Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

The Shuhadaa of Somalia

Recommended Posts

Oh, our Shuhadaa, please give us your shafeeca, if we couldn't make it.

 

Yaa rabi, make us shuhadaa of your great religion ************** and his likes, aamiin!

 

_____________________________

 

Diirada jumcahan waxaan ku soo qaadan doonaa Taariiq kooban oo ku saabsan qaar ka mida shuhadadii Soomaaliyeed ee meelo badan oo kamida dalka Soomaaliya ku shahiiday.

 

Jumcahan ayaa Allah inoo suurto galiyey in aan isku soo duno taariiqo kookooban oo ay laayihiin qaar ka mida Shuhadadii Gobolka Hiiraan, intii aan heli karney macluumaadkooda.

 

 

Barnaamijka Kolanyada Shuhadada Soomaaliyeed (Qawaafilu Shuhadaa) waxa uu noqon doonaa mid aan ku soo qaadano Shuhadada Soomaliyeed meel kastoo ay uga shahiidaan dalka, mar alaale iyo markaan helno macluumaadkooda.

 

Wax yaabaha keeney in barnaamijkan oo kale la diyaariyo, ayaa waxaa kamida:

 

In marka hore ay dadku fahmaan in Allah(sw) ka doorto shuhadadiisa si dadku ay u ogaadaan. Sidaa darteed aad ayey u haboon tahay bal in dadkan maalkoodii iyo naftoodii jidka Alle u hurey la barto dhaqan iyo dabeecad ahaan waxa ay yihiin. Barashadan ayaa waxaa laga yaabaa in ay fasiraad dhamaystirta u noqoto Aayadaha Quraanka Kariimka ee Eebe uga hadlayo Shuhadada, sida aayada 139 ee Aala-cimraan ee uu Allah(sw) ku leeyahay “ …..Allah(sw) in uu ogaado (dadka baro) kuwiina Muminiinta dhabta ah idiinkana doorto shuhado (kuwo jidkiisa u dhinta)…..” marka aayada waxay inoo sheegaysaa:

 

In dadka jidka Alle ku Shahiida ay Muminiin dhab ah yihiin

In Allah(sw) uu u doorto dadkaas in ay gaaraan darajada Shuhadada

Sidaa dartaad saw ma haboona in daraasaad nolosha dadkaas lagu sameeyo si aan u helno halbeeg aan ku cabiran karno Muminimada aan sheegano heerka ay tahay iyo in aan u qalmi karno darajada Shuhiidka ee Allah(sw) kaligiis bixiyo.

 

Barnaamijka waxa kale oo uu dad ban ka daawaynayaa fikirka qaldan ee ay ka qabaan Jihaadka gaar ahaan qofka Alle dartiis loo dilo ama u dhinta, amaba xoolihiisa ku bixiya.

 

Markaad u kuur gasho nolosha iyo dabeecada ay leeyihiin shuhadada kuwii hore iyo kuwa danbeba, waxaa kuu soo baxaya in ay halbeegyo badan ka siman yihiin oo ay meelo badan iska shabahaan. Shubahooyinka waxaa kamida sida ay uga go’an tahay oo ay ugu dag dagaan in ay maalkooda iyo naftoodaba ku bixiyaan jidka Alle. Sida ay baraa’ada uga qaateen gaalada iyo munaafiqiinta ee ay meesha cad isaga marsheen. Sida ay ugu qanacsan yihiin mabda’ooda Islaanimo oo was waas ugu jirin. Sida qowl kooda iyo camal kooduba isku waafaqsan yahay oo haba yaraatee iska hor imaad loogu arag. Waxay kuligood ka midaysan yihiin Alle jacayl, diin iyo Alle dartiis oo loo dhinto jacayl.

 

Markaad xagal cadaalad ah ka eegto isla markiiba waxaa kuu soo baxaya in dadka uu Allah Shuhadada u doorto ay yihiin kuwa ugu wanaagsan dadka dhexdooda, ha ahaato amaano; gaasinimo; deeqsinimo; akhlaaq iyo naxariisba.

 

Marka walaalyaal angoo miisan xaqa isku eegayna, miyaan leenahay astaamahaas kor ku xusan?

 

Qofkii yeesha waxaan ugu bishaaraynaynaa raali noqoshada Allah(sw), kii kalena waxaan kula dardaar maynaa in uu is daba qabto inta ay goori goor tahay.

 

WABILAAHI TAWFIIQ

 

Qore: Maxamed (Shifaa)

 

 

Source: www.qaadisiya.com

 

[ February 16, 2007, 01:30 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. Ala beerka, waar ninyow inaabti delete the first line.

 

G. Duke is nothing but confused fellow full of qabiil, that is all. He is just another qaxooti like the rest of us, dont' wish death upon him.

 

So instead of wishing his death, let us pray that Allah guides him and his likes to the straight path. Amin to that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ucuudu bilaah mina shaydaan Ubaahne

 

Shaahaada is only for muslimiin not for ******* like ******* ubaane

 

Diin Icu iyo ubaane waa mid cadaabta lagu galayo

 

ee Illahay haa naga najeeyo

 

Illaahay dadka haa ku soo hanuunito diintiisa islaamka

 

[ February 16, 2007, 01:32 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ansaar

 

Adi qabiilka waad caabudaa, waxaa aduu tahay ani haa igu sheegin

 

waxaan ku leeyahay oroduu soo hanuun

 

Anuu cid aan caayey ma jirtu

 

Warlord Jiigleey goormuu noqday shaheed, nin nooloy maxaa kuu laaban

 

 

Dadka diintii ka dhigtay shanbad ama shaadh loogu shaqeeyo qabiil, dadkaasi waa dad gaalada ka daran

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Shucayb:

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. Ala beerka, waar ninyow inaabti delete the first line.

 

G. Duke
is nothing but confused fellow full of qabiil, that is all. He is just another qaxooti like the rest of us, dont' wish death upon him.

 

So instead of wishing his death, let us pray that Allah guides him and his likes to the straight path. Amin to that.

Duke what happened to Red Sea these days he is over the limit............ just like fenishe in while back ... where is Duke Where is Duke Where is Duke Where is Duke Where is Duke ... I am only waiting when he is going stop that.

 

 

ASAP

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

Originally posted by Garaad Caanood:

Ansaar

 

Adi qabiilka waad caabudaa, waxaa aduu tahay ani haa igu sheegin

 

waxaan ku leeyahay oroduu soo hanuun

 

Anuu cid aan caayey ma jirtu

 

Warlord Jiigleey goormuu noqday shaheed, nin nooloy maxaa kuu laaban

 

 

Dadka diintii ka dhigtay shanbad ama shaadh loogu shaqeeyo qabiil, dadkaasi waa dad gaalada ka daran

war ilahey ka cabso. hada ma maxaad kadtey in aad aflagaadeyso shuhadada!

 

sh. jiiqleey wuxuu aha wadaad imaam ka ah masajidka weyn ee magalada beledweyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

looooooooooooooool @JB, wallaahi waa qoslay. Waaryaa JB, anigu dee waayahanba waan la socday. Sheekhu xoogaa "Ka dhaafka" ayuu tuurayaa smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

JB,

 

:D , be aware, the guy will blow him self on top of you loool. And, I can assure you, he will do that virtually loooooool. There r new programing Languages, caled VISPL Virtual,internet,sucidal,programing,Languages. Its developed by Alqaida. Ahahahahahaa, JB, I think, you should talk to Rayaale to pay you a handsome money, which you will buy a very,expensive alarm Zone firewal, or Norton software Security smile.gif . Waar xaalkaagu ma wanaagsana lool niyohow is ilaali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this