Sign in to follow this  
nuune

Hargeisa Admin bans Flights from the South

Recommended Posts

Cara.   

Why isn't the fact that there was an outbreak of cholera in Mogadishu news, rather than the Somaliland ban on flights?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Those filthy shuban prone Southerners, Must they come to sterile Hargeysa? :rolleyes:

How many people actually fly to Hargeysa aon any given day? Is Cholera even an airbone disease? :confused:

Share this post

Link to post
Share on other sites

^Let us put this way, you have an eye catchting controvertial statement/news coming from a Somali clan authority on one hand, and those not so important poor cholera inflicted nomands dieing in tens on the other, bearing in mind if you as Cara control the Somali clan web portals, which story would you prefer to publish?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

If, indeed, there is a cholera outbreak limiting human influx from the source places of the disease is a legit counter measure worth considering.

Share this post

Link to post
Share on other sites

MD.WARACANDE OO KA HADLAY XAYIRAADII DULIMAADKA DIYAARADAHA KA IMANAYA K/SOOMALIYA LAGU SOO ROGAY

Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka, Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay in uu joogsaday dadkii rakaabka ahaa ee ka iman jiray magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo uu ka dillaacay cudurka daacuunku.

Wasiir Warancadde oo shalay u waramayay Saxaafada waxa uu sheegay inkasta oo waxoogaa cabasho ahi ka soo gaadhay dadka u kala safra Somaliland iyo magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso, haddana garawsadeen markii ay ******** xaqiiqda xaaladda shubanka ka dillaacay degaanno badan oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya.

“Waxoogaa cabasho ah ayaa iga soo gaadhay dadka u kala safra Somaliland iyo Soomaaliya, qaarkoodna telefoonno ayey igula soo xidhiidheen, balse ay garowsadeen markii ay ******** xaqiiqda shubanka ka dillaacay Boosaaso iyo Muqdisho,” ayuu yidhi Warancadde.

Wasiirka oo aannu weydiinay sida ay shirkadaha diyaaraduhu ugu dhaqmeen go’aankii lagu joojiyey rakaabka ka imana Muqdisho iyo Boosaaso, waxa uu ku jawaabay; “Shirkadaha diyaaraduhu amarkii joojinta rakaabka Muqdisho iyo Boosaaso sidiisii ayey u fuliyeen.” Md. Warancadde, waxa uu intaa ku daray in shirkadaha diyaaraduhu aanay soo qaadin laga bilaabo Sabtidii 17 March 2007 rakaabka ka imanaya magaalooyinkaas.

Md. Cali Maxamed Warancadde oo ka jawaabayey su’aal ahayd sida uu u fuli karo amarka dhinaca gaadiidka dhulka oo aad u ballaadhan, waxa uu yidhi; “Waxa la amray ciidammada qaranka ee jooga xuduudda iyo booliska degaannada bari in ay ka hawlgalaan oo xakameeyaan cidda soo gelaysa xuduudda Somaliland . Inta ugu badan ee dadka safrayaa soo maraan waa waddada dheer ee laamiga ah, dhammaan masuuliyiintii ciidammada ee degaanadaasina way qabaan amarka.”

Wasiirka Duulista Hawada, Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa Khamiistii toddobaadkii hore soo saaray amar qoraal ah oo lagu joojinayo dhammaan dadka rakaabka ah ee ka imanaya magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso, tallaabadaas oo uu sabab uga dhigay ducurka daacuun-caloolaha oo degaannadaa ka dillaacay, isaga oo tusaale u soo qaatay in laba maalmood oo isku xiga 14-15 March 2007 ay cudurka kalooraha ugu dhinteen Boosaaso 39 qof, 500 kalena uu asiibay, sidaa darteedna uu go’aankan u qaatay si aan xannuunkaas ugu soo faafin gudaha Somaliland in loo joojiyey dhammaan dadkii ka imanayey degaannada koonfurta Soomaaliya.

Togdheernews

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this