magacyadaada kale? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

This aint no McDees joint, we are talking about Mudane Maxamed Farmaajo, Raiisul Wasaaraha DFKG Soomaliya, address him appropriately yeah.

 

Kuwan maxay marwalba afaaraha DFKG ugu jiraan, wax aqoonsada mey raadsadaan. Ufff

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Ducaysane:

Abwaan ninyohow is daji. I know who I support laakiin in la xiro ayaan ka baqayaa.

lol...Duceysane...Sxb, do you think inaad wax qarisay hadda?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

 

Bravo, Mudane Farmaajo and I hope that it does not end here.

 

Ciidammada Soomaalida waa la dayacay that is why qarankeennu u dayacmay. Koox maanifeesto la dhaho ayaa dadka ka dhaadhicisay in early 90s in dhibaatada Soomaaliya oo dhami ay askartu mas'uul ka tahay taasoo ahayd marin habaabin ay iyagu xukun ku raadinayeen, in kastoo la dhihi karo ciidammadu qayb lixaad leh bay ka qaateen burburka dalka, balse keligood dalka ma burburin.

Abwaan Maanifesto dowladd xalaal ahayd ee ka laabo fikirkaada everybody knows the truth about what really happened.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...oba, taas aan ku kala duwanaano kama laabanayee saaxiib. Dad wanaagsan waa ku jireen oo rag odayaal ah oo aan ka magacaabi karo Ilaah ha u naxariistee Xaashi Wehliye iyo Muuse Boqor iyo qaar kale oo badan, laakiinse waddanka afduub ayay ku qabsadeen. Dadkii Soomaaliyeed oo dagaalaya, laguna kala cararay goobo badan ayaa iyadoon shir dib-u-heshiisiin la qaban inta dowlad lagu dhawaaqay la dhahay askar ma rabno, kuwa Waqooyi joogana ha isku dhiibeen jabhadda SNM. Taas miyaa xalaalnimadu? Maxaa xigey? In gobollada Waqooyi go'aan oo dadkii gooni isu-taagga aaminsanaa ay ka dhaadhiciyeen bulshada inteeda kale "ma u jeeddaan Koofur awalna waa na laysan haddana waa iska tashadeen". Yaaba ka hadli kara khaladaadka kale ee ay galeen waa badan yihiin.

Soomaaliya wakhtigaas ayey u baahnayd dib-u-heshiisiin dhab ah but not in xukun lagu kala ordo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali mahdi wuxuu ahaa nin la doortay laakinse ceydiid ayaa isku dayay inuu xoog ku muquniyo wixii ka raacday wala arkay ee shekedeyda ha uu qaadan mid qabyaladeed, ceydiid ayaa qalad sameeye individual ahaan ayaan critizise uga sameynoya. Tan kale manifesto waxba kama gelin goosashada ee waa arin uu waday caydiid maadama xaaskiisa kaso jeeda waqooyiga somalia..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this